admin

    Daawo Sawiro Dhammeystiran Oo muujinaaya Khasaarihii Uu Dhaliyay Qaraxii Ka Dhacay Hotel Jaziira Muqdisho.

    Muqdisho,26july,2015(QJ/SDN)-Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ismiidaamin ah oo galabta lagu qaaday Hotelka Jaziira oo kuyaala agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaana weerarkan ka dhashay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Weerarka Ismiidaaminta ah ayaa loo adeegsaday Gaari nuuca xamuulka qaado ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo biro…

    Read More

      Xasan Sheekh oo si kulal uga hadlay Weerarkii Hotel Jaziira Baaqna u diray Ciidamada Amniga

      Muqdisho,26july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u Cambaareeyay Weerarkii Maanta ay Al-shabaab ku Qaadday Hoteel Jasiira oo ku yaalla Magaalada Muqdisho.   Xasan Sheekh ayaa Sheegay in ujeeddada kooxaha Argagixisada ah ay tahay inay Hor-is-taagaan rabitaanka shacabka oo ah inay nabad iyo barwaaqo gaaraan, taasna aysan marna suuro-gal noqon doonin.   “Waxaan u…

      Read More

        Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaadhay Kismaayo Tababarna u furay Ciidammo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliya + DAAWO SAWIRRADA.

        Muqdisho,26july,2015(QJ/SDN)-Wafti oo uu hogaaminayay madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Max’uud ayaa maanta gaadhay magaalada Kismaayo, iyadoo garoonka diyaaradaha ee magaalada ay si diiran ugu soo dhaweeyeen madax ka tirsan maamulka Jubbaland. Madaxweeynaha ayaa waxaa wehlinayay wasiirka gaashaandhigga dowladda Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, wasiiru dowlaha gaashaandhigga, taliyaha ciidamada xoogga dalka, xildhibaanno iyo…

        Read More

          Wariyaal katirsan Tv-ga Universal oo dhimasho iyo dhaawac uu kasoo gaadhay Weerarkii lagu qaaday Hotel Jaziira

          Muqdisho,26july,2015(QJ/SND)Weerarkii ismiidaaminta ahaa ee galabta lagu qaaday hotelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho ayaa khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxa uu kasoo gaadhay Wariyaal katirsan Telefishinka afka Soomaaliga ku hadla ee Universal. Mid kamid ah Wariyaasha Tv-ga Universal oo lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdi Kariin ayaa ku dhintay Qaraxaasi, waxaa sidoo kale dhaawac fudud uu…

          Read More

            Al Shabaab: “Weerarka Hoteel Jazeera Wuxuu Aargud u ahaa Xasuuqii Ay Gaaladu Shacabka Soomaaliyeed Ugu Geysteen Koonfurta Soomaaliya”.

            Muqdisho,26july,2015(QJ/SDN)-Ururka dhaq-dhaqaaqa alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada weerarkii ka dhacay hotel jasiira ee magaalada muqdisho, war rasmi ah oo kasoo baxay xarakadda alshabaab ayaa lagu sheegay in ciidamada alshabab ay mas’uul ka ahaayeen qaraxii ka dhacay hotel jasiira ee magaalada muqdhisho. Alshabaab waxay sheegtay in weerarkan uu aargud u ahaa toboneeyo qof oo ciidamada itoobiya ku…

            Read More

              Somalia blast: Mogadishu hotel rocked by bomb

              Mogadishu,26july,2015(QJ/SDN)-At least 10 people have been killed in a huge bomb explosion at a hotel in the Somali capital Mogadishu. A BBC reporter in the city reports that a lorry was used to attack the Jazeera hotel near the city’s airport. Ambulances have begun collecting the dead and wounded in what he describes as one…

              Read More

                Faah-faahino Dheeraad Ah Oo Kasoo Baxaya Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho + Daawo Sawiro

                Muqdisho,26july,2015(QJ/SDN)-Sidii aanu horayba idiinku sheegnay, qarax xooggan ayaa lala beegsaday  Huteelka Jasiira ee magaalada muqdisho, oo ku yaala waddada tagta garoonka diyaaraddaha magaalada muqdisho, wararka hordhaca ah ee aanu helayno ayaa waxa ay sheegayaan in ugu yaraan 10ruux ay halkaasi ku dhimatay halka toboneeyo kalana ay ku dhaawacmeen, ma cadda lamana garan karo cidda ku…

                Read More

                  OBAMA: US will help Kenya fight against al-Shabab

                  President Barack Obama has said that the United States will help Kenya fight against the al-Shabab terrorist group, the Qaeda affiliate based in Somalia. Obama made the remarks at a joint news conference with Kenyan President Uhuru Kenyatta in Nairobi on Saturday. “We have systematically reduced the territory that al-Shabab controls, we have been able…

                  Read More

                    War Ded Deg Ah: Qarax Xooggan Oo Hadda Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

                    Muqdisho,26july,2015(QJ/SDN)- Wararka naga soo gaadhaya magaalada muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya ayaa sheegaya in hadda qarax xooggani ka dhacay  agagaarka garoonka diyaaraddaha ee magaalada muqdisho, goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa uuro iyo qiiq is qabsatay, dhawaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa goobta uu qarraxu ka dhacay waxaana hadda socota is rasaaasayn xoogga,”Gaadhi ay Waxyaabaha Qaraxa…

                    Read More

                      Daawo Sawirro Xul Ah Shirkii Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland Oo Maalinkiisii Labaad Galay.

