admin

    Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Saaka Dalka Kusoo Laabtay,Madaxda Mucaaradka Oo Si Diiran Usoo Dhaweeyay+Daawo Sawiradda

    Hargeysa,25july,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo todobaaddadii ugu danbeeyay ku sugnaa Dalka Imaaraadka Carabta ayaa saaka subaxnimdii hore ka soo dagay Gegida Diyaaradaha ee Hargaysa Airport . Gudoomiyaha ayaa waxa madaarka kaga Hor tagay kuna soo Dhaweeeyay Masuuliyiinta isbahaysiga Mucaaradka Somaliland oo ay hor kacayeen Gudoomiyaha Xisbiga Waddani C/raxman Cirro , Gudoomiyaha Madasha…

    Read More

      “Qabsashada degmada Baardheere waa guul weyn oo u soo hoyatay AMISOM iyo kuwa Dowladda Somalia, waayo waxaa muddo toddoba sano ah ka talinaysay Al-shabaab”Col. David Obonyo.

      Baardheere,24july,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Kenya ee Qaybta ka ah AMISOM ayaa Maanta oo Jimco ah sheegay inay degmada Baardheere ku toogteen Toddoba xubnood oo ka tirsanaa Al-shabaab ayna ka Furteen Shan Qoryaha Fudud ah, kaddib markii maalin ka hor ay la Wareegeen gacan ku haynta Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.   Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayay ciidamada…

      Read More

        Madaxweynaha Burundi Oo Markale Ku Guulaystay Doorashadii Dalkaasi Ka Dhacday.

        Bujumbura,24july,21015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Burundi, Pierre Nkurunziza oo tan iyo sannadkii 2006-dii xukumayay dalka Burundi ayaa la shaaciyay maanta inuu mar kale ku guuleystay doorashadii madaxweynenimo ee dhawaan dhacday; taasoo ay Qalalaasooyin uu dhiig ku daatay oo ay hormuud ka ahaayeen xisbiyada mucaaradka ah iyo ururrada bulshada rayidka ahi hareeyeen.   Guddiga Doorashooyinka dalka Burundi ayaa goor-dhow shaaciyay…

        Read More

          Daawo Wasiirka Iskaashiga Caalamiga Ah ee UK Oo La Kulmay Madaxweynaha Somaliland

          Hargeysa,24july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka arrimaha dibedda somaliland Md: Maxamed Biixi Yoonis kulan uu madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland mudane Siilaanyo uu la yeeshay wafti uu hoggaaminaayay wasiirka iskaashiga caalamiga ah Min Grant Shapps oo ay weheliyaan safiirka somaliland iyo soomaaliya u qaabilsan ingiriiska ee fadhigeedu yahay Addis Abba Amb.Harriet Mathens. Halkan Hoose Ka Daawo:

          Read More

            Madaxweynaha Soomaaliya Oo Muqdisho Kula Kulmay Wasiirka Iskaashiga Uk, Maxay Ka Wada Hadleen? Akhri+Sawiro

            Muqdisho,24july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho ku qaabilay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga, ahna sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Afrika ee dalka Britain, Grant Shapps oo booqasho laba maalmood ah ku yimid Somalia. Xasan Sheekh ayaa Wasiirka uga Warbixiyay Xaaladda Soomaaliya dhinacyada, amniga, siyaasadda, dib u soo kabashada dhaqaalaha iyo dib u dhiska. Isagoo uga mahad-celiyay Boqortooyada UK,…

            Read More

              Madaxweynaha Maraykanka Obama Oo Soo Gaadhay Kenya, DAAWO SAWIRRADA

              Nairobi,24july,2015(QJ/SDN)-Waxaa goor dhow kasoo dagtay Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ee Magaalada Nairobi diyaaradii waday Madaxweyne Barack Obama oo si weyn looga sugaayay wadankaan Kenya. Obama, ayaa garoonka diyaaradaha waxaa ku soo dhaweeyay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo xubno ka tirsan xukuumadiisa. Iyadoo sidoo kale soo dhaweyntiisa ay ka qeyb galeen dad weyne tiro badan…

              Read More

                Ciidamada AMISOM iyo kuwa Somalia oo la Wareegay Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay

                Diinsoor,24july,2015(QJ/SDN)-Ciidanka Isbahaysanaya ee dowladda Somalia & kuwa AMISOM ee Gacanta siinaya ayaa Gudaha u galay Saakay Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay, halkaasoo ay ka talinaysay Al-shabaab muddo lix sano ka badan. Xoogagii Al-shabaab ayaa shalay isaga baxay degmada Diinsoor, iyadoo ciidanka huwanta ay xalay ku hoydeen duleedka degmadaas, iyagoo ku kallahay saakay aroortii hore, iyagoo…

                Read More

                  Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ee Shalay oo laga soo saaray Go’aanno dhowr ah (AKHRISO)

