admin

    US authorities allege Oregon imam assisted radicals

    Associated Press Tuesday, July 21, 2015U.S. authorities are seeking to revoke the citizenship of an Oregon imam who they say tried to conceal past associations with radical Islamic groups. Mohamed Sheikh Abdirahman Kariye raised money, recruited fighters and provided training for insurgent groups battling Soviet forces in Afghanistan in the 1980s, the U.S. Department of…

    Read More

      Ciidamada AMISOM Oo Xasuuq Ba’an Ka Geystay Magaalada Marka.

      Marka,21july,2015(QJ/SDN)-Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada  AMISOM ay xasuuq  ba’an ka geysteen gudaha magaaladaasi.  Goob joogayaal ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay tobaneeyo shacab ah isugu keeneen barxadda wayn ee xaafadda Beytu Raas kadibna halkaasi ay ku toogteen. Dhimashada ayaa sii caga cagaynaysa toboneeyo qof halka dhaawacu uu…

      Read More

        Duqeymo Ka soconaya Deegaano Hoos taga Degmada Diin-soor

        Diinsoor,21july,2015(QJ/SDN)-Wararka laga helayo Degaano hoostaga Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Diyaarado dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay Duqeeyeen  Deegaano ay ku sugnaayeen Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab. Diyaaradaha ayaa la soo warinayaa in ay Duqeeyeen Degaano dhawr ah oo u dhaw Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay,halkaa oo ay ku…

        Read More

          Dowladda Kenya Oo Ciidamo U diraysa Xuduud Biyeedka Uu Muranku Kala Dhexeeyo Soomaaliya.

          Nairobi,21,2015(QJ/SDN)-Gudiga golaha qaranka ee difaaca iyo xidhiidhka dibada Kenya ayaa kula taliyay dowlada Kenya inay ciidamo difaac ah udirto biyaha badda Kenya iyo dhul badeedka Kenya damacsan tahay inay qaadato ee ka tirsan xeebaha Soomaaliya. Gudoomiyaha gudigaasi Ndung’u Gethenji ayaa sheegay in dowlada Kenya ay si aad ah u difaaci doonto biyo badeedkeeda iyo biyaha…

          Read More

            New UN Deputy Special Representative of the Secretary-General for Somalia arrives in Mogadishu

            Mogadishu  – The new Deputy Special Representative of the United Nations Secretary-General (DSRSG), Mr. Peter de Clercq of the Netherlands, arrived in Mogadishu today to assume his duties with the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM). He will also serve as United Nations Resident Coordinator, Humanitarian Coordinator and United Nations Development Programme (UNDP) Resident…

            Read More

              British Ambassador formally welcomed by President of Somalia

              Mogadishu,20july.(QJ/SDN)-Ms Harriet Mathews OBE, The British Ambassador to the Federal Republic of Somalia, today presented her credentials to the President of the Federal Republic of Somalia H. E President Hassan Sheikh Mohamud. Ms Harriet Mathews OBE arrived on 13 July, taking over from Neil Wigan, who will be taking up a diplomatic appointment in London….

              Read More

                Kumanaan Qoys Oo ka Qaxaaya Magaalada Baardheere iyo Ciidamada Huwanta Ah Oo kusii SIqaaya.

                Baardheere,20july,2015(QJ/SDN)-Waxaa sii Kordhaysa Tirada Qoysaska ka Barakacaya Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, iyadoo dadku ay sheegeen inay ka baqdin qabaan in degmadaas ay ku dagaalamaan ciidamada Dowladda Somalia, kuwa AMISOM oo kusii siiqaya iyo xoogagga Al-shabaab oo Sannadihii u dambeeyay gacanta ku hayay.   Qoysaska illaa hadda ka Barakacay Baardheere ayaa lagu Qiyaasay in ka…

                Read More

                  RW. Soomaaliya iyo Madaxweynaha Galmudug Oo Ku Wada Sugan Magaalada Gaalkacyo.

                  Gaalkacyo,20july,2015(QJ/SDN)Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharm’arke iyo Madaxweynaha Maamuka Galmudug, C/kariin Xusseen Guulleed ayaa habeennadii xalay ku wadda hoyday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo labada mas’uul ay gaareen gallinkii danbe ee maalintii shalay.   Socdaalka RW Sharma’arke  oo Qeyb ka ah Kulammo uu la yeeanayo Waxgaradka iyo Qaybaha kala duwan ee bulshada…

                  Read More

                    ‘’Taageerada UK Waxay Muhiim u tahay dib u soo kabashada Soomaaliya’’ Xassan Sheekh

                    Muqdisho,20july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kaga Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Safiirka cusub ee Boqortooyada UK Wakiilka uga noqon doonta Somalia Harriet Mathews.   Xasan Sheekh ayaa ugu horreyntii ka Mahad-celiyay Taageerada mar walba ay Britain la garab-taagan tahay Soomaaliya oo uu sheegay inay muhiim u tahay dib u soo kabashada Soomaaliya….

