Warbixin Dheer oo Xaqiiqo iyo Dhacdooyin Xanbaarsan “Shirqoolkii Dhaqanka iyo Duulaankii Diinta Islaamka ee Somaliland.
Hargeysa,9Aug,2015(QJ/SDN)-Wuxuu ahaa duulaan dhagaraysan iyo shirqool mudo badan laga soo shaqaynaayey sidii Somaliland u noqon lahayd dalkii u horeeyey ee Islaam ah oo ay ka qabsoonto ololaha barnaamijka ay madaxweynaha ka tahay haweenayda ku caan baxday u dagaalanka guurka dadka isku jinsiga ah. Jude Kelly sidii hargeysa loo keeni lahaa waxaa la geliyey dedaal iyo…
