admin

    Ciidanka Booliska Oo Qaf Shicib Ku Toogtey Xaafada Daami Ee Magaalada Hargeysa

    Hargeysa,21Aug,2015(QJ/SDN)-Mid Kamid ah Ciidamada Booliska ayaa la sheegay in Xaafada Daami tacshiirad uu ku furey Baabuur uu ku dhaawacmey Qof Shicib ah oo baabuurkaasi Watey. Ilaa iyo hada lama garanayo Sababta Askarigaasi u toogtey ninkaa Shicibka Xaafada kamid ahaa oo dhaawac culusi soo gaadhey tacshiirada Askarigu ku furey, waxaanay qaar kamid ah dadweynaha degan Xaafada…

    Read More

      Ra’iisul Wasaaraha Giriigga Oo Iscasilay

      Athens,21Aug,2015(QJ/SDN)-Ra’iisul wasaaraha Giriigga, Alexis Tsipras, ayaa ku dhawaaqay inuu is casilay, doorashana la qaban doono. Mr Tsipras ayaa inuu xilka ka degay kaga dhawaaqay khudbad toos ah oo uu TV ka jeediyay.Waxa uu sheegay in marxaladdii dhibka badneyd ee wadahadallada Giriiga uu kula galay deenbixiyayaasha in hadda ay dhammaatay, waxa uuna tilmaamay in hadda dalka…

      Read More

        Daawo Sawiradda: Af-hayeen Dhuxul,Weriyihii Madaxweyne Rayaale U Raacay Safar Uu Ceerigabo Ku Tegey 10-kii DEC 2002

        Hargeysa,21Aug,2015,(QJ/SDN)-Saaxafadda ayaa heshay Sawiro muujinaya Af-hayeenka Madaxweyne Siilaanyo ee wakhtigan oo ahaa 2002-dii Madaxweynihii hore ee Daahir Rayaale Kaahin u raacay Safar uu ku tagay Gobolka Sanaag,gaar ahaana Magaaladda Ceerigaabo.   Inkasta oo ay Dadku barteen Wakhtigii ka shaqayn Jiray Idaacaddii KULMIYE ee Radio Horyaal,hadana Sawiradan,ayaa sheegaya inay wakhtigaas wadashayn dhawi ka dhaxaysay Xukumaddaas.

        Read More

          First Saudi women register to vote

          Friday August 21, 2015— Safinaz Abu al-Shamat and Jamal al-Saadi made history last Sunday by becoming the first Saudi women to register to vote. For the first time in the kingdom’s history, women will be able to vote, register as candidates and run for office in the municipal elections to be held on December 12. These…

          Read More

            Al-Shabab mocks Somali govt over civilian killings by AU soldiers

            Friday, August 21, 2015–The Al-Qaeda linked militant group in Somalia has scoffed at the Somali government for its silence towards civilians’ ‘massacre’ by Ethiopian-AU soldiers who killed civilians in Hiran region last week, calling it a ‘toothless pawn’. Last week, Ethiopian soldiers have shot dead at least six civilians in Halgan, a district in Hiiraan…

            Read More

              Warsaxaafadeed Lagasoo saaay Golaha Wasiirada DFS oo shirkoodii maanta uga hadlay qodobo kala duwan

              Muqdisho,20Aug,2015(QJ/SDN)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin, xaaladda amniga dalka iyo geedi socodka dib u eegista Dastuurka. Wasiirka Dastuurka ee Xukuumada Federaalka Soomaaliyeed Mudane Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen, ayaa sharaxaad dheer…

              Read More

                Mashruuca Dhismaha Waddada Cad Ee Sallaxley Oo Hadda Laga Faraxashay 36KM +Daawo Sawiradda

                Sallaxley,20Aug,2015(QJ/SDN)-Wadada isku xidha Magaalooyinka Hargaysa iyo Deegaanka Ina-Guuxaa ee Xadka Somaliland iyo Ethopia ayaa haatan meel wanaagsan maraysa,waxaana haatan qorshuhu yahay in la dhamaystiro 36 Km oo ka mid ah Jidkaasi,waxaana Mashruucan si weyn uga qeyb qaatay Dadka Deegaanka oo Maalaayiin Dollar ku bixiyay sidii ay Waddaasi u hir-gali lahayd,loogana dhabayn lahaa Himiladda ah Dadka…

                Read More

                  Madaxtooyadda Oo Afka Ka Xidhatay Wax-Ka-Qabashadda Dilalka Ka Dhex Dhaca Ciidanka Qaranka Somaliland.

