admin

    Nuxurka Kulan Magaaladda Hargaysa Ku Dhex-maray Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Haa’yadda UNDP

    Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade Ayaa Maanta Shir Albaabadu U Xidhnaayeen Xafiiskiisa Kula Qaatay Hayada UNDP .   Shirkan Ay Wada Qaateen Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Madaxda Haayada Undb Oo Socday Wakhti 30 Minut Ayaa Lagaga Wada Hadlay Arrimaha Nabadgalyada , Xoojinta Amaanka Iyo Arrimaha Qaxoontiga . Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali…

    Read More

      Kooxda OHIO TMT oo ku Guuleystay Koobkii Somali-Week iyo Gudoomiye Jawaari oo Koobka Guddoonsiiyay (Daawo Sawirrada)

      Toronto,3Aug,2015(QJ/SDN)-Tartankii ciyaaraha Somali-Week ayaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Toronto ee dalka Canada, kuwaasoo billowday 24-kii July illaa 03-da August – 2015-ka oo maanta ah. Iyadoo koobka ay ku guuleystay Koox ka socday Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka. Ciyaaraha Somali-week ee sannadkan ayaa muhiim u ahaa Sannad-guradii 25-aad ee kasoo wareegtay aasaaska Somali-week, iyadoo la aasaasay…

      Read More

        Somali official says friendship between two countries intact

        Monday August 3, 2015-Somali official says friendship between two countries intactThe recent al-Shabaab terrorist attack in Somalia that killed a member of the Chinese embassy’s security staff and seriously damaged embassy facilities will not affect the friendly relationship between China and Somalia, and the Somali government will offer all necessary support to help relocate the…

        Read More

          Ingiriiska Oo Dacwad Musuqmaasuq Kusoo Oogey shirkada Soma Oil And Gas iyo Dowladda Soomaaliya Oo ka Hadashay-Akhri Warbixin

          Muqdsho,3Aug,2015(QJ/SDN)-Xafiiska baadhista dambiyada halista ah ee dalka Ingiriiska ayaa shaaciyey in la furey dacwad ka dhan ah shirkadda shidaalka ka baadhaysa Soomaaliya ee Soma Oil and Gas ee laga leeyahay dalkaasi Ingiriiska.   War kasoo baxay xafiiska baadhista dambiyada ayaa lagu sheegey in dacwadda la baadhayo ay tahay mid la xidhiidhta musuq maasuq iyo lacago…

          Read More

            Magaalada Muqdisho Oo Laga Hirgaliyay Dhisme Loo Eekaysiiyay Kacbada. (Daawo Sawirrada)

            Muqdisho,3Aug,2015(QJ/SDN)-Magaalada Muqdisho waxaa laga hirgaliyey dhismo loo eekeysiiyey Dhagaxii Xajjka ee Xajarul Aswadka,waxaana dhagaxan dhigay Culimo Soomaaliyeed oo sheegay in ay doonayaan in ay dadka Soomaaliyeed inta ayna aadin xajka ay ku bartaan sida ay waajibaadka xajka u gudan lahaayeen. Dadka Muqdisho ayaa u soo daawasho taga goobtan lagu sameeyey dhagax u eeg kan yaala…

            Read More

              Daawo:Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Qasriga Madaxtooyadda Ku Qaabilay Wakiil Ku-Xigeenka Qaramadda Midoobay Iyo Arimaha Ay Labadda Dhinac Isla-Soo-Qaadeen.

              Hargeysa,3Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wakiil Ku Xigeenka Ergeyga Gaarka ah Qaramada midoobay Mr Peter de Clercq ahna Isuduwaha Gargaarka Bani aadanimo iyo Wakiilka Barnaamijka Qaramada Midoobay ee Horumarinta (UNDP) u qaabilsan oo dalka soo gaadhay.

