Dhalinyarada Jaamacadaha Hadaan la Jiheyn Jaba Waa Ka Danbeeya. W/Q:Ahmed Abdi ( Ahmed karaama)
Waxaa sanad Walba Ka Soo Qalin Jabiya Tiro Ku Dhow Lix kun oo Arday ,Balse aanay Diyaar U ahayn Shaqo ,Taasina waata Keentay In Badhkood Badaha Ku Leedaan , Halka Qaar Kalena ay Murugta la galeen Bulal hoostood dabadeedna ay ku cunayaan Qaadka , Halka Qole Kalana Ay Muran iyo Sheeko Xariiro La fadhiyaan Meheradaha…