                  Garoowe,24july,2015(QJ/SDN)-Shirkii Golaha Wasiirrada ee Puntland ayaa Waxaa looga hadlay Arrimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen Xeerka diiwaan-gelinta shirkadaha dhismaha iyo Xaaladda nabadgelyo ee Puntland. Kulanka maanta oo uu shir-guddoominayay Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji C/llaahi Camey ayaa ugu dambeyn laga soo saaray dhowr qodob, haddana halkan hoose ka akhriso go’aannada shirka laga…

                  Read More

                    Djibouti’s US ambassador dies aged 71

                    Washington,24july,2015(QJ/SDN)-Djibouti government’s Permanent Representative to the United Nations and Ambassador of Djibouti to the United States Roble Olhaye has died in the United States on Wednesday.   Mr. Olhaye who was the longest-serving ambassador to the United States died for undisclosed illness, according to Abdirahman Isse, a Djiboutian businessman based in Minnesota. Olhaye who was born on…

                    Read More

                      Obama’s trip to a terror hotbed

                      hursday July 24, 2015Washington–President Barack Obama is not just heading to his father’s homeland, but to a hotbed of terror. Al-Shabaab militants in East Africa are now posing new worries for the President’s trip to Kenya this week. CNN has learned that, in just the last week, the U.S. military has conducted nearly half a…

                      Read More

                        Kenya oo Safiir cusub u soo magacawday dalka Somaliya (Daawo Sawirada)

                        Muqdisho,24july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta kaga gudoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah Warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Amb. Maj. Gen. (Rtd.) Lucas Kyonze Tumbo. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga iyo Safiirka cusub oo shir…

                        Read More

                          Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemo saarka Madaxweynaha Galmudug (DAAWO SAWIRRADA).

                          Cadaado,24july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Cadaado kaga qeybgaley munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka maamulka ku meel gaarka ah ee Galmudug. Madaxweynaha oo halkaasi hadal ka jeediyay ayaa mar kale u hambalyeeyay Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo maamulkiisa, isagoo sheegay dhismahan maamulkan looga fadhiyo…

                          Read More

                            Waa in Wadahadallo Nabadeed lala Furaa Maamullada Puntland iyo Ahlusunna – Danjire Kay.

                            Muqdisho,24july,2015(QJ/SDN)-Ergeyga Qaramada Midoobay ee Somalia, Nicholas Kay ayaa soo dhaweeyay caleema-saarka Madaxweynaha Maamulka KMG ee Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed ee maanta ka dhacday degmada Cadaado ee Gobolka Gal-guduud.   Danjire Nicholas Kay ayaa u Hambalyeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Guddiga Farsamada, Ergooyinka iyo Dhammaan Shacabka Galmudug ee Suuro-galka ka dhigay Xafladdan Caleemo-saarka ah.   “Waxaan dowladda…

                            Read More

                              Xuuthiyiinta Yemen oo laga Saaray Meelihii ugu dambeeyay ee ay kaga sugnaayeen Cadan (SAWIRRO)

                              Cadan,24july,2015(QJ/SDN)-Xoogagga Xuuthiyiinta Yemen ayaa shalay gellinkii dambe laga saaray goobihii ugu dambeeyay ee ay kaga sugnaayeen magaalada Cadan ee Koonfurta dalka Yemen.   Dagaal culus ayaa ka dhacay shalay Xaafadda Masheeq ee Cadan, halkaasoo uu ku yaallo Aqalka Madaxtooyada, iyadoo lagu dilay dagaalka 20 ka mid ah xoogag u dagaalamayay Xuuthiyiinta shiicada ah.   Ciidamada…

                              Read More

                                Qaxoonti Soomaali Ah Oo Gaadhay Dalka Kenya Xilli La Qorsheenayo Dib U Celinta 100,000 Oo Qoxoonti Ah.

                                Kaakuma,23july,2015(QJ/SDN)-Hay’adda Qaxoontiga Adduunka ee UNHCR ayaa sheegtay in labadii asbuuc ee la soo dhaafay qaxooti cusub oo Soomaali ah laga diiwan-galiyay xerada Dhadhaab ,waxaana tiradooda lagu sheegay in ay  gaadhayso  3,719 Qof.   Waxaa UNHCR ay sheegtay in waaxda dowladda Kenya u qaabilsan arimaha qaxootiga ay fursad siisay qaxootigan  si loo diiwaan-galiyo ,waxaana dadka la…

                                Read More

                                  Xoogaggii Al-shabaab oo iskaga baxay Diinsoor iyo Ciidamada Huwanta ah oo Kaabiga ku haya

                                  Diinsoor,23july,2015(QJ/SDN)-Wararka laga helayo Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ee Is-kaashanaya ay kaabiga ku hayaan degmadaas, kaddib markii ay xoogaggii Al-shabaab isaga bixiyeen. Ciidamada Huwanta ah ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin hadda meel 7-KM oo keliya u jirta Degmadaas oo ka mid ahayd Degmooyinkii ay…

                                  Read More