                  Hargeysa,20Aug,2015(QJ/SDN)-Tan iyo markii ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Shaacisay inay Ciidamadda kala duwan ee Dalka ku taxday Tarajooyinkii Kala duwaanaa ee ay Mudnaayeen,ayaa waxa soo If-baxday Saluug xoogan oo qaar ka tirsan Ciidamaddu ka muujinayaan Nidaamka loo bixiyay Darajadda oo ay ku sbeegaan inay tahay mid aan cadaalad ahayn.Wakhtigaas ayaa waxa laysku dayay in arrintaas hoos…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo Inuu Seefta La Dhex-qaado Gollahiisa Wasiiradda

                    Hargeysa,20Aug,20159(QJ/SDN)-Siday sheegayaan tibaaxyo lagu kalsoon yahay oo kasoo baxa Qasriga Dalka looga taliyo,ayaa sheegaya inay suur-gal tahay in Madaxweyne Siilaanyo uu Tobaadyadda soo socda uu sameeyo isku-shaandhayn Sal-balaadhan,isla markaasna saamayn doonta Wasiiro saamayn togan ku leh Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay. Siday Ilo-wareedyaddaasi tilmaamayaan waxay sidoo kale isku-shaandhayntani saamayn doontaa Agaasimaasha guud iyo Gudoomiya-yaasha Haaya’daha…

                    Read More

                      Mareykanka oo sheegay inuu Kordhinayo Duqeymaha uu ka Geysanayo dalal ay ku jirto Somalia

                      Washington,20Aug,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Mareykanka ayaa sheegtay inay kor-dhinayso duqeyaha cirka ah ee uu ka wado dalal ay ku jirto Soomaaliya, kuwaasoo ay ku bar-tilmaameedsanayso Saraakiisha Sar-sare ee Xarakada Al-shabaab.   Diyaaradaha Drones-ka Mareykanka ayaa Sanbadihii u dambeeyay Weerarro ka Geysanayay deegaanno ku yaalla Koonfurta Somalia, iyagoo beegsanayay qaar ka mid ah saraakiisha sare ee Al-shabaab.   War…

                      Read More

                        Ciidamada Nabad Suggida oo Cadaado ku Xidhay Madaxweyne ku xigeenka koowaad Ee Ahlu Sunna

                        Cadaado,20Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Cadaado ee xarunta Maamulka KMG ee Galmudug, ayaa sheegaya in ciidamada Nabad Suggida ee Magaalada Cadaado ay xidheen Madaxweyne ku xigeenka Ahlu Sunna. C/laahi Xersi Diirshe Ducaale, Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Ururka Ahlu Sunna ayaa hada ku jira Xabsi ku yaallo Magaalada Cadaado oo ciidamada ay ku xidheen. Waxaa…

                        Read More

                          Beesha Ba’harsame Ee Dhulbahante Oo la filayo In Uu Shir Aayo ka tashi Dhawaan Uga Furmo Deegaanka Saax-dheer.

                          Saax-dheer,20Aug,2015(QJ/SDN)-Beesha baharsame oo ka tirsan beelaha dhulbahante ee degan  gobolka sool ayaa la filayaa in uu dhawaan shir aayo ka tashi ah uga furmo deegaanka saax-dheer, shirkan oo qaban-qaabadiisa uu hadda ka socoto magaalada laascaanood ayaa waxa lagaga hadli doonaa arrimo ay ugu weyntahay siyaasadda reerku dhanka ay iskugu biyo shuban doonto, waxaana la filayaa…

                          Read More

                            War Degdeg:Xassan Maxamed Ciise Goodir, Oo Ku Guulaystay Doorashada Duqa Garoowe.

                            Garoowe,20Aug,2015(QJ/SDN)- wararka aanu ka helayno hoolka doorshada duqa Garowe ka dhacaysay ayaa sheegaya in ugu danbeyntii ay isku soo hadheen labada nin ee kala ah Xassan Maxamed Ciise Goodir iyo Cawil Sheekh Xaamid iyadoo  ugu danbeyntii guushu halkaasi ku raacday Goodir 15cod halka Xaamid uu helay 12Cod. Musharax Xassan Goodir oo ka tirsanaa Murashaxiintii U…

                            Read More

                              Update:Tirinta Codadka Doorashada Duqa Garoowe Oo Bilaabmatay.

                              Garowe,20Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Arrimaha gudaha puntland ayaa bilaabmay in uu tiriyo codadka ay kala  heleen xildhibaanada u tartamayay duqa garoowe, waxaana hadda socoto tirinta. Iyadoo wararka aanu ka helayno goobta tirinta codayntu ka socoto ay sheegayaan in ay ugu horreeyaan afarta murashax ee kala ah. Cawil Shiikh Xaamud oo leh 7. Cod Axmed Siciid Geelle 7. Xassan…

                              Read More

                                Degdeg: Codaynta Doorashada Duqa Garoowe Oo Bilaabmatay

                                Garoowe,20Aug,2015(QJ/SDN)-Waxaa hada bilaamatay codaynta Xildhibaanad’waxana loogu yeedhayaa mid mid isagoo xildhibaan kasta uu u codaynayo Musharax uu taageersan yahay. Xildhibaankasta marka loo yeedho waxaa uu si qarsoodiya ugu codaynayaa qofka uu rabo inuu doorto’waxayna warqadaha ay ku codeeyaan lagu ridayaa sanduuqyo loogu talo galay si looga tirayo. Musharixiinta ayaa iyagu sugaya waxa kasoo baxa codaynta…

                                Read More

                                  International community urges rapid resolution to crisis created by impeachment motion against President of the Federal Republic of Somalia

                                  Mogadishu, 19 August 2015: As concerned partners of the Somali people, the envoys of the United Nations, the African Union Mission in Somalia (AMISOM), the Inter-Governmental Authority on Development (IGAD), the European Union (EU), the United States of America and the United Kingdom express their deep concern that the parliamentary motion to impeach President Hassan…

                                  Read More