admin

    Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo ka hadlay sababihii loogu diiday inuu tago BALADWEYNE

    Baladweyne,16Aug,2015(QJ/SDN)-Safiirkii hore ee Somalia u joogay Kenya Max’ed Cali Nuur [Ameeriko] ayaa wareysi uu siiyay laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da, wuxuu kaga hadlay sababihii loogu diiday in uu tago degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.   Danjire Ameeriko oo maalmihii lasoo dhaafay safar ku marayay qaar ka mid ah Gobollada dalka Somalia, ayaa maalintii shalay…

    Read More

      Kooxo Watay Dhug-dhugleey oo Taliyihii Hore ee Milateriga dalka Burundi ku Toogtay Bujumbura

      Bujinbura,16Aug,2016(QJ/SDN)-Dabley aan haybtooda la garanayn ayaa Sabtidii shalay ku dilay Bartamaha Magaalada Burundi Taliyihii Hore ee Millateriga Dalkaas, Col. Jean Bikomagu, isagoo noqonaya sarkaalkii labaad oo Bujumbura lagu dilo bishan gudaheeda.   Taliyaha la toogtay ayaa la sheegay in lagu toogtay illinka hore ee gurigiisa xilli aroor ah, isagoo kasoo laabtay kaniisad, waxaana dad goobjoogayaal…

      Read More

        Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isaga baxay Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan

        Halgan,16Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka aan ka helayno deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Saacadihii hore ee Maanta ay halkaas ka baxeen Ciidamadii DFS iyo kuwa Midowga Afrika AMISOM oo dhawaan kala Wareegay Xoogagga Al-shabaab. Odayaal iyo waxgarad ku sugan Halgan oo goor dhaw la hadlay HOL ayaa inoo sheegay in Saraakiisha Ciidanka Dowladda iyo kuwa AMISOM…

        Read More

          Maayarka Berbera Oo Maxakamadda Sare Dacwad Looga Gudbinayo Iyo Waxyaabaha Loo Haysto.

          Berbera,16Aug,2015(QJ/SDN)-Ururka Guud ee Shaqaalaha Somaliland,ayaa Maayerka degmda Berbera Cabdishakuur Maxamuud Ciddin ku eedeeyay in uu ku tacadiyay 140 qof oo shaqaalaha Dawladda Hoose ee Berbera ka mid ahaa oo uu shaqdoodii uga eryay sifo sharci darro ah. Xoghayaha Guud ee Ururka Shaqaalaha Somaliland Maxamed Axmed oo u warramay qaar kamida warbaahinta  waxaa uu intaa ku…

          Read More

            Dr Xaglo-Toosiye Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhoweeyey Buuhoodle

            Buhoodle,16Aug,2015(QJ/SDN)- Wefti balaadhan oo uu hogaaminayey Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-Toosiye si weyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Buuhoodle oo socdaal rasmi ahi uga bilaabmay maanta oo axad ah. dadweyne faro badan oo isugu jira qaybaha bulshada iyo maamulka gobolka iyo degmada ayaa weftiga wasiirka kaga hor yimid deegaanka kalshaale oo 35 Km…

            Read More

              Wefti Balaadhan Oo Ka Socda Dalka Imaaraadka Carabta Kana Jawaabaya Baaqii Madaxweynaha Somaliland Ayaa Saaka Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Garoonka Cigaal International Airport.

              Hargeysa,16Aug,2015(QJ/SDN)-Waxa maanta wefti balaadhan oo ka socda Imaaraadka carabta dalka ku soo dhaweeyey safiirka Somaliland ee dhawaan madaxweynuhu u magacaabay dalka imaaraadka carabta inuu Somaliland wakiil uga noqdo Amb. Baashe Cawil Cumar oo ay wehelinayaan wasiir ku xigeenka Arrimaha dibeda Somaliland, Mudane Keyse Guray, La-taliyaha madaxweynaha ee Arrimaha Hay’addaha Caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah…

              Read More

              ‘’Anaku Haddaanu Nahay Dumarka Soomaaliyeed Waanu U Taaganahay Inay Dhacdo Doorashadu, Hadday dhici weydana Habkale ayay Ku dhacaysaa…’’ Canab Maxamed Daahir

