admin

    Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Gaas Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Kenya.

    Garowe,19july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Maamulka Puntland mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ugu kicitimay magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya. Wararka ayaa sheegaya in m/weyne Gaas uu halkaasi kula kulmi doono madaxda wadankaasi Kenya. Madaxweyne Puntland oo saxaafadda u waramay intii uusan gegida ka duulin ayaa sheegay in safarkiisa uu yahay mid…

    Read More

      “Anigaa Madaxweyne Khaatumo u ah oo wada-hadal aanu Somaliland la leenahayna ma jirto.” Prof. Cali Khaliif.

      Hargeysa,19july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Maamulka KHaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh, ayaa ma Ka hadlay warar sheegaya inay wada-hadal la fureen Somaliland, waxana uu sheegay inaanu jirin wax wada-hadal ah oo haatan jiraa. Cali khaliif oo la hadlay warbaahinta Munaasibadda Ciidda Awgeed, ayaa tilmaamay in wararka soo baxaya ee sheegaya inay jiraan wada-hadal maamulkiisu la furay Somaliland iyo Puntland…

      Read More

        Madaxweynihii Hore Ee Maamulka Puntland Cabdirraxmaan Faroole Oo Maanta La Filayo In Uu Magaalada Hargeysa Soo Gaadho.

        Hargeysa,19july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynihii Hore ee  Maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa La Filayaa Inuu maanta Socdaal ku yimaado Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, Safarka cabdiraxmaan Faroole ayaan si cad loo ogeyn ujeedadiisa balse ilowareedyadda aanu ka helany warkan ayaa sheegaya  in uu yahay mid Shakhsi ah iyadoo  Caruurta uu dhalay ay Hargeysa kagaba Soo Horeyeen kuwaasi…

        Read More

          Alshabaab Group leader urges more attacks in Somalia

          Mogadishu,19july,2015(QJ/SDN)-Emboldened by recent deadly attacks against African Union forces and Somali government, the reclusive leader of the Al-Qaeda linked Al-Shabab group in Somalia urged his fighters to step up attacks across Somalia. In an audio message posted on pro-Al-Shabab website on Friday, Sheikh Omar Ahmed known as Abu Ubeidah exhorted the group’s ‘commandos’ unit named…

          Read More

            Sidee Looga Ciidday Magaaladda Jig-jiga Ee DDSI- DAAWO SAWIRRADA.

            Jig-jiga,19july,2015(QJ/SDN)-Guud ahaan Deegaanka soomaalida itoobiya ayaa shalay si wayn looga ciiday iyadoona aad loo sii qurxiyay Wadooyinka,Goobaha loogu talogalay salaada Ciidul-fidriga sidoo kalana lagu qurxiyay wadooyinka laydhadh kala jaad jaad ah iyo boodhadh ay ku xardhanaayeen farxada iyo Qiimaha balaadhan ee ay maalintani u leedahay Muslimiinta ajiibtay waajibaadkii soonka. Magaalada jigjiga oo ah caasimada dowladd…

            Read More

              Ciidamada FBI-da Maraykanka Oo La Wareegtay Amaanka Airport-ka Jomo Kenyatta Ka Hor Usbuuc Booqashada OBAMA.

              Nairobi,19july,2015(QJ/SDN)-Xili lagu wado in maalinta Jimcaha ee fooda nagu soo hayso uu magaalada Nairobi soo gaaro M/weynaha Mareeykanka Obama, ayaa amaanka guud ee Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta, waxaa la wareegay ciidamada FBI-da Mareeykanka kuwaasoo si weyn usii xaqiijinaya amaanka. M/weyne Obama oo Aabihiis kasoo jeedo Dalka Kenya, ayaa booqashadiisa waxay noqon doontaa tii ugu horeeysay…

              Read More

                “Baaqa Xukuumadu waa Horumar waxaana Hubaal ah in Muftaaxa Horumarku yahay Nabada ee aynu isku taageersano horusocodka” Wasiir Xirsi

                Hargeysa,19july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda JSL,ayaa ka qeybaha Bulshadda ku hanbalyeeyay Munaasibadda Ciidal-fidriga,waxaana uu ILAAHAY uga barayay in uu Bishan bisheedda ku gaadhsiiyo nabad-qab iyo horumar. Waxa uu dhinac kale ka hadlay hawla horumarineed ee Xukuumadda uu ka tirsanyahay Dalka ka hirgalisay,isaga oo Bulshaddana usoo jeediyay inay Xukuumadda kala shaqeeyaan Horumarka. Wasiirka ayaa sidaas ku sheegay Qoraal…

                Read More

                  Amiirka Cusub Ee Xarakadda Alshabaab Sheekh Axmed Cumar(Abu Cubeyda) Oo Markii Ugu Horreysay Dhambaal Soo Diray- Akhri Nuxurka Dhambaalkaas.

