admin

    Qorshihii Xukuumadda Ee Banka Qool-cadey Oo Markale Dib-U-Bilaamay,Dadka Deegaanka Oo Si Weyn Uga Soo Hor-jeedda Iyo Ganacsatadda La Wariyay In Loo Xidhayo Banka

    Sallaxley,7Aug,2015(QJ/SDN)-Waxa maal-mahan si weyn usoo xoogaystay qorsheyaashii xukumadu dabada ka riixaysay ee lagu doonayay in Banka Qoolcaday loo xidho rag ganacsadayaal ah oo doonaya inay xoolahooda ku xanaanaystaan Banka Qoolcaday, lagana raro oo laga barakiciyo dad iyo xoolo wixii degganba. Mashruucan ayay xukumadu inta badan ku doodaa in midowga reer Yurub qarashka ku baxaya bixinayo,…

    Read More

      Jigjiga Oo Ka Furmay Shirweyne Sidii Lagu Hormarin Lahaa Goobaha Dalxiiska

      Jigjiga,7Aug,2015?(QJ/SDN)-Waxaa Shaleyto Xarunta Maamulka DDSi Ee Magaalada Jigjiga Soo Gaadhay Wafdi Heer Ka Socda DFI Oo Uu Hogaaminayo Mareeyaha Guud Ee Ururka Horumarinta Dalxiiska Itoobiya Mudane Solomon Tadese Waxaa Halkaasi Ku Soo Dhaweeyay Masuuliyiin Ka Tirsan Oo Uu Ugu Horeeyo Wasiir Kuxigeenka Xafiiska Xidhiidhka Dawlada Dhaqanka Iyo Dalxiiska DDSI Mudane Baashe Cabdi Mudane Solomon Tadese…

      Read More

        Haweenka Qurbajoogta DDSI Ee UK Oo Deeq Lacag Ugu Deeqay Dhagoolayaasha(DAAWO SAWIRRADA)

        London,7Aug,2015(QJ/SDN)-Munaasabadan Oo Ka Dhacday Shaley Holka Xafiiska Arimaha Haweenka, Caruurta, Iyo Dhalinyarada DDSI Oo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Haweenka Qurbajoogta DDSI Ee UK Ay Hogaaminayaan Sacdiyo Cabaas Iyo Fardowsa Suldan Maxamuud Haybe Ayaa Ayaa Waxaa Lacag Deeq Ah Lagu Gudoonsiiyey Dhalinyarada Dhagoolayaasha DDSI Taasoo Ay Ugu Deeqeen Haweenka Qurbajooga DDSI Ee UK Ka Timid Gaar…

        Read More

          East Africa: The First IGAD Regional Regulatory Authority Conference Opens in Addis Ababa.

          Thursday August 06, 2015 – The three-day First Intergovernmental Authority on Development (IGAD), Regional Regulatory Authority Conference was opened on Monday (August 3,2015) in Addis Ababa. The conference aims to develop a policy framework and regulatory system for the strengthening of pharmaceuticals and medical products and quality assurance, with possible harmonization among the IGAD Member States….

          Read More

            Xildhibaan ka tirsan Soomaalida Kenya oo si adag uga hadlay Xiisada ka taagan dhismaha darbiga iyo kaalintooda

            Nairobi,6Aug,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Bile Keerow oo laga soo doorto magaalada Mandhera ee gobalka Waqooyi Bari Kenya, kana tirsan aqalka odayaasha Kenya ayaa sheegay in ka mudane ahaan aanu raali ka ahayn in darbi laga dhiso xadka ay wadaagaan dalalka Kenya iyo Soomaaliya.   Waxa uu sheegay in fikir la’aan ay tahay qorshaha ku aadan Darbigaan la dhisayo,…

            Read More

              Qaramada Midoobay oo mashaariic ka fulinaysa deegaanada Galmudug

              Cadaado,6Aug,2015(QJ/SDN)- Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuled oo mudooyinkan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa la kulmay Wakiilka Q/Midoobay u qaabilsan SoomaaliyaNicholas Kay, waxaana la sheegay in wadahadalkoodu ku saabsanaa sidii Q/Midoobay maamulka cusub ee Galmuduga uga taageeri lahayd dhinacyada kala duwan ee maamulka iyo horumarinta. Nicholad Kay ayaa la sheegay inuu maamulka Galmudug u balan…

              Read More

                Howlgal dad badan lagu qabqabtay oo ka socda qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

                Muqdisho,6Aug,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Nabadsugida iyo kuwa Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ballaaran ka wada qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. waxaana uu howlgalkan xoogiisa uu ka socdaa degmada Hodan.  Howlgalkaaan ayaa wuxuu saameeyay dhaq dhaqaaqii guud ee xaafada degmada Hodan, waxaana lagu soo waramayaa in dad kor u dhaafaya kontameeyo ruux lagu soo qabtay.  Howl galkan…

                Read More

                  Xukuumadda Siilaanyo Intanba Sawmay Samayn? W/Q: Maxamed Cabdillaahi Biixi

                  June 2010 xukuumadda uu gadhwadeenka uyahay madxweyne siilaanyo waxay ahayd mid dadweynaha jamhuuriyadda Somaliland si balaadhan oo baaxad leh usoo dhaweeyeen uguna riyaqeen. waxaad ka dheehan karaysay wajiyadda muwadiiniinta reer somalialnd meelkasta oo ay dunida ka joogaan farxad iyo rayrayn aad u baaldhan oo qarisay shucuurtooda, taasi oo damaadshaadyadii iyo rayrayntii ka dhacaysay magaalooyinka dalka…

