admin

    Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo lagu soo Dhaweeyay Degmada Xuddun (DAAWO SAWIRRADA)

    Xuddun,19Aug,2015(QJ/SDN)-Garaad Saleebaan Garaad Max’ed Garaad Maxamuud oo ka mid ah Garaadada Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa galinkii dambe ee shalay si weyn loogu soo dhaweeyay Degmada Xuddun oo Qiyaastii 83-km dhinaca Waqooyi kaga aadan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Dulleedaka Dagmada Xuddun ayaa dadwayne badan kaga Hortageen Garaadka; iyadoo soo dhawaynta kaddib Garaad loo…

    Read More

      BEESHA CAALAMKA: Waa in si dhaqso ah lagu xalliyo Mooshinka laga Keenay Madaxweynaha

      Muqdisho,19Aug,2015(QJ/SDN)-War-saxaafadeed ay wadajir u soo saareen Qaramada Midoobay, Hawl-galka Ururka Midowga Afrika ee Somalia (AMISOM), Urur-goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Maraykanka iyo Britain ayaa waxay ku muujiyeen inay ka Walaacsan yihiin Mooshinka lagu doonayo in xilka looga qaado Madaxweyne, Xasan Sh. Maxamuud, iyagoo Mooshinka ku tilmaamay inuu Carqaladeynayo Horumarka Somalia ay ku gaadhayso yoolalkeeda Nabadda…

      Read More

        Caawa iyo Buuhoodle: Xifaaltankii Xagla-toosiye + Galab Carrowgii Gallayd.

        Buuhoodle,19Aug,2015(QJ/SDN)-Iyadoo habeenkii xalay ahaa wararka qaar ay sheegayeen in magaalada Buuhoodle uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya ilaalada wasiir xaglo-toosiye iyo ciidamo deegaanka ah ayaa mar aanu la xidhiidhnay deegaanadaasi dad jooga waxay noo xaqiijiyeen in habahyaraatee wax iska hor imaad ah aanu halkaasi ka dhicin oo magaaladu tahay mid degan oo gacanta ugu jirta…

        Read More

          C/kariin Guuleed oo loo Kordhiyay Muddada uu kusoo Magacaabayo Golaha Wasiirrada Galmudug

          Cadaado,19Aug,2015(QJ/SDN)-Kulan ay Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug isugu yimaadeen xalay ayaa waxay muddada uu soo magacaabayo Golaha Wasiirradiisa ugu kordhiyeen  Madaxweynaha Maamlulka Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed.   C/kariin Guuleed oo hortagay xildhibaannada ayaa ka dalbaday inay waqti ugu daraan muddada magacaabidda Wasiirrada Maamulka, maadaama waqtigii loogu talo-galay ay ku ekayd shalay oo Talaado ahayd.   Xildhibaannada Baarlamaanka…

          Read More

            Maxaa hortaagan magacaabida Guddiga Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Sh. Dhexe? Akhri

            Baladweyne,19Aug,2015(QJ/SDN)-Afar maalmood ayay sii dhaaftay xilligii lagu ballan-sanaa in lagu Dhawaaqo Guddiga Farsamada Maamul u Sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo sidda ku cad jad-walka geedi Socodka Dhismaha Maamulka labada gobol Qorshuhu ahaa in la magacaabo 15-ka bishan oo ku Beegnayd Sabtigii hore.   Dib u dhaca ku yimid Magacaabida guddiga farsamada ayaa la…

            Read More

              Cudurka Daacuunka oo Wajeer ka Dillaacay

              Wajeer,19Aug,2015(QJ/SDN)-Mas’uuliyiinta Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay in cudurka daacuun caloolaha lagu arkay magaalada Wajeer ee Woqooyi Bari Kenya iyo degaannada ku xeeran Illaa iyo haatan, waxaa la xaqiijiyey in cudurkaasi diley 6 qof, in ka badan 132 ruux oo kalena lagu dawaynayo cisbitaallada magaalada Wajeer. Xog-hayaha joogtada ah ee wasaarada cafimaadka iyo faya dhawrka…