              Read More

                Somalia receives more UAE aid

                Sunday, August 2, 2015A ship carrying 450 tonnes of humanitarian food supplies has arrived at the north-eastern port of Bosaso in Somalia.   The shipment is part of the UAE’s efforts to help alleviate the suffering of the Somali people. The shipment included 11 varieties of basic food supplies. At least two regions in Somalia…

                Read More

                  ”Golihii Guurtida Ee Aanu Soo Xulnay Waxa Ka Nool 7… Go,aankii Xisbiyada Iyo Guddida Doorashadana Waa In… Suldaan Xasana Waxaan Leeyahay”…Sul.Maxamed Sul. Cabdiqadir

                  Hargeysa,3Aug,2015(QJ/SDN)-Suldaanka guud ee beelaha somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay xaalka siyaasadeed iyo bulsheed ee uu haatan dalku ku sugan yahay.Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa waxa klae oo uu jawaab ka bixiyey hadalo uga yimid suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi oo ka mid ah madax dhaqameedka somaliland…

                  Read More

                    Somalia region leader ‘with 9 lives like a cat’

                    On the day US President Barack Obama was addressing Kenyans at Nairobi’s Kasarani Stadium Indoor Arena to mark the end of a historic visit to his father’s homeland, Somali government official Ali Khalif Galaydh was in Jazeera Palace Hotel in Mogadishu.   Suddenly, the peace and quiet of the hotel near the airport that is…

                    Read More

                      ”Al-shabaab Waxay Hayaan Waa Dhimasho iyo Dhaawac loo Geysanayo…. ” Brack Obama

                      Addis-ababa,2Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Mareykanka Barack H. Obama ayaa Amaanay horumarrada ay ka sameeyeen ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM dagaalka ay kula jiraan Al-shabaab, wuxuuna xusay inay muhiim tahay in la xoojiyo cadaadiska lagu hayo Al-shabaab.   Obama ayaa hadalkan ka sheegay Isniintii lasoo dhaafay shir jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Addis Ababa…

                      Read More

                        Kooxo Hubeysan oo Bujumbura ku dilay Taliyihii hore ee Nabad-sugidda Waddanka Burundi

                        Bujunbura,2,Aug,2015(QJ/SDN)-Taliyihii hore ee Sirdoonka Dalka Burundi oo ay aad isugu dhawaayeen Madaxweynaha dalkaas, Pierre Nkurunziza ayaa lagu dilay maanta oo Axad ah bartamaha Magaalada Bujumbura ee Caasimadda dalka Burundi.   Jen. Adolphe Nshimirimana ayaa waxaa toogtay kooxo hubeysna oo gaari watay, iyadoo lala dilay ilaaladiisi oo aan tiradooda la sheegin; iyagoo marayay xaafada Kamenge, sida…

                        Read More

                          Mashruuca Biyo Balaadhinta Hargeysa ee Xumboweyne oo Bilaabmay Iyo Shirkadaha Ku Guulaystay Tartankii Guddida Qandaraasyada Qaranku Soo Bandhigeen

                          Hargeysa,2,Aug,2015(QJ/SDN)-Muddo dheer iyo Maraxalado faro badan kadib waxaa la gaadhay wakhtigii Sirasmi ah loo bilaabi lahaa Mashruuca Biyo balaadhinta ee Xumboweyne, mashrucaasi oo qayb ka ah mashaariicda dawlada isutaga imaaraatka Carabtu ka hirgelin rabto Somaliland, waxaana xiligan wado jir loo gudo galay sidii mashruuca haraad-tirida hargeysa hanaqaad ku noqon lahaa, meeshana ay uga bixi lahayd…

                          Read More

                            Puntland oo 17–Jirsatay iyo Meelo kala duwan oo laga Xusay Munaasabadda 01-da Agoosto

                            Garoowe,1-8-2015(QJ/SDN)-Maamulka Gobolka Bari iyo kan Degmada Boosaaso ayaa maanta soo Qaban-qaabiyay Munaasabado lagu Xusayo sanad-guuradii 17-aad ee Puntland oo ku beegan markii la Aasaasay Maamulka Puntland, Waxaana Xuskan ka Qayb-galay Dadweyne aad u tira badan.   “Maanta looma kala harin xuska ,waxaad arki kartaan in bulshadii Bosaaso oo dhami ay halkan isugu soo baxeen si…

                            Read More

                              Saraakiisha Al-shabaab oo Janaaso u Tukaday Hogaamiyihii Geeriyooday ee Taliban

                              Muqdisho,1-8-2015(QJ/SDN)-Saraakiil ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa u tukaday Salaadda Janaasada Qaa’ibada ah Hoggaamiyihii Ururka Taalibaan ee dalka Afgaanistaan, Mullah Maxamed Cumar.   Saraakiisha Al-shabaab ka tirsan ayaa sheegay in Mullah Maxamed Cumar uu ka mid ahaa hoggaamiyeayasha Jihaadka Calaamka ka socda, iyagoo sheegay inay aad u naxeen markii ay maqleen geeridiisa.   “Waxaan Salaadda Janaasada…

                              Read More