admin

    Somaliland – 8th Hargeysa International Book Fair

    Hargeysa,23july,2015(QJ/SDN)-Redsea Cultural Foundation and its partners are proud to present the 8th Hargeysa International Book Fair, starting Saturday the 1st of August till the 6th August 2015, Hargeysa, Somaliland. This largest celebration of book in East Africa is also designed to showcase all other forms of artistic expression such as poetry, drama, documentaries and exhibitions,…

    Read More

      Dowladda Kenya Oo Xidhaysa Hawadeeda Ka Hor Imaanshaha Brack Obama.

      Nairobi,23july,2015(QJ/SDN)-Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay xidheyso hawadeeda booqashada Madaxweynaha Mareykanka uu ku imaanayo dalkaas maalinta jimcaha ee soo socota. Xidhitaankan Hawada ayaa lagu tilmaamay mid qeyb ka ah sugida ammaanka Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama. Hawada ayaa la xidhi doonaa muddo 72-saac ka hor imaanshaha Madaxweyne Obama, iyadoo la mamnuucay in aysan wax diyaarad ah…

      Read More

        General Fartaag oo ka hadlay qabashada Degmada Baardheere iyo dilka Maxamed Dheere

        Kismaayo,23july,2015(QJ/SDN)-Madaxweyne Ku Xigeenka 1-aad Ee Maamulka Jubbaland, General C/laahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa sheegay inay ku mahdinayan qabsashada Degmada Baardheere, ka dib muddo sanado ah, oo Shabaabku ay ka arriminayen. Madaxweyne Ku Xigeenka, ayaa bulshada reer Jubbaland, gaar ahaan dadka ku dhaqan Magaalada Kismaayo ugu yeeray inay soo dhaweeyan guusha ka dhalatay qabashada Degmada Baardheere,…

        Read More

          Safarka Obama wax ma kabadali karaa siyaasada cakiran ee Geeska Afrika.

          Hargeysa,23july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha dalka maraykanka mr.brack obama ayaa la filayaa in uu saacadda soo socda soo gaadho dalka Kenya, iyadoo halkaasi uga sii gudbi doona dalka itoobiya. Waxaana la filayaa in madaxweyne obama halkaasi kula kulmi doono madaxda wadamadaasi. Waana markii ugu horraysay oo obama yimaado wadamadan. Hadaba su’aasha is weydiinta leh waxay tahay waa maxay danaha…

          Read More

            Qur’aan la qoray xilligii Nebi Muxammad SCW oo la helay-DAAWO SAWIRADDA

            London,23july,2015(QJ/SDN)-Maqaar ama harag ay ku qoran yihiin aayado kamid ah Qu’aanka Kariimka ah oo la rumaysan yahay in ay tahay midii ugu cimriga dhereed ayaa laga dhex helay Jaamacadda Birmingham ee dalka Ingiriiska. Shucaaca loo yaqaano Radiocarbon ee lagu ogaado taariikhda jiritaan waraaqaha ayaa sheegtay in qoraalkan la qoray ugu yaraan 1,370   sano kahor. Bogogan…

            Read More

              Safiirkii Dowlada Djabouti Ee Mareykanka oo Geeriyooday.‏

              Washington,23july,2015(QJ/SDN)-Wararka laga helayo Magaalada Washiton Ee Caasimada dalka Mareykanka ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi oo ku geeriyooday Safiirkii Djabouti u qaabilsanaa dalka Mareykanka. Allaha unaxariistee Rooble Colhaye ayaa baryihii ugu danbeeysay waxa uu ku xanuunsanaa Magaalada Washiton Ee Caasimada Dalka Mareykanka. Allaha unaxariistee Marxuum Danjire Rooble ayaa 27-kii sano ee la soo dhaafay ahaa danjiraha…

              Read More

                Suxufiyiinta Magaalada Kismaayo Oo Tababar Loo Furay-DAAWO SAWIRADA

                Kismaayo,23july,2015(QJ/SDN)-Ururka suxufiyiinta Qaranka Soomaaliya, ururka suxufiyiinta madaxa bannaan ee Jubbaland iyo hay’adda qaramada Midoobay ee caawinta Soomaaliya (UNSOM) oo iskaashanaya ayaa maanta tababar la xidhiidha howlah saxaafadda u furay wariyeyaasha ku dhaqan degmada Kismaayo. Tababarkan oo socon doona mudo laba maalmood ah ayaa waxaa lagu baran doonaa arimo ku saabsan sida wariyuhu u ilaalin karo…

                Read More

                  AU troops ‘gun down unarmed civilians’ in Somalia At least 24 people killed and 22 injured after AU troops open fire on civilians in the town of Marka, residents say.