              Read More

                Wasaaradda Duulista Somaliland Oo Wasaarada Macdanta iyo Tamarta ku wareejisay 302KG Oo dhagaxaan macdanta ah Oo Lagu Qabtay Madaarka Cigaal

                Hargeysa,19Aug,2015(QJ/SDN)-Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland ayaa maanta Wasaarada Macdanta iyo Tamarta ku wareejisay 302KG oo dhagaxaan macdan ah, kuwaasi oo ay gacanta ku dhigeen qaybaha amaanka ee madaarka Caalamiga ah e Cigaal. Dhagxaantan macdanta ah ayaa waxa maanta la wadeegay Agaasimaha Waaxda Macdanta ee Wasaaradda Macdanta Somaliland Eng. Ibaahim Shire Maxamed, waxana ku wareejiyey maamulaha…

                Read More

                  Qabka Xirsi, Qaansada Samaale, Qorshaha Biixi, Qamuunyada Muuse, Qaybta Xaashi Iyo Qabyadda Shirka

                  Hargeysa,19Aug,2015(QJ/SDN)-Weli waxa socda loollan aan dhamaad lahayn iyo hirdan siyaasadeed oo isku mashquuliyay xisbiga Kulmiye iyo xukuumaddiisa, kaasoo la saadaalinayo in dhamaadkiisu beegsan doono dabayaaqada 2016, waqtigaas oo ku beegan dhawr bilood ka hor xilliga dhamaadka mudda kordhinta loo sameeyay Madaxweynaha iyo Madaxweyne xigeenka oo ku eg April.2017. Siday tibaaxeen xoggo uu wargeyska Ogaal ka…

                  Read More

                    SOMALILAND: Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Banaan Kaga Dhaqaaqay Himiladdii Umadda Ee Ictiraaf-raadinta,Kuna Mashquulay Arrimo Aan Shaqadiisa Ahayn

                    Hargeysa,19Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,ayaa si cad uga leexday shaqadiisii Wasiir-nimo,waxaana uu kaga mashquulay ol-ole Siyaasadeed oo uu ku badho-taageerayo Wasaiirka Madaxtooyadda Iyo Wasiirkii hore ee Maaliyadda oo ahaa shaqsigii ku dhaliyay inuu kusoo biiro Dagaalka ka dhanka ah Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi oo ay si weyn ugu loola-mayeen Musharax-nimadda Xisbiga KULMIYE,marka…

                    Read More

                      Dad ku dhintay weerar ka dhacay Nigeria

                      Nigeria,19Aug,2015(QJ/SDN)-Waxaa soo baxaya warar sheegaya in koox looga shakiyay inay Boko Xaram ahaayeen ay weerareen deegaan ku yaalla dhanka Waqooti-Bari ee Nigeria. Ugu yaraan 60 qof ayaa ku dhimatay weerarkaasi oo ka dhacay deegaan lagu magacaabo Kukuwa oo ka tirsan gobolka Yobe. Weerarka waxa uu dhacay Khamiistii la soo dhaafay, laakiin faafaahinta ayaa hadda la…

                      Read More

                        Tirada tahriibayaasha Yurub Gaadhaysa oo sare u kacday

                        Hargeysa,19Aug,2015(QJ/SDN)-Tirada dadka soo galootiga ee ku qulqulaya qaaradda Yurub ayaa illaa Bishii July sare u kacay, waxayna gaartay 170 kun oo qof oo jidad qaldan ku galay Yurub. In kabadan 40 kun oo qof ayaa bishii June halkaasi gaaray, taas oo ka badan tirooyiinkii horey loo diiwaan geliyay. Laanta koontorollada xuduudaha midowga Yurub ayaa sheegtay…

                        Read More

                          Xarakada Alshabaab Oo Gacanta Ka Goysay Nin Ay Sheegtay In Uu Neef Dibi Ah Xaday!

