admin

    Ciidanka AMISOM oo la sheegay inay dad shacab ah ku laayeen Xaafadda Ruusiya ee Degmada Marko

    Marka,1-8-2015(QJ/SDN)-Wararka ka imaanaya Magaalada Marka ee Xarunta Gobalka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in Askar ka Tirsan AMISOM ay Xalay Dad shacab ah ku dileen gudaha magaaladaas.   Inta la xaqiijiyay lix qof oo shacab ah ayay ciidamada AMISOM xalay toogteen, waxaana dadka la dilay la sheegay inuu ku jiray Aabbe iyo Caruurtiisa. Sidoo kale waxaa…

    Read More

      Ahlusunna oo Suxufiyiin ku xidh-xidhay Degmada Dhuuso-mareeb ee Xarunta Gobolka Galguduud

      Dhuusa-mareeb,1-8-2015(QJ/SDN)-Maamulka Culummaa’uddiinka Ahlusunna ayaa Xalay fiidkii xabsiga dhigay Shan Wariye oo ka mid ahaa Wariyeyaasha ka howlgala Magaalada Dhuusa-mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud, kuwaasoo middoo ay tahay Haweeney.   Suxufiyiinta la xiray ayaa lagu kala ah; Maxamed Deeq Cabdi Maxamed oo u shaqeynayay Idaacadda Dowladda Somalia, Cabdi Jamaal Macalin Axmed oo isna u shaqeeya Radio…

      Read More

        Diyaarado Duqeymo culus ka geystay Deegaanno ka tirsan Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Bay

        Buurhakaba,1-8-2015(QJ/SDN)-Diyaaradaha Dagaalka ee Qummaatiga u kaca ayaa duqeeyay deegaanno ku dhow degmad a Buur-hakaba ee Gobolka Bay, inkastoo aan la ogeyn khasaraha ka dhashay duqeyntan.   Wararka ayaa sheegaya in diyaaradahan ay qayb ka yihiin Diyaaradaha Itoobiya ee qaybga ka qaadanaya howlgallada AMISOM ay kaga horjeeddo Al-shababaab. Iyadoo wararku intaas ku darayaan in duqeymanahan lala…

        Read More

          Carwadii 8aad Ee Buugaagta Hargeysa Oo Maanta si rasmi ah uga furantay Hotel Guuleed ee Caasimadda Hargeysa- DAAWO SAWIRRADA.

          Hargeysa,1-8-2015(QJ/SDN)-Munaasibad ballaadhan oo lagu furayey carwadii 8aad ee Buugaagta Hargeysa International Book Fair ayaa maanta si rasmi ah uga furantay Hotel Guuleed ee caasimadda Hargeysa Xafladdan oo ay ka soo qayb galeen dadweyne aad u tira badan oo isugu jira qeybaha kala duwan ee bulshada, oo ay ka mid ahaayeen gudoomiyaha baarlamaanka Somaliland ahna gudoomiyaha…

          Read More

            Muslims being ‘erased’ from Central African Republic

            Militias have taken advantage of the political vacuum in Central African Republic (CAR), engaging in ethnic cleansing of Muslims in a bid to erase the community from the country, human rights group Amnesty International has said. Discussing Friday’s report, entitled “Erased identity: Muslims in ethnically cleansed areas of the Central African Republic,” Joanne Mariner, a…

            Read More

              ‘’Haddii aysan dhicin doorasho Qof & Cod ah Macnaheedu ma ahan in aysan doorasho dhacayn…’’CAYNTE

              Muqdisho,31july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ee Somalia, C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa sheegay in hadda laga fikirayo Qaabka Dalka ay uga dhici lahayd doorasho, mar hadii aysan dhici karin doorasho qof iyo cod ah. C/raxmaan Caynte ayaa sheegay in hadda Wada-tashi ballaaran Shacabka la sameyn doono si ay qayb uga qaataan fikirka ku aaddan Qaabka ay…

              Read More

                Ururka Ahlusuna oo kasoo horjeestay Qodobadii Shirkii Hiigsiga Somalia ee ka dhacay Muqdisho

                Dhuusa-mareeb,31july,2015(QJ/SDN)-Ururka Ahlusunna Waljamaaca ayaa kasoo horjeesatay Qodobadii kasoo baxay Shirkii Shalay Muqdisho lagu soo Gunaanaday ee looga Hadlayay Hiigsiga Somalia ee Sannadka 2016-ka. Guddoomiyaha golaha talada ee Ahlusunna, Sh. Cumar Sh. C/qaadir Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qodobbadii shirkaas kasoo baxay Ahlusunna ahaan aysan aqoonsanayn, isla markaana aysan taageeri doonin. Sidoo kale,…

                Read More

                  ‘’Darbiga Xuduuda laga Dhisayo ma ahan Mid naga celin kara Al-shabaab…’’ KALONZO MUSYOKA

                  Nairobi,31july,2015(QJ/SDN)-Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wiper oo ka Dhisan Dalka Kenya, Kalonzo Musyoka Horayna u soo noqday Madaxweyne ku xigeenka Kenya ayaa dhaleeceeyay darbiga ay xukuumadda Kenya ka dhisayso xadka ay Somalia la wadaagto, kaasoo ay sheegtay inay kaga hortagayso Al-shabaab.   Musyoka oo dhismaha Jaamacadda Nairobi kula Hadlayay Arday barta Sharciga ayaa ku dooday…

                  Read More

                    Madaxii Mucaaradka Burundi oo loo Doortay Guddoomiye ku Xigeenka Baarlamanka Dalkaas

