admin

    Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Go,aanka Ay Ka Sugayaan Maxkamada Sare, Xaalada Gobolka Buuhoodle Iyo Dilalka Shacabka Iyo Ciidanka

    Hargeysa,17Aug,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ahna gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka.   Gudoomiye cirro  oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa golaha wakiilada ayaa waxa uu ka hadlay dilalka soo noq noqonaya ee ka dhex dhacaya ciidanka, dilalalka shacabka, xaalada gobolka Buuhoodle iyo go,aanka ay ka sugayaan…

    Read More

      Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Maamulka gobolka dadka badan Pakistan ee Punjab Oo Lagu Dilay Weerar Ismiidaamin

      Punjab,17Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Maamulka gobolka dadka badan ay ku noolyihiin Pakistan ee Punjab ayaa lagu dilay weerar ismiidaamin ah, waxaana lala dilay 14 qof oo kale. Shuja Khanzada ayaa Axadii shalay lagu dilay xilli uu ku sugnaa gurigiisa oo ku yaala degmada la yirahdo Attock, oo qiyaastii 100 KM dhinaca waqooyig galbeed ka xigta…

      Read More

      ‘’Walaalaheen Somaliland Godob baa Laga Galay, Godobtii Laga Galayna Nin Soomaali ah Oo Soomaaliya Madaxweyne Kasoo Noqday Oo Yidhi….” MS.Canab Maxamed Daahir

      Hargeysa,17Aug,2015(QJ/SDN)-  Canab Maxamed daahir oo ah Haweenay u sharraxan xilka madaxtinimo ee dalka Soomaaliya, ayaa wareysi gaar ah oo ay siisay shakabaddan Qurbejoog.com ku sheegtay in dadka reer Somaliland la dulmiyay oo godobo laga galay, iyadoo canab sheegtay in aan weli laga garaabin godob ay sheegtay in laga galay shacabka Somaliland, ‘’Walaalaheen Somaliland godob baa…

      Read More

        Prof Cabdi Ismaaciil Samatar & Prof Axmed Ismaaciil Samatar, Walaalo Kala Aragti Duwan (DAAWO)

        Hargeysa,17Aug,2015(QJ/SDN)-Labada Aqoonyahan ee reer Somaliland ee kala Prof Cabdi Ismaaciil Samatar iyo Prof Axmed Ismaaciil Samatar , ee walaalahana ah ayaa waxa ay aad ugu kala aragti duwanyihiin badanaa siyaasadda Soomaalida gaar ahaan tan somaliland iyo Soomaaliya, Haddaba Halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa googoos muujinaya kala fogaanshaha dhanka aadhaahdooda ee dhan walbana ah, hadda ogsoonoow…

        Read More

          Musuqa Iyo Faddeexadaha Maamul ee Maayerka Berbera oo Noqday Daahir-Yaa Shamis

          Hargeysa,17Aug,2015(QJ/SDN)-Dhawrkii maalmood ee u danbeeyey, waxa Golaha Deegaanka Berbera ka soo ifbaxaayey fadeexado iskugu jiraa Musuq-maasuq iyo ku tagri fal awoodeed oo qayral sharci ah, kuwaasoo sida uu dhacayey dhawaaqa dhiilo-sideenka ah ee kasoo yeedhayey Masuuliyiinta Asxaabta Mucaaridka ee gobolka Saaxil masuuliyadda eedahaasu dusha u saareen Gudoomiyaha golaha Deegaanka Berbera, ahna duqa degmada Md. Cabdi…

          Read More

            ACADEMIC ESSAY: Does Globalisation Reflect Unequal Socioeconomic Structures from a Global Perspective?