                          Tooratooraw,19Aug,2015(QJ/SDN)- Xarakada alshabaab ee ka tagaaladdanta koonfurta iyo badhtamaha Soomaaliya xukuntana qaybo ka mid ah deegaanadaasi, ayaa xukun xad gacan goyn ah ka fulisay deegaanka tooratoorow, xukunkaasi oo ay ku fulisay nin ay sheegeen xarakadu in uu xaday Neef Dibi ah, neefkaasi oo qiimihiisa lagu sheegay laba milyan oo shilin soomaali ah. Qaadiga maxkadda deegaanka…

                          Read More

                            Dowladda Soomaaliya Oo Caalamka Ka Codsatay In Daymaha Lagu Leeyahay Laga Cafiyo.

                            Muqdisho,19Aug,2015(QJ/SDN)-Maxamed Aadan Fargeyte oo ah Wasiirka maaliyadda ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii looga cafin lahaa Daymaha lagaga leeyahay dibadda, wuxuuna sheegay inay kala kaashanayaan hay’adda lacagaha adduunka ee IMF. Wuxuuna yidhi “Soomaaliya waxaa lagu leeyahay deymo gaaraya ilaa 5.4 Biylan oo doollar lacagtani oo la…

                            Read More

                              Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Diyaarad Saanad Hub Ah Siday, Oo Ka Degtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Buuhoodle.

                              Hargeysa,19Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiirka warfaafinta Somaliland Mudane Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse ahna Afhayeenka Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadlay diyaarad la sheegay in ay ka degtay deegaanka buuhoodle diyaaradaas oo siday Hub iyo saanad millatari, Hadaba wasiir Cukuse ayaa digniin iyo hanjabaad is wadata tusha u diray Xukuumadda soomaaliya isagoo wasiirku arrimahaasi ka hadlayana waxa uu yidhi ‘’waxaanu uga…

                              Read More

                                Tobanka Dil ee Adduunka Ugu Caansan – W/Q: Cali Cabdi Coomay

                                Alexander Litvinenko: wuxuu ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa hayada sirdoonka Ruushka ee KCB, balse si hoose ugu biiray hayada Sirdoonk ingiriiska ee MI6 sannadkii 2006-dii. Sirdoonka dalka Ruushak ee KGB ayaa diyaariyey shirqool lagu khaarajiyanyo Litvinenko oo muddo sannada ah sirtii Ruushka gacant u galiyay sirdoonka ingiriiska MI6. Sirdoonka Ruushka ee KGB waxa u…

                                Read More

                                  Madaxwaynaha DDSI Oo Kormeer Indha-Indhayn Ah Kusoo Maray Mashruuca Xanaanada Xoolaha Ee Qabalaha Harre

                                  Jig-jiga,19Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar Ayaa Saaka Kormeer Gaaban Oo Indha-Indhayn Ah Kusoo Maray Mashruuca Wayn Ee Xanaanada Xoolaha Deegaanka Ee Kasocda Qabalaha Harre. Mashruucan Oo Ah Mashruuc Aad Ubaaladhan Oo Ay Fulinayso Wakaalada Dhismaha, Iibka Iyo Adeegyada Gaarka Ah Ee Booliska Ayuu Madaxwaynuhu Bogaadiyey Qaabka Ay Shaqada Uwado. Isagoo Ku Booriyeyna Inay Sii…

                                  Read More

                                    Daacish oo ku hanjabtay inay beegsan doonto Madaxweynaha Turkiga Recap Tayyip Erdogan

                                    Ankara,19Aug,2015(QJ/SDN)-Ururka ISIL ayaa ku Hanjabay inay Bartilmaameed ka dhigan doonaan Madaxweynaha Turkiga, Recap Tayyip Erdogan, kaddib markii ay ku eedeeyeen inuu Hawada Waddankiisa u ogolaaday inay isticmaalaan diyaaradaha dagaalka Mareykanka si ay u Duqeeyaan Saldhgiyada ku leeyihiin Ciraaq iyo Suuriya.   Muuqaal ay kooxdu soo dhigtay barta ay ku leeyihiin Twitter-ka ayay Muslimiinta Turkiga ugu…

                                    Read More