                      Hargeysa,26july,2015(QJ/SDN)- Shirkii wada tashiga xisbiyada mucaaridka ah ee somaliland ayaa maalintiisii labaad galay waxaana la filayaa in maalinka barri ah lasoo gunaanadi doono, shirka oo maanta qodobaysnaa, ayaa waxa ugu muhiimsanaa qodobadii laga hadlay, dhaqaalaha,siyaasdda arrimaha dibadda, dib u dhaca doorashada iyo qodobo kale, waxaana la filayaa in go;aamo laga soo saari doono insha allah. …

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo Oo Xil-Ka-Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare EE Dalka

                        Hargeysa,26july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu JSL/M/XERM/249-3438/072015 xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey Garsooreyaasha maxkamada sare. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobka 101aad iyo 105aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Talada iyo soo jeedinta Guddida Cadaaladda; Markuu Arkay: Baahida loo qabo…

                        Read More

                          Alshabaab Oo Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya Muqdisho ku dishay.

                          Muqdisho,25july,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan, C/llaahi Xuseen Maxamuud Muuse Bantu oo ka mid ahaa Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa Goor-dhoweyd lagu dilay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, iyadoo dilkiisa ay sheegatay Al-shabaab. Kooxo hubeysan ayaa dilay Xildhibaanka, kuwaasoo baxsaday, iyadoo xilka loo dhaariyay inta lagu jiro kal-fadhigan lixaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii Aabbihiis Xuseen Bantu oo xildhibaan ahaa…

                          Read More

                            ’Shir qaran ma jiro, siday maxkammadu go’aamisay ayaanu qaadanaynaa, waana shirkii awalba shiri jirnay labadayada xisbi” Faysal Cali Waraabe

                            Hargeysa,25july,2015(QJ/SDN)-Shirkii wada-tashiga axsaabta mucaaridka Somaliland ayaa waxa uu manta ka furmay magaalada hargeysa hutel dalxiis, iyadoo ay kasoo qayb-galeen gudoomiyayaasha xisibiyad mucaaaridka ahi. Eng Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Cabdirraxmaan Cirro Gudoomiyaha Xisbiga Waddani, Hadaba shirkan oo la sheegay in uu socon doono muddo saddex cisho ah ayaa waxa halkaasi waraabinta kula hadlay…

                            Read More

                              Ingiriiska oo ka Hadlay Socdaalka uu Wasiirka u Qaabilsan Iskaashiga Caalamiga ah ku Tegay Somaliland iyo Somaliya

                              London,25july,2015(QJ/SDN)-Dawladda Ingiriiska, ayaa sheegtay in ujeeddada ka dambaysay in Wasiirka u qaabilsan Iskaashiga Caalamiga ah uu ku tego Somaliya iyo Somaliland ay tahay sidii loo xoojin lahaa taageerada gobolka. Wasiir Grant Shapps oo kulanno la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxameed, Ra’isal-wasaare Sharmarke iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud siilaayo, ayaa masuuliyiintan kala hadlay arrimo…

                              Read More

                                Warbaahinta Caalamka Oo Soo Bandhigtay Khariirad Muujinaysa Awooda Baahsan ee Alshabaab- Daawo Sawirada.

                                Muqdisho,25july,2015(QJ/SDN)-Inkasta oo ciidamada AMISOM iyo kuwa Itoobiya ay sanadadii lasoo dhaafay qabsadanayeen magaalooyin dhaca Koonfurta iyo badhtamaha dalka Soomaaliya oo horay gacanta Alshabaab ugu jiray hadane wali inta badan dhulka soomaaliya waxaa gacanta ku haya xarakada alshaaab.   Khariirad ama Map ay soo saartay Warbaahinta Ingiriiska BBC-da ayaa muujinaysa in dhulka ugu ballaadhan ee Koonfurta…

                                Read More

                                  Ciidankii Ugu Badnaa Oo Kenya Soo Dhoobtay Xuduudka Ay Soomaaliya La Leedahay, Xilli Laga Cabsi Qabo Weeraro Alshabaab kaga yimaadda.

                                  Nairobi,25july,2015(QJ/SDN)-Xidhiiidhiyaha Dowladda Kenya u qaabilsan Gobalka W/bari, Mohamed Salah ayaa xaqiijiyey in la adkeeyey ammaanka xuduudka Kenya la wadaagto Somalia. Isagoo la hadlayey Wakaalladda Wararka ee XINHUA waxa uu tilmaamay in Saraakiil badan oo ka tirsan Hay’addaha Ammaanka loo soo daad-gureeyey xuduudka, si looga hortago weeraro laga filan karo Dagaalyahanada Alshabaab. “Waanu ku baraarugsanahay cabsida…

                                  Read More

                                    Booqashada Obama Wax Maka Badali Kartaa Siyaasadda Cakiran Ee Geeska Afrika?.

                                    Madaxweynaha dalka maraykanka Mr.Brack Obama ayaa booqasho ku jooga dalka Kenya, iyadoo halkaasi uga sii gudbi doona dalka itoobiya. Waxaana la filayaa in madaxweyne Obama halkaasi kula kulmi doono madaxda wadamadaasi. Waana markii ugu horraysay ee uu obama yimaado wadamadan. Hadaba su’aasha is weydiinta leh waxay tahay waa maxay danaha siyaasadeed ee maraykanu wakhtigan uu…

                                    Read More