            The ideas and thoughts of Globalisation are the processes of international integration through the progressions of trade, ideas and cultural exchange. The world’s advancement of communication, transportation, infrastructure and the internet are the major factors, which engendered the interdependence of politics, economics and the cultural activities. The other basic aspects of Globalisation are trade, and…

            Read More

              Xukuumaddii Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ee 1967-kii. W/Q.Cali Cabdi Coomay

              Dawladdii uu soo dhisay Raysal-wasaare Maxamed X. Ibraahin Cigaal sannadkii 1967-kii, waxa ay ka koobnayd 17 wasiir. Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Raysal Wasaaraha & Wasiirka arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Cali Cumar Sheegoow Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Arrimaha dibedda Yaasiin Nuur Xasan Bidde Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha Yaxya Yuusuf Iimaan Guuleed Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga 5. Xaaji Faarax…

              Read More

                Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo La Guddoonsiiyay Shahaadada Xasuuqa Shacabka

                Ujeeddo: Guddoonsiinta Billadda Xasuuqa Shacabka Somaliland Ku: Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Markaanu aragnay sida ay ciidanka boolisku xabbadda nool ula dhacayaan carruur aan qaangaadhin oo guryahooda joogta. Markaanu aragnay sida badheedhka ah ee aad u tooganaysaan maxaabiista gacantiinna ku jirta, Markaanu xaqiiqsannay in dhiigga shacabku idinla noqday wax fudud oo…

                Read More

                  SALVA KIIR OO KA QAYB-GALAYA SHIR LOOGA HADLAYO COLAADDA DALKIISA OO BERRI KA FURMAYA ITOOBIYA

                  Hargeysa,16Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Koonfurta Suudaan, Salva Kiir ayaa Ogolaaday inuu ka qaybgalo wadahadallada nabadeed ee lagu doonayo in lagu soo afjaro colaadaha sokeeye ee dalkiisa ka socda, kaddib markii dhawaan ay Beesha Calaamku ku hanjabtay inay cunno-qabateyn ay saari doonto labada dhinac ee ku hardamaya dalkaas. Hadal uu maanta Warbaahinta siiyay Madaxweyne ku xigeenka dalka Koonfurta Suudaan,…

                  Read More

                    Mudane Sheegay in Mooshinkii Dhanka ka ahaa Madaxweynaha loo Gudbiyay Maxkamadda Sare

                    Muqdisho,16Aug,2015(QJ/SDN)–Mooshinkii ay Dhawaan ay 93 Xildhibaan oo ka Tirsan Baarlamanka Somalia ka keeneen Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta looo gudbiyay Maxkamadda Sare ee dalka sida uu sheegay xildhibaan ka mid ahaa kuwii Mooshinkan soo diyaariyay. Xildhibaan C/llaahi Jaamac Xuseen oo ka mid ah Xildhibaannadii dhawaan Mooshinka ka keenay Madaxweynaha Somalia ayaa Warbaahinta u…

                    Read More

                      Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Si Adag Ugu Jawaabay Xubno Beeshiisa Katirsani Maayarka iyo Golaha Deegaankana Raali Galin Siiyay

                      Hargeysa,16Aug,2015(QJ/SDN)-Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Diiriye,ayaa gaashaanka u daruurey Salaadiin iyo Kooxo dhaliilo ujeediyay Maayarka Caasimada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Caydiid(Soltelco. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir,Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Shabakada Wararka hadhwanaagnews kula soo xidhiidhay khadka isgaadhsiinta isagoo ku sugan Caasimada Hargeysa, waxa uu si adag ugu jawaab celiyay Suldaan…

                      Read More

                        Xoogag ka tirsan Al-shabaab oo galay Deegaanka Basuba ee Dalka Kenya – Shacabkana Wacdiyay

                        Lamuu,16Aug,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 100-dagaalyahan oo Al-shabaab ka Tirsan ayaa Aroornimadii hore ee Sabtidii shalay la wareegay gacan ku haynta deegaanka Basuba oo ka Tirsan Magaalada Lamu oo ku taalla xeebta Dalka Kenya, iyadoo muddo hal saac ah Wacdinayay Shacabka ku nool deegaankaas. Warbaahinta Kenya oo soo xigatay Goobjoogayaal dalbaday inaan magacooda la sheegin ayaa sheegay in…

                        Read More