admin

    Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Sheegay In Uu Gobollo Somaliland Ka Tirsan Cilmi Baadhis Kasoo Sameeyay (DAAWO)

    Hargeysa,19Aug,2015(QJ/SDN)-Aqoonyahanka reer Somaliland Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo inta badan aaminsan fikirka isutagga labadii Soomaaliyeed ee midowday 60kii ayaa wareysi dheer oo uu siiyay TVga Universal kaga hadlay xaaladda dalka soomaaliya guud ahaan gaar ahaan cilmi baadhis uu sheegay in uu kasoo sameeyay deegaanada Soomaaliya isagoo cilmi baadhistaasi ku daray Magaalooyin Somaliland ka mid ah…

    Read More

      Saraakiil Sare Oo Kasocda Dekedaha Dalka Djbouti Oo Socdaal Indha-Indheyn ah Kusoo Gaadhey Dekedda Saylac

      Saylac,18Aug,2015(QJ/SDN)-Saraakiil Sare oo kasocdey Dowlada Djbouti kana mid ah Maareeyaha Dekeddaha Dalkaasi Abiibakar Cumar Xadi,ayaa socdaal indha-indheyn ah kusoo Gaadhey Dekedda Saylac ee Xeebta Galbeed ee Somaliland kadib markii ay socdaal dhinaca dhulka ah ugaga soo gudbeen dalka Djbouti. Socdaalka Maareeyaha Dekeddaha Dalka Djbouti,Abiibakar Cumar Xadi iyo xubnaha socdaalkan ku wehelinayey ay kusoo Gaadheen Degmada…

      Read More

        Xaaska Raysal-wasaaraha Soomaaliya Oo Kenya Loogu Xidhay Rasaas Laga Helay

        Nairobi,18Aug,2015(QJ/SDN)-Qaar ka mid ah Warbaahinta Kenya, ayaa shaaciyay shalay in Xaaska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya lagu xidhay Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi kadib markii Boorsadii ay wadatay laga helay Rasaas.   Joseph Nthenge oo ah Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska ee Garoonka Diyaaradaha JKIA, ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta in Sabtidii aynu soo dhaafnay lagu…

        Read More

          HARGAYSA:Ciidanka Ammaanka Oo Bilaabay Dabargoynta Dhalinyarada + Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Af-ka Xidhay

          Hargeysa,18Aug,2015(QJ/SDN)-Ciidanka Booliska Magaaladda Hargaysa,ayaa Wiil dhalinyaro ah ku toogtay Xaafadda Daami ee Magaaladda Hargaysa.sida ay wararka laga helayo Xaafaddaasi sheegayaan Waxa Labaddii Maalmood ee ugu danbaysay halkaas isku baacnayay Kooxo dhalinyaro ah oo isla Xaafadda wadda degan,waxaana la sheegayaa in aanay Ciiddaamadda Amaanku kala dhex-galin,isla markaas aanay jirin Saldhig Boolis oo Ay Xaafaddu leedahay.Balse waxa…

          Read More

            Siyaasigga Cali-guray Oo Maanta Si Cad Ugu Tiraabay Hadal Meel-Ka-Dhac Ku Ah Qarani-madda Somaliland Iyo Meeqaamka Uu Dhigay Dawlad-nimadda JSL

            Hargeysa,18Aug,2015(QJ/SDN)-Siyaasiga Cali Yuusuf (Cali-guray) oo Todobaadyadii ugu danbeeyay ka maqnaa Saxadda Siyaasadda Somaliland,ayaa Maanta Warbaahinta kula hadlay Xarunta Maxkamadda sare ee Somiland oo maanta go’aan kasoo saaray khilaafka Muddo-kordhinta,ayaa halkaas kaga tiraabay hadal ugub ku ah Siyaasiyiinta Somaliland,kaas oo is-bar-bardhig uu ku sameeyay Dawlad-nimadda Somaliland iyo Ta Somaliya uu ku sheegay inay ka rajo dhawday…

            Read More

              Gudoomiye Ku-Xigeenka 1-aad Ee Gollaha Wakiiladda Oo Ka Hadlay Xaaladda Buuhoodle Iyo Habka Ay Ku Helaan Xubin-nimadda Gollaha Baarlamaanka Oo Maalmihii Ugu Danbeeyay Khilaaf KA Dhex Abuurtay Siyaasiyiinta Reer Sool(DAAWO)

