Qoxooti Soomaaliyeed oo Iskood uga soo laabtay Kenya oo laga soo dajiyay Magaalada Muqdisho
Muqdisho,5Aug,2015(QJ/SDN)-Qoxooti tiradoodu gaaraysay 116 qof oo ka mid ahaa Qoxootiga Soomaaliyeed ee ku noolaa dalka Kenya ayaa maanta laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Muqdihso, kuwaasoo si iskood ah u dalbaday in lagu celiyo dalkooda. Hay’adda Qoxootiga Adduunka ee UNHCR ayaa xustay in qoxootigan ay ka mid ahaayeen kuwa ku jiray xeryaha Dhadhaab-Kenya, Halkaasoo ay…