                  Read More

                    Puntland seeks resources as Somali militants enter its territory

                    GAROWE (Reuters) – Somalia’s Puntland region needs more help from the central government and the African Union to fight al Shabaab militants, especially equipment and ammunition, the president of the semi-autonomous region has said. Al Shabaab, which controlled Mogadishu and southern Somalia until it was driven out of the capital in 2011, has been pushed…

                    Read More

                      Deg Deg: Dagaalo iyo duqeymo Hadda Ka soconaya Deegaanka Nuur Fanax ee Gobolka Hiiraan.

                      Baladweyne,6Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka aanu ka helayno gobolka hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in deegaanka Nuur Fanax oo u dhaxeeya degmooyinka baladweyne iyo Halgan uu hadda ka soconayo dagaal u dhaxeeya ciidamada  Amison iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo isku dhinac ah iyo Alshabaab, waxaana dagaalkaasi uu bilowday markii ciidamada dowladdu ay kasoo dhaqaaqeen shalay dhinaca gobolka hiiraan magaalada…

                      Read More

                        Hargeysa: Gabadh U Ololaysa Guurka Dadka Isku Jinsiga Ah Oo Lagu Marti Qaaday Carwada Buugaagta Ee Hargeysa.

                        Hargeysa,6Aug,2015(QJ/SDN)-Carwada buugaagta ee Hargeysa oo sanadkiiba halmar lagu qabto magaalaa Hargeysa laguna soo bandhigi jiray buugaag iyo dhaqan, ayaa sanadkan lagu arkay barnaamij aad uga cad cad oo lagu magacaabo ‘’Women Of World’’ WOW. Taas oo maaliyad badan ku taageertay barnaamijka buugaagta ee sanadkan. WOW waa barnaamij ay asaasatay Jude Kulley, Jude marka laga tago…

                        Read More

                          Boqor Raabi Oo Ay Weheliyaan Qurbo Joog Iyo Masuuliyiinta Ururka Samafalka Ee Hayaan Oo Kormeer Ku Soo Maray Magaalada Balli Mataan Iyo Deegaanno Kale + Daawo Sawiro

                          Sallaxley,6Aug,2015(QJ/SDN)-Boqor Raabi Yuusuf C/laahi Oo Ay wehelinayaa Masuuliyiinta Ururka Samafalka Ee Hayaan oo xaruntoodu tahay Dalka Canada ayaa Maantii shalay kormeer indho indhayn ah ku soo maray Magaalada Balli Mataan iyo Deegaanno kale . Ujeeddada kormeerkan ayaa ahayd sidii loogu kuur gali lahaa Xaaladda Dhabta ah ee ay ku suganyihiin Bulshada Deegaankaasi waxaanay Masuuliyiintani si…

                          Read More

                            Ciyaar Kubadda Cagta Ah Oo Lagu Maamuusayay Qaar Ka Mid Ah Dhakhaatiirtii Dhawaan Ka Qalin jabisay Jaamacadda Hargeysa, Ayaa Xalay Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa (Daawo Sawirrada)

                            Hargeysa,6Aug,2015(QJ/SDN)-Xafladd si weyn loo soo agaasimay oo xalay ka qabsoontay mid ka mid ah garoonada kubbada cagta ee magaalada Hargeysa ayaa xalay lagu maamuusay qaar ka mid ah dhakhaatiirtii da’yarta ahayd ee dhawaan ka qallin jabisay jaamacadda Hargeysa. Xafladdan oo ay kasoo qayb galeen aqoonyahano, dhalinyaro iyo siyaasiyiin, ayaa waxa ugu horrayn halkaasi ka hadlay…

                            Read More

                              Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Amniga Maamulka Puntland Oo Iscasilay.

                              Garoowe,5Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada garoowe ayaa sheegaya in Agaasimihii Guud ee Wasaarada Amniga Puntland iyo DDR Khadar Muuse Guure iska casiley xilka kadib markii maanta xafiiska madaxweynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas u gudbiyey waraaqdii xil ka tagista. Shaqo ka-tagista Agaasimaha Guud ayaa wararka laga helayo aad u yaryihiin balse warsidaha Garowe Online ayaa fahansan…

                              Read More

                                Muran ka Taagan Halka lagu Qabanayo Shirka Dhismaha Maamulka Hiiraan iyo SH. Dhexe

                                Baladweyne,5Aug,2015(QJ/SDN)-Durbaba waxaa soo if-baxaya khilaaf iyo is-qab-qabsi ka dhashay halka laga dhigayo Gogosha dhismaha maamulka Gobollada Sabeellada Dhexe iyo Hiiraan.   Guddoomiyaha maamulka Gobolka Hiiraan, C/fataax Xasan Afrax ayaa dhawaan Sheegay in shirka dhismaha maamulka labada Gobol uu ka furmi doono Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, Bulshadana looga baahan yahay inay u Diyaar-garoobaan marti-galinta…

                                Read More