WAR DEG DEG AH:Sheekh Axmed Madoobe oo ku Guuleysatay Doorashadii Madaxnimo ee Maamulka Jubbaland
Kismaayo,15Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynihii hore ee Maamulka Jubbaland, Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) ayaa ku guuleystay doorashadii Madaxnimo ee Maamulka Jubbaland oo maanta ka dhacday xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Doorashada oo ahayd mid qarsoodi ah ayaa waxaa codeeyay 74-xildhibaan, iyadoo Axmed Madoobe uu helay 68-cod oo ka mid ah codadkii ay dhiibteen xildhibaannada Baarlamanka Maamulka…