                  Currently 22,000 African Union troops are in Somalia to back the country’s internationally backed government [EPA] At least 24 civilians have been killed and 22 others injured in the southern Somali town of Marka after troops from the African Union opened fire on unarmed residents, local residents and a health worker have told Al Jazeera….

                  Read More

                    MUDUG LAYS KUMA HAYSTEE MACNE KALE AYAA JIRA!!!! W/Q: Bashiir Cali Barre

                    MUDUG LAYS KUMA HAYSTEE MACNE KALE AYAA JIRA!!!! Dhawaan waxaa cirka isku shareeray oo warbaahinnada soomaalida qabsaday hadal haynta iyo sheeg-sheegga qilaafka dhextaagan maamul-goboleedyada Galmudug iyo Puntland kaasoo ku saabsan sheegashada dhan walba ah ee Gobolka Mudug. Haddaba buuqa iyo qayladhaanta ayaa bilaabatay markii bilihii 6aad iyo 7aad sannadkaan magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud lagu…

                    Read More

                      Turkiga Oo Muddo afar cisho ah Gudahood ay ka dhaceen shilal ay ku Geeriyoodeen 74 ruux.

                      Ankara,21july,2015(QJ/SDN)-Tan iyo Maalintii ay billaabatay Ciidul-fidriga illaa shalay oo ay ahayd 20-ka bishan July ayaa Waxaa shilal gaadiid oo Turkiga ka dhacay ku dhintay 74-qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen 446-qof oo kale, sida Baahisay Warbaahinta Turkiga Salaasada Maanta ah.   Warbaahinta ayaa sheegay in 100 shil ay ka dhaceen guud ahaan Turkiga intii uu dhexeysa…

                      Read More

                        Maraykanka Oo Sheekh Soomaali Ah Ku Eedeeyay Argagixisinimo.

                        Meneapolis,21july,2015(QJ/SDN)-Mas’uuliyiinta dalka Mareykanka ayaa doonaya in dhalashada lagala laabto Imaam Soomaali ah oo lagu tuhmay inuu sanadihii Sideetameeyadii xidhiidh la lahaa Kooxo Xagjiriin ah. Sh. Maxamed Sh. C/raxmaan Kaariye ayaa lagu eedeeyay inuu lacago ku bixin jiray si uu dagaalyahanno ugu qoro uguna tababaro kooxo sannadihii 1980-kii kula dagalaamayay Afgaanistaan Midowgii Sofiyeeti, iyadoo Waaxda Cadaaladda…

                        Read More

                          Xaaladd Kacsanaan Ah Oo Ka Taagan Deegaanka Moqokori oo Alshabaab Ka taliyaan

                          Baladweyne,21july,2015(QJ/SDN)-Wararka laga helayo Deegaanka Moqokori ee Gobolka Hiiraan oo ka mid ah Saldhigyada ugu Waaweyn ee Xarakada Al-shabaab ay ku Leeyihiin Gobolka Hiiraan ayaa la sheegaya in Caawa ay halkaas ka jirto xaalad kacsanaan ah, kaddib markii ay ku dhawaadeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo Gacan ka Helaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM. Ruux ku Sugan…

                          Read More

                            Dowladda Soomaaliya Oo Shaqaalaheeda Mushahar dhimis ku sammeynaysa.

                            Muqdisho,21july,2015(QJ/SDN)-Kulan ay Axaddii lasoo dhaafay ay yeesheen Golaha Wasiirrada XFS oo uu ka qaybgalay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa lagu Go’aamiyay in la dhimo mushaaraadka iyo waliba Qarashaadka ku baxa dowladda si looga soo kabsado hoos u dhaca ku yimid Miisaaniyadda dalka.   Wasiir-u-dowlaha Maaliyada Somalia, C/llaahi Maxamed Nuur ayaa Warbaahinta uga war-bixiyay sida loo…

                            Read More

                              Gudiyada Xuduudaha & Doorshooyinka Qaranka oo Maanta lagu Hor-dhaariyay Baarlamaanka

                              Muqdisho,21july,20115(QJ/SDN)_Shirkii Baarlamaanka Federaalka Somalia uu maanta ku yeeshay Muqdisho ayaa lagu Dhaariyay Gudiyada Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka iyo Doorashooyinka Qaranka oo dhawaan uu baarlamaanku meel-mariyay. Dhaarinta kaddib ayaa waxaa warbaahinta la hadlay habdhowraha baarlamaanka Somalia, Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo sheegay in kulankii Baarlamaanka ee maanta lagu dhaariyay labada guddi ee Doorashooyinka Qaranka iyo…

                              Read More