admin

    Somali govt denies Soma Oil kickback allegations

    MOGADISHU,Wednesday, August 12, 2015- Somalia’s government has denied claims by the United Nations monitoring group that it received large sums of payoffs from the British Oil company Soma Oil which is being probed by the UK government for corruption.   UK’s Serious Fraud Office said it opened a criminal investigation into the company in a…

    Read More

      Boko Haram oo dooratay Hoggaamiye Cusub iyo Qarax lagu Dilay 47 Ruux oo ka Dhacay Nigeria

      Nigeria,12Aug,2015(QJ/SDN)-Kooxda ka dagaalanta dalka Nigeria ee Boko Haram ayaa Doortay Hoggaamiye cusub, sida uu BBC-da u Sheegay Madaxweynaha Dalka Jaad, Idriss Deby. Iyadoo Qarax ka dhacay Suuq ku yaalla dalka Nigeria lagu dilay in ka badan 47-qof.   Madaxweynaha Jaad ayaan sheegin waxa ku dhacay Hoggaamiyihii Kooxda Boko Haram Abubakar Shekau, balse wuxuu sheegay in…

      Read More

        Gaadiidka AMISOM oo Wiil Dhallinyaro ah ku jiidhay Waddada Warshadaha ee Muqdisho

        Muqdisho,12Aug,2015(QJ/SDN)-Gaadiidka Ciidamada AMISOM ayaa Wiil Somali ah oo 25-jir ahaa laguna magacaabi jiray, C/weli Abukar C/lle; isla markaana watay Mooto ku jiiray Waddada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.   Wiilkan Soomaaliyeed ayaa Waxaa soo Gaaray Dhaawac Culus, waxaana Burbur uu kasoo Gaaray mid ka mid ah Lugihiisa, iyadoo Gaadiidkii ay Wateen Ciidamada ay Socodkooda iska sii…

        Read More

          Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Beenisay inay Lacago ka Hesho Shirkadda SOMA OIL & GAS

          Muqdisho.12Aug,2015(QJ/SDN)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta si cad u beenisay Warbixintii kooxda Baarayaasha Qaramada Midoobay ee la Socodka Arrimaha Somalia iyo Eritrea oo ku eedeysay Shirikadda SOMA OIL & GAS inay Mushaarro sharci-darro ah siiso Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Somalia.   War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Bartoolka ayaa lagu sheegay in…

          Read More

            Hawl-wadeenada Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo lagu ammaanay wax-qabadkooda

            Muqdisho,12Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Kormeeray Xarunta Bankiga Dhexe ee Somalia, isagoo u kuur-galayay Hab-sami u socodka Hawlaha Bangiga Dhexe.   Xasan Sheekh ayaa Waxaa Bagiga kusoo Dhaweeyay Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Somalia, Bashiir Ciise Cali, Guddoomiye ku-xigeenka Bankiga, Maryan C/llaahi Yuusuf iyo Mas’uuliyiin kale.   Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa madaxda Bangiga dhexe…

            Read More

              “Taliye Ciidan,Agaasimayaal,Wasiiro Ayaanu Lahaan Jirnay Xukuumaddii UDUB. Maalintii Uu Kulmiye Xilka Qabtay-na Dhamaan Wuu Daadiyay Oo Delete Ayaa Lasiiyay” Xildhibaan Dheeg.

              Hargeysa,11Aug,2015(QJ/D]SDN)-Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin(dheeg) oo ka tirsan Xildhibaanadda Gollaha Guurtidda Somaliland,isla markaas si weyn u difaaci jiray Xukuumadda,ayaa daboolka ka qaaday inuu ka rajogo-dhigay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,isla markaas uu gabi ahaanba ka baxay Xisbiga taladda Dalka haya ee KULMIYE oo Sannadihii danbe ku abtirsan jiray. Xildhibaanka oo maanta qeybaha kala duwan ee Warbaahinta kula hadlayay…