              Hargeysa,16Aug,2015(QJ/SDN)-Canab Maxamed Daahir oo ah haweenaydii ugu horraysay ee Soomaaliyeed oo isku soo sharraxda xilka madaxtinimo ee dalka Soomaaliya ayaa waraysi gaar ah oo ay siisay shabakadda wararka ee Qurbejoog.com waxay kaga hadashay arrimo badan oo ay ka mid tahay doorashada lagu wado inay soomaaliya ka dhacdo sanadka 2016ka, Canab ayaa waxa ay walaac xooggan…

              Read More

                Dowladda Itoobiya oo 59 Soomaali ah ka soo Musaafurisay Xarunta Dalkaas ee Addis Ababa Iyadoo usoo gacan galisay Dowladda Somaliland

                Addis-ababa,15Aug,2015(QJ/SDN)-Dowlada Itoobiya ayaa Dalkeeda kasoo Musaafurisay Magaalada Addis Ababa ee Xarunta dalkeeda ku dhawaad 60-qof oo Soomaali ah, iyadoo dadkan lagu wareejiyay Waaxda Socdaalka Somaliland. Dadkan laga soo musaafuriyay Itoobiya ayaa waxaa lagu hayaa hadda Hargeysa, iyadoo Dadkan Qaarkood oo la hadlay BBC-da ay Sheegeen in muddo bil ah ay ku jireen xabsi, kaddibna lasoo…

                Read More

                  Diyaaradda Air Jabuuti oo billowday Duullimaadyo ay ku imaan doonto Muqdisho + Sawirro

                  Muqdisho,15Aug,2015(QJ/SDN)-Diyaaradda Air Jabuuti oo dhawaan si rasmi ah loo Hir-geliyay ayaa billowday Duullimaadyo dhanka Xamuulka ah oo ay ugu kala Gooshi doonto Magaalooyinka Muqdisho iyo Jabuuti. Wasiirro ka Tirxan Xukuumadda Somalia iyo Danjiraha Jabuuti ee Somalia ayaa ka Qayb-galay munaasabad lagu Daah-furayay Duullimaadyada Air Jabuuti ay ku kala Tegi doonto Caasimadaha dalalka Jabuuti iyo Soomaaliya….

                  Read More

                    Somali region re-elects former warlord to fight al Shabaab

                    KISMAYU, Somalia  – A former Islamist warlord won re-election on Saturday as president of Somalia’s southern region of Jubbaland, a territory partly controlled by al Shabaab militants and at odds with the central government of the Horn of Africa country. Ahmed Madobe was elected for four more years by members of the regional parliament, which…

                    Read More

                      Gabadh Ka Tirsanayd Shaqaalaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Magaalada Muqdisho Lagu Toogtay.

                      Muqdisho,15Aug,2015(QJ/SDN)-Dabley aan heybtooda la garanin ayaa waxa ay maanta dil u geysteen gabadh dhalinyaro ah oo saaka u socotey goobta ay ka shaqeyso oo ah baarlamaanka federaalka. Dableydani hubeysan waxa ay ka baxsadeen goobtii uu dilku ka dhacay, gabadhani dhallinyarada ah waxa lagu magacaabi jirey Raxma Maxamed Cabdulqaadir iyadoo la sheegay in aan la garaneynin…

                      Read More

                        Xam-Xamta Suuqa: Muxuu Isu Casilay Cabdikariim Axmed Mooge?

                        Hargeysa,15Aug,2015(QJ/SDN)- Goobaha iyo Majlisyadda Dadweynuhu ku kulmaan ayaa Labaddii Maalmood ee ugu danbeysay waxa si weyn Weydiimo badan layska weydiinayaa Sababta Rasmiga ah ee Xilka uga Huleelay Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Qirshaynta Qaranka, Md. Cabdikariim Axmed Mooge oo ahaa Shaqsi can ka ah dhalinyaradda Somaliland dhexdeeda,isla markaas si weyn uga dhex muuqday hawlaha Samo-falka iyo…

                        Read More

                          Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Maxbuus ku Geeriyooday Rasaas uu furay Askari

                          Hargeysa,15Aug,2015(QJ/SDN)–Askari ka tirsan Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa shalay rasaas uu furey ku dhaawacay nin maxbuus ahaa kaas oo maanta u Geeriyooday dhaawacii rasaastaasi ka soo gaadhay.   Wiilkan oo Rasaastu kaga dhacday Madaxa iyo Gacmaha ayaa Maanta u Geeriyooday dhaawacii ka soo gaadhay rasaastaas, waxaana magaciisa la odhan jiray Axmed Dayib Cabdi Koorse. Taliyaha Booliska…

                          Read More