              Hargeysa,18Aug,2015(QJ/SDN)-Gudoomiye Ku-Xigeenka 1-aad Ee Gollaha Wakiiladda Oo Ka Hadlay Xaaladda Buuhoodle Iyo Habka Ay Ku Helaan Xubin-nimadda Gollaha Baarlamaanka Oo Maalmihii Ugu Danbeeyay Khilaaf KA Dhex Abuurtay Siyaasiyiinta Reer Sool. FAAHFAAHIN HALKAN HOOSE KA DAAWO:

              Read More

                Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Dareen-celiyay Go’aankii Ay Maxkamadda Sare Ee Dastuurigga Ahi Kusoo Af-jartay Murankii Muddo-kordhinta

                Hargeysa,18Aug,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, MD. Faysal Cali Waraabe,ayaa ka hadlay dareenka Xisbigii ee Go’aankii ay Maanta soo saartay Maxkadda Dactuuriga ah ee JSL,Waxaana uu sheegay inay tahay go’aan adag,balse ay qaadanayaan,isla markaas-na ay Ixtiraamayaan go’aankeedda,maadama ay tahay Halkii Dalka ugu saraysay “De horta go’aanka maxkamadda waa lagu qasbanyahay in la ogolaado inkastoo aanu…

                Read More

                  Madhabaa In Cali Khaliif Iyo Xaglo-toosiye Kulan Kuwada Qaateen Caweysinkii Caawa Buuhoodle

                  Buhodle,18Aug,2015(QJ/SDN)-Sida ay Hadhwanaagnews u xaqiijiyeen, Qaar Kamid ah Duqeyda Deegaanka Buuhoodle, waxa caweysinkii Caawa kulan albaabadu u xidhan yihiin Madaxdhaqameedka Buuhoodle isku soo horfadhiisiyeen Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Xaglatoosiye iyo Siyaasiga Cali Khaliif Galeydh. Kulkan oo ahaa mid aad u xasaasi ah islamarkaana, xanshashaqiisa la ilaaliyay, sida ay xubnahani xogogaalka ahi u sheegeen hadhwanaagnews waxa…

                  Read More

                    SL’s Health Minister arrives in Buhodle

                    BUHODLE– Somaliland’s Minister of Health Hon. Suleiman Isse Ahmed a.k.a “Haglatosiye” has on Sunday arrived in Buhodle where he received a cordial reception. The mission of the trip embarked by SL minister of health is to do all he can to prevent the outlawed Khatumo leader, a former Somali Prime Minister and current Lawmaker who…

                    Read More

                      Somaliland: 150 runners participate 10 km City Run

                      HARGEISA- SL’s Minister of Sports, Youth and Tourism has organized 10 km City run which was held in Hargeisa on Sunday. More than 150 runners have participated the event and was aimed at encouraging to be peace loving and keeping peace and stability. The race started on the outskirts of Hargeisa in the west and…

                      Read More

                        War Deg Deg Ah:Maleeshiyaad Hubaysan ayaa Dhacay Caawa Suuq Ganacsi Oo Borama Ku Yaalla Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Rasaas Ay Suuqaasi Ku Fureen.

                        Borama,17Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka caawa laga helaayo magalada Borama ee xarunta gobolka Awdal ayaa sheegaya in dablay hubaysan  ay weerareen caawa suuq ganacsi oo ku yaalla badhtama Borma, iyaga oo halkaasi rasaas ooda kaga qaaday waxaana,ay galeen oo ay lacago badan ka dhaceen goob ganacsi oo wayn oo lagu magacaabo Muuse Caamir oo lagu safiro lacagaha kala duwan….

                        Read More

                          Diyaarado Duqeeyay Gaadiid Ay WateeXoogaga Alshabaab oo Marayay Duleedka Masagawaa.

                          Masagawaa,17Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka laga helayo degmada Masagawaa ee Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in Xalay ay Diyaarado Dagaaal Duqeymo u geysteen Gaadiid ay wateen xoogag ka tirsan Al-shabaab, iyadoo aan illaa hadda la ogeyn khasaare ka dhashay duqeyntaas.   Goob-joogeyaal ku Sugan Degmadaas oo maanta la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay Duqeyntu ahayd mid xooggan ay arkeen gaadiid…

                          Read More

                            MPs reject mediations, insist on president’s impeachment

                            Monday, August 17, 2015—One of the leading legislators pushing the president’s impeachment campaign  over corruption allegations has ruled out talks to end the political bickering, calling the president to follow suit to the former Somali president Abdullahi Yusuf who resigned after parliament tried to impeach him in 2008. More than 93 legislators have lodged the…

                            Read More