admin

    Booliiska Dalka Kenya oo Sheegay inay Qabteen Haweeney doonaysay inay ku biirto Al-shabaab

    Nairobi,9Aug,2015(QJ/SDN)-Booliiska Kenya ayaa su’aalo weydiinaya laba qof oo lagu tuhmay inay doonayeen inay ku biiraan Al-shabaab, kuwaasoo ay sheegeen in lasoo Qabtay iyagoo Somalia kusii jeeda.   Saraakiisha ciidamada La-dagaalanka Argagaxisada ee dalka Kenya ayaa sheegay inay ka soo Qabteen labadan Ruux oo Wiil iyo Gabar ah Deegaanka Madogo oo ku yaalla Xeebta dalka Kenya,…

    Read More

      Al-bashiir oo Berri tagaya Uganda si uu uga qayb-galo shir colaada Koonfurta Sudan looga hadlayo

      Khartoum,9Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Dalka Sudan, Cumar Xasan Al-bashiir ayaa Isniinta berri ah booqasho ku tagaya dalka Uganda, halkaasoo uu uga qaybgeli doono shir looga hadlayo colaadaha ka taagan Dalka Koonfurta Sudan.   Colaadaha ka taagan Koonfurta Suudaan ayaa Galaaftay Nolosha in ka badan 1,000 ruux, sidoo kalena Barakiciyay Kumannaan Qof oo carruur iyo haween u badan, weli…

      Read More

        Baarlamaanka Somalia oo lagu mashquuliyay dan aanan aheyn tii Qaranka

        Muqdisho,9Aug,2015(QJ/SDN)-Baarlamaanka Somalia ayaa waxaa laga mashquuliyay howshii ay u hayeen Qaranka Somaliyed, iyadoo xubnaha Baarlamaanka lagu mashquuliyay safaro dibada ah iyo ka qaybgalka kulamo aanan macno badan ugu fadhin Somalia. Xildhibaanada Baarlamaanka oo masuul ka ah Umadda Somaliyed, ayaanan diirada ku saarin kulamada ay Muqdisho ku yeeshaan waxyaabaha muhiimka u ah umadda Somaliyed wakiilka ugu…

        Read More

          Warbixin Dheer oo Xaqiiqo iyo Dhacdooyin Xanbaarsan “Shirqoolkii Dhaqanka iyo Duulaankii Diinta Islaamka ee Somaliland.

          Hargeysa,9Aug,2015(QJ/SDN)-Wuxuu ahaa duulaan dhagaraysan iyo shirqool mudo badan laga soo shaqaynaayey sidii Somaliland u noqon lahayd dalkii u horeeyey ee Islaam ah oo ay ka qabsoonto ololaha barnaamijka ay madaxweynaha ka tahay haweenayda ku caan baxday u dagaalanka guurka dadka isku jinsiga ah. Jude Kelly  sidii hargeysa loo keeni lahaa waxaa la geliyey dedaal iyo…

          Read More

            Nigeria Oo Sare U Qaadeysa Warshadaheeda Hubka Soo Saara

            Nigeria,9Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Dalka Nigeria Mahammadu Buhari Ayaa Sheegay In Uu Doonayo In Dalka Nigeria Uu Isku Filnaansho Ka Gaaro Dhanka Soo Saarka Hubka Kala Gedisan Oo Ay Isticmaalaan Ciidamada Militariga. Buhari Ayaa Qorshihiisan Ku Shaaciyey Khudbad Uu Jimcihii Shalay Kasoo Jeediyey Akadamiyada Militariga Nigeria Ee Magalada Abuja. Hogaamiyaha Nigeria Oo Xafiiska La Wareegay Dhamaadkii Bishii May…

            Read More

              Return to Somalia: No longer a refugee

              Mogudishu,9Aug,2015—The flight took just one hour, but for 26 year old Fatuma and the 115 Somalis on board, it was the journey of a lifetime. They have been living in exile for years, hosted in Dadaab, the world’s largest refugee camp located in a remote corner of northeastern Kenya.   On 5 August 2015, they…

              Read More

                Kenya: Mooshin laga diyaarinayay Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamanka Kenya oo laga Noqday

                Nairobi,8Aug,2015(QJ/SDN)-Qaar ka mid ah Xildhibaannada Is-bahaysiga Qaranka Kenya ee Xisbiga TNA (The National Alliance), ayaa Maanta dib ula noqday Mooshin ay horay ugu goodiyeen inay ka geyn doonaan Baarlamanka Kenya Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka, Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ay ku Cadaadinayeen inuu keeno liiska xubnaha ka tirsan ururka Al-shabaab iyo dadka taageera ee dhibaatada ka…

                Read More

                  Wasiirka Maaliyadda oo Heshiis lagu Taageerayo Booliiska DFS la Saxiixday Dowladda Maraykanka

                  Muqdisho,8Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Maxamed Aadan Ibrahim (Farkeeti) ayaa ergeyga gaarka ah ee dowladda Mareykanka u qaabilsan Somalia, James P. McAnulty Muqdisho kula saxiixday heshiis ay Maraykanku ugu deeqday lacag dhan $1.5 malyan oo lagu taageerayo dib u habeynta ciidamada booliiska Soomaaliya. Xafladda lagu saxiixday heshiiskan ayaa waxaa Goob-joog ka ahaa Taliyaha Ciidamada Booliiska Somalia, Jen….

