Qaar Kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Ku Jira Xisbiga Kulmiye Oo Guddoomiye Ciro Ugu Baaqay In Uu Iscasilo.
Hargeysa,4Aug,2015(QJ/SDN)-Qaar Kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Ku Hadla Afka Xukuumada Silaanyo Oo Guddoomiye Ciro Ugu Baaqay In Ay Iscasilaan Xildhibaanada aqalka golaha wakiilada somaliland ayaa maanta ku baaqay inuu Guddoomiyahoodu xilka iska casilo Madaama oo ku sheegay in Ay yihiin Sharci daro,Golaha baarlamanka Somaliland waxa ay cadeyeen inaan loo baahnayn in Markasta Golaha baarlamanka…