                    Bujunbura,31july,2015(QJ/SDN)-Hoggaamiyihii Mucaaradka Burundi, Agathon Rwasa ayaa loo doortay Khamiistii inuu noqdo Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Qaranka dalkaas, isagoo ahaa xubnihii Mucaaradka ee kasoo horjeestay doorashadii waddankaas ka dhacday, muddo bilooyin ahna ka mid ahna taageerayay kacdoonnadii shacab ee dalkaas ka jiray. Mr Rwasa ayaa cambaareeyay doorashadii markii saddexaad Xilka Madaxweynenimo ee loo doortay, Pierre Nkurunziza,…

                    Read More

                      Shirkii Ururka Suxufiyiinta Bariga Afrika oo la soo Gunaanaday Hoggaana Doortay

                      Nairobi,31july,2015(QJ/SDN)-Shir aan Caadi ahayn oo ay isugu Yimaadeen Dalalka ku mideysan Ururka Suxufiyiinta Bariga Africa ee loo EAJA oo ay ka mid yihiin; Somalia, Djibouti, Uganda, Tanzania, Seychelles, Rwanda, Burundi, Ethiopia and Eritrea oo Nairobi ka socday 30-kii iyo 31-kii Luulyo, 2015-ka ayaa maanta lasoo Gabagabeeyay. Shirka oo ujeedadiisu ahayd sidii oo loosoo Afmeeri lahaa…

                      Read More

                        Daawo Waraysi Kulul Oo Xiiso Badan Oo Madaxa Isku Dareen Prof: Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Wariye ‏Cabdixafiid Maxamud Jaamac

                        London,30july,2015(QJ/SDN)-Waxaan akhristayaasheena sharafta leh halkan idinku soo gudineyaa muuqalka wareysigii inbadan lawadasugaayay ee aanu horay idinku soo gudbinay hordhaciisa ee Prof Axmed Ismaaciil Samatar uu ka qaaday wariye Cabdixafiid Maxamud Jaamac ee ku saabsanan arimo badan oo quseeya sida isbadalka siyaasadeed ee ku yimid.   Hadaba hoos ka daawo wareysigani o dhameystiran.   khaalid Foodhaadhi…

                        Read More

                          Ra’iisul Wasaare Sharmaarke oo ka hadlay shirka ka furmay Magaalada Muqdisho

                          Muqdisho,30july,2015(QJ/SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa khudbad ka jeediyey shirka heer wasiir ee Madasha Waddamada iyo Hay’adaha Iskaashiga la leh Soomaaliya oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxuna ka hadlay Ra’iisul Wasaaruhu qorshaha mudnaanta u leh dowladda ee la doonayo in dalka lagu gaarsiiyo sanadka 2016. Mudane Cumar C/rashiid ayaa…

                          Read More

                            Munaasabad ay Ku Qalinjabiyeen 551 Arday Dufcadii 10aad ee Ka Qalinjabisay Kuliyada Maaraynta iyo Adeega Shacabka oo Maanta Ka Dhacday Jigjiga.

                            Jigjiga,July-30-2015(QJ/SDN)-Laga soo bilaabo tan iyo intii ay Dalka ka curatay dimoqraadiyada cadaalada,sinaanta iyo wadanoolaanshaha shucuubta iyo qowmiyadaha itoobiya ee ka dhashay halgankii ay dhiigooda u hureen Geesiyadii EPRDF xukunkana kaga tureen kaligii taliskii Mingistu,waxaa sanadba sanadka ka sii danbeeya DDSI oo ka aradnaan jiray dhamaanba adeegyada aasaasiga ah ku soo badanaya ardayda ka kala qalinjabinaysa…

                            Read More

                              Maydadka Tobaneeyo Muhaajiriin Somali iyo Eritrean oo laga soo saaray meel ka baxsan Badda Libya

                              Rome,29july,2015(QJ/SDN)-Ilaaladda Xeebaha ee dalka Talyaaniha ayaa sheegay inay labadii maalmood ee ugu dambaysay soo badbaadiyeen in ka badan 1.800 Muhaajiriin Afrikaan ah, kuwaasi oo la socday shan dooni oo ka soo shiraacday Xeebaha dalka Libya. Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Ireland ayaa la sheegay inuu qeyb ka ahaa Gurmadkaasi, wuxuuna soo badbaadiyey dooni ay…

                              Read More

                                Madaxweynaha Soomaaliya Oo Goordhaweyd Furay Shir Looga Hadlayo Hiigsiga Cusub. Daawo Sawiradda

                                Muqdisho,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh ayaa goor-dhaw furay shirweynaha Hiigsiga 2016-ka oo ka dhacaya Muqdisho, kaasoo ay ka Qayb-galayaan Xubno ka mid ah Dowladda iyo Dalalka Daneeya Arrimaha Soomaaliya. Xasan Sheekh ayaa halkaas ka jeediyay khudabadii furitaanka, isagoo shirka ay ku sugan yihiin xubno ka socda Beesha Caalamka, Urur-goboleedka IGAD, Ururka Midowga Afrika iyo Maamul Goboleedyada…

                                Read More

                                  ‘’Maanta ma garanayno wakhti doorashooyin ka dhacaan Somaliland….” Gudoomiye Cirro

                                  Hargeysa,29july,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaarid ah ee waddani Cabdirraxmaan Cirro oo khudbad ka jeediyay madashii lagaga dhawaaqayay go’aamadii kasoo baxay shirkii maalmahanba u socday mucaaridka Somaliland ayaa sheegay in shirkan maanta go’aamadiisa lagu dhawaaqayo aanu ahayn mid qarankan lagu dibindaabyeenayo ee uu ahaa shir laga soo jeedinaayo talooyin lagaga baxo marxaladda adag  ee uu dalku ku jiro…

                                  Read More