              Read More

                ISMAACIIL BUUBAA OO SHEEGAY IN SOOMAALIYA DANTEEDU KU JIRTO AQOONSIGA SOMALILAND, KANA HADLAY ARAGTI UU SHEEGAY INAY MIDAYSO AL-SHABAAB IYO KOOXAHA MIDNIMO-DOONKA

                Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya oo ah siyaasi dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland oo hore uu wasiir uga soo noqday, Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa waraysi dheer oo uu siiyey wargeyska A-Sharq ee ka soo baxa dalka Qatar, waxa uu ku sheegay aragtidiisa ah in Somaliland oo la aqoonsadaa ay awood u leedahay in…

                Read More

                  C/weli Gaas oo Magaalada Gaalkacyo u Tagaya Furista Shirka Wada-tashiga Beelaha Punltand

                  Gaalkacyo,11Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Burtinle, kadib safar dhulka ah oo ay kaga soo Ambabaxeen Xarunta Puntland ee Garoowe.   C/wali Gaas ayaa waxaa safarkiisan ku Wehliya Xubno isugu jira Xildhibaanno, Wasiirro, Saraakiil Ciidan iyo Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo ahaan jiray Safiirkii Soomaaliya ee Kenya,…

                  Read More

                    ”Muddo hal sano ah Cudurka Dabeysha lagama helin Muqdisho….” Wasiiradda Caafimaadka Soomaaliya.

                    Mudisho,11Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiiradda Caafimaadka Soomaaliya, Xaawo Xasan Maxamed oo ay Wehliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Caaafimaadka Adduunka ee WHO iyo Qaybta Arrimaha Bani’aadanimada ee QM ayaa Maanta ka Qayb-galay Xuska Sannad-guuradii Koowaad ee kasoo Wareegtay Markii Muqdisho laga Waayay Cudurka Dabeysha [Polio], iyagoo si wadajir ah Talaalka Cudurkan looga hortago u siiyay Carruur Soomaaliyeed. Madaxa Hay’adda WHO…

                    Read More

                      War Deg Deg Ah: Saraakiil Ciidanka Millatariga Somaliland Ka tirsan Oo Goordhaweyd Lagu Toogtay Magaalada Boorama

                      Boorama,11Aug,2015(QJ/SDN)- Wararka ka imanya magaalada Borama ayaa sheegaya in barqadii maanta nin askari ah uu toogtay mid ka mid ah taliyaasha aagga galbeed ee milateriga Somaliland, gashaalne sare Xasan Caqli iyo xiddigle Faarax Carraale. Gudoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay toogashadaasi. Wuxuu gudoomiyuhu sheegay gaashhanle sare Xasan Caqli uu qabo…

                      Read More

                        Britain oo joojisay masaafurintii madaxa sirdoonka Rwanda

                        London,11Aug,2015(QJ/SDN)-Maxkamad ku taala Britain ayaa meesha ka saartay isku day lagu doonayay in madaxa sirdoonka ee Rwanda loogu masaafuriyo dalka Sapain, si maxkamad loo soo taago oo wax looga waydiiyo eedayntii loogu soojeediyay in uu gacan kulahaa xasuuqii dhacay 1994. Karenzi Karake waxa uu Britain ku joogay damaanad kaddib markii la xiray bishii June. Warqadda…

                        Read More

                          Afrika mudo sanad ah laguma arag dabaysha!

                          Hargeysa,11Aug,2015(QJ/SDN)-Maanta oo kale sannadkii hore ayaa cunug yar oo ku nool waqooyiga Soomaaliya waxaa la ogaaday in ay dabayl ku dhacday, laakin ilaa hadda ma jiraan kiisas kale oo laga helay Africa. Khubarada caafimaadku way faraxsan yihiin, balse wali way feejiganyihiin. Hay’adda caafimaadka adduunka waxay sheegtay in khatarta iminka ugu weyn ay tahay in la…

                          Read More