                    Read More

                      Dagaal qadhaadh oo xilligan ka soconaayo duleedka Degmada Baardheere

                      Baardheere,20july,2015(QJ/SDN)-Dagaal culus, ayaa waxa uu xilligan ka soconayaa Deegaanka Juungal oo qiyaastii 30km u jirta Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Dagaalka wuxuu ka dambeeyay markii Ciidamada Huwanta ay ka soo dhaqaaaqen dhinaca Deegaanka Garas-dulan, kuna hawlanaayen qabsashada Deegaanka Juungal.   Ciidamadan Huwanta, ayaa toddobaadkii hore ka soo dhaqaaqay Deegaanka Faa-faax-dhuun, oo 80km u jirta Degmada…

                      Read More

                        Wasiir Cadami & Weftigiisii Oo Maaro U La’ Xal U Helidda & Xasilinta Nabadgelyada Ceerigaabo.

                        Hargeysa,19july,2015(QJ/SDN)-Weftiga heer qaan oo ka kooban Wasiirka Gaashaandhigga Axmed X. Cali (Cadami) oo isagu weftiga hoggaaminaya Wasiirka Khyraadka Biyaha Baashe Cali Jaamac, Xildhibaan-Bulqaas oo golaha wakiillada ka tirsan iyo Badhasaabka G/Gabiley Mustafe Cabdi Ciise oo tan iyo dhammaadkii toddobaadkii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Ceerigaabo si ay xal uga raadiyaan khilaafaad beeleedyo sababay arrimo ay…

                        Read More

                          Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Sul.Maxamed Sul.Cabdiqaadir Oo la filayo In uu Ka qayb galo Shirka Salaadiinta Soomaaliyeed Oo ka Dhici Doona Puntland.

                          Hargeysa,19july,2015(QJ/SDN)-Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa la filayaa in uu ka qayb galo shirka salaadiinta soomaaliyeed oo ka dhici doona deegaanada puntland gaar ahaan magaalada Qardho. Shirkan oo looga hadli doono danaha ummadda soomaaliyeed ee ku nool mandaqada geeska afrika, shirkan ayaa la filayaa in diiradda lagu saari doono sidii ummadda soomaaliyeed…

                          Read More

                            Wararkii ugu dambeeyay dagaal xoogan oo ciidamada Ahlu Sunna iyo kuwa Dowladda ku dhexmaray Gobolka Galgaduud

                            Dhuusa-mareeb,19july,2015(QJ/SDN)-Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud, dagaal culus ayaa wuxuu halkaasi ku dhexmaray ciidamada Ahlu Sunna iyo ciidamo ka tirsan Dowladda Federalka Somalia.  Ciidamo ka tirsan kuwa Ururka Ahlu Sunna ayaa la sheegayaa inay wadada u galeen ciidamo ka tirsan Dowladda oo uu la socday Taliyaha ciidanka Dowladda ee Xerada 21-aad Sulub Axmed…

                            Read More

                              Fu’aad Aadan Cadde: Han-fogaan….Kal-furnaan Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

                              Fu’aad Aadan Cadde: Han-fogaan……..Kal-furnaan “Giddigeed adduunyada intii, geesi lagu faanay, Gocasho iyo magac baa ka hadha, gobi u aydaaye, Waad gudatay Muusow xilkii, kula gudboonaaye, Guushii ifkiyo aakhiroba, lagu guddoonsiiye, Gol-dalooladeennii kuwii, kula gufayn waayay, Ee nolosha kugu gabay ayaa, taagan goonyaha e’, Markaad guurtay bay leeyihiin, Ina Galaaloowe, Mar haddaanad geerida horteed, geesiga aqoonsan,…

                              Read More

                                Akhriso: Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii saddex Geesoodka ahaa ee Garoowe ka socday

                                Garowe,19july,2015(QJ/SDN)-Shirkii ka soconayay Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland una dhaxeeyay Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa waxaa laga soo saaray Warmurtiyeed. Warmurtiyeedka laga soo saaray ayaa waxaa uu ka koobnaa 4 qodob oo dhinacyada Garoowe ku shirsanaa ay soo saareen. Afhayeenka Xukuumadda C/salaam Caato ayaa…

                                Read More