                  Read More

                    MUQDISHO: Heshiiska Dhismaha Maamulka Hiiraan iyo SH. Dhexe oo la Saxiixay (DAAWO SAWIRRADA)

                    Muqdisho,8Aug,2015(QJ/SDN)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu saxiixay Heshiis ku Saabsan Habka Maamul u sameynta Gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, iyadoo Munaasabadii saxiixa heshiiskan uu ka hadlay Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud. Heshiiskan ayaa waxaa wada Saxiixay xubnaha golaha wasiirrada ee deegaannadaas kasoo jeeda, Guddoomiyeyaasha labada Gobol iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federalka XF, Waxaana Goob-joog ka…

                    Read More

                      US donates $1.5 mln for Somalia’s police force rebuilding

                      MOGADISHUSaturday, August 8, 2015- The United States government has donated $1.5 million to help efforts to rebuild Somalia’s police force to maintain security for the horn of Africa nation which is facing a stubborn deadly insurgency by the Al-Qaeda linked group of Al-Shabab. The donation would help Somali police to receive trainings and material aid in…

                      Read More

                        Puntland Uma Baahna Ciidamadda AMISOM si ay uga difacaan Al Shabaab” Gaas

                        Garowe,8Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shaaca ka qaaday in Maamulkiisa aanuu  u bahnayn Ciidamadda AMISOM si ay uga difacaan Al Shabaab.   Madaxweyne Gaas oo Wareysi gaar ah Siiyay Wakaalada Wararka REUTERS ayaa sheegay Puntland ay leedahay Ciidamo la dagaalami kara Xarakadda Al Shabab Ee Dagaalka kula jirta Dowlada Federaalka iyo Ciidamada…

                        Read More

                          Khasaaraha ka dhashay Dagaal Dhexmaray Ciidamada Somaaliland iyo Malleeshiyaad Puntland ah oo Jid gooyo u galay

                          Laascaanood,8Aug,2015(QJ/SDN)-Iska-horimaad khasaare ka dhashay ayaa duleedka magaalada Hadaaftimo ee gobolka Badhan ku dhexmaray Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Malleeshiyaad ka tirsan Maamul-goboleedka Puntland.   Iska-horimaadkan oo dhacay shalay gelinkii dambe, ayaa WaxaKa dhashay kaddib markii Malleeshiyaad ka tirsan Maamul-goboleedka Puntland Jid-gooyo u galeen Ciidamo ka tirsan Qaranka oo ku sii jeeday Degmada Laasqoray ee gobolka Badhan,…

                          Read More

                            Ministerial “reshuffle” worrying all

                            MOGADISHU,Friday, August 7, 2015-The Somali Federal Government will undertake another cabinet reshuffle soon according to sources. For a month before the High Level Partnership Forum meeting in Mogadishu last week there were speculations that the process of negotiating new posts between the President and PM was underway. Today, sources close to both informed HOL that…

                            Read More

                              Jaaliyada Muslimiinta ah ee Minnesota oo qabtay shirar jaraa’id oo kala duwan (DAAWO SAWIRRADA)

                              MINNESOTA,8Aug,2015(QJ/SDN)-Shir jaraaid ee Koowaad ayaa maalintii shalay ahayd si wadajir ah ugu qabteen suuqa ugu weyn ee Somalida Minnesota ee Karmel Qaar ka tirsan Hor-joogayaasha Jaaliyadda Muslimiinta ah ee Minnesota iyo Hay’ada CAIR oo ah mid ka mida ururada Muslimiinta ee dalkan Maraykanka Waxaa HOL uga Warramay ujeeddada Shirkoodan jaraa’id, Jaylaani Maxamed Xuseen oo ah…

                              Read More

                                Warshadda Kalagsharka Oo Halis Caafimaad iyo Mid Deegaanba Ku Haysa Dadka Iyo Xoolaha Ku Dhaqan Agagaarka Madaarka Hargeysa (DAAWO SAWIRRADA)

                                Hargeysa,8Aug,2015(QJ/SDN)- Waxa muddooyinkii ugu danbeeyay isasoo taraysay cabashada ka imanaysa dadka ku dhaqan deegaanka koonfur bari xaafadda masallaha iyo Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Cabashadaas oo ahayd mid ku aadan, warshadda jayga iyo daamurka ee ku taalla gudaha xayndaabka madaarka magaalada Hargeysa. Haddaba warshaddan ayaa waxa ay khattar caafimaad iyo mid deegaanba ku keentay dadka…

                                Read More

                                  Booliiska Kenya Oo Xiray 45 Arday Oo Lagu Eedeyay Sameynta Falal Anshaxumo Ah Iyo Mandooriyayaal

                                  Nairobi,7Aug,2015(QJ/SDN)-Afartan Iyo Shan Arday Oo Wax Ka Barta Iskuulo Kala Duwan Oo Ku Yaalo Ismaamulada Nyeri Iyo Kirinyaga Ee Dalka Kenya, Ayaa La Xiray Shalay Galab Xili Ay Ku Jireen Safar, Fasaxa Iskuulada Kenya Ee Bisha August. Saraakiisha Saldhigga Booliska Ilaalada Kiangwachi Ee Gobolka Kirinyaga Oo Xiray Arday-Daas, Ayaa Sheegay In Da’yartaas Oo Iskugu Jireen…

                                  Read More