Dowladda Soomaaliya oo dib u dhiska Hotel Curubo ku baxineysa 60-milyan oo dollar
Muqdisho,14Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa sheegay in dib u dhis ballaaran lagu sameyn doono Hotelka Curubo oo ka mid ahaa hoteladii ugu caansanaa dalka ee ku bur buray dagaaladii sokeeye. Wasiir Maareeye oo shalay ka hadlayay munaasabada maalinta dhalinyarada Adduunka ayaa sheegay in Wasaaradiisa ay ku howlan tahay sidii…