                  Muqdisho,19july,2015(QJ/SDN)-Amiirka cusub ee xarakada Alshabaab Sheekh Axmed (Abuu Cubeyda) ayaa markii ugu horreysay soo saaray dhambaal uu uga hadlayo arrimo badan oo ay ka mid yihiin xaaladda soomaaliya iyo guud ahaanba bariga afrika. Amiirka Xarakada AlShabaab Axmed Cumar(Abuu Cubeyda) ayaa soo diray dhambaal tahniyadeed oo ku aadan Munaasabadda Ciidda, kuna socda Umadda Islaamka Meel waliba…

                  Read More

                    Suuqa Ganacsiga Westgate Mall ee Magaalada Nairobi oo Maanta Dib loo Furay (DAAWO SAWIRRADA)

                    Nairobi,18july,2015(QJ/SDN)-Waxaa maanta dib loo furay Suuqa Ganacsiga Westgate Mall ee magaalada Nairobi, kaddib laba sanno markii ay Al-shabaab ku Qaadday weerar ay ku dhinteen 67-qof bishii September ee Sannadkii 2013-kii. Dad badan oo doonayay inay wax iibsadaan suuqa ayaa buuxiyay, iyadoo aad loo adkeeyay amniga dhismahan ganacsi, waxaana aad loo dhimay qiimaha lagu iibsanayo alaabooyinka…

                    Read More

                      Uganda oo shaacisay inay Soomaaliya u Dirayso Diyaarado ka Qayb-qaata Dagaalka lagula jiro Xarakada Alshabaab.

                      Muqdisho,17,july,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Cirka Uganda ayaa sheegay in ay Somalia u dirayaan diyaarado dagaal si ay qayb uga qaataan dagaalka lagula jiro dhaq-dhaqaaqa Al-shabaab oo weli ka talisa deegaanno badan oo ku yaalla Koonfurta iyo Badhtamaha Soomaaliya. Afhayeenka ciidamada cirka Uganda, Maj. Kiconco Tabaro ayaa sheegay Jimcihii shalay in diyaaradahan xoojin doonaan howlgallada Midowga Afirka ee Somalia,…

                      Read More

                        Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee Iiraan oo sheegay in aanay Waxba iska bedelin Mowqifkoodii Maraykanka.

                        Hargeysa18july,2015(QJ/SDN)-Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Dalka Iiraan, Ayatullah Cali Khamenei ayaa u sheegay shacabka waddanka Iiraan in heshiiskii toddobaadkii hore ay la galeen dalka Maraykanka iyo quwadaha waaweyn aanu muujinayn inuu jiro wada-shaqayn ay Maraykanka kala sameynayaan arrimaha kale ee labada dal ku kala aragtida duwan yihiin.   Ayatollah Khamenei oo ka Hadlayay Heshiiskii Hubka Nukliyeerka…

                        Read More

                          DEG DEG: Ciidamada Dowladda iyo Amisom oo la wareegay Degmada Ufurow ee Gobolka Baay

                          Afurow,18july,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Dowladda Somaliya, Amisom iyo Xoogaga Ahlu Sunada Gobolada Koonfureed, ayaa waxay goor dhow bilaa dagaal kula wareegen      Degmada Ufurow ee Gobolka Baay.   Ciidamada Huwanta oo ka soo dhaqaaqay dhinaca Degmada Qansaxdheere, ayaa si buuxdo gacanta ugu dhigay Degmadaasi Ufurow, markii ay isaga baxeen Ciidamada Ururka Al Shabaab.   Ilo wareedyo, ayaa Dhacdo.com u…

                          Read More

                            Banaanbaxyo maanta ka kala dhacay Magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar

                            Muqdisho/jawhar,18july,2015(QJ/SDN)-Banaanbaxyo siyaabooyin kala duwan loo soo agaasimay, ayaa maanta waxay ka kala dhaceen Magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho, iyadoo midka Jowhar ka dhacay ay ku dhaawacantay ilaa saddex ruux. Shacabka ku dhaqan Magaalada Jowhar, ayaa ka carooday dil maalin ka hor Magaaladaasi loogu gaystay mid ka mid ah dadka Magaalada, waxaana dilkaasi gaystay askari ka tirsan…

                            Read More

                              Suldaan Mahamed Suldaan Cabdi Qaadir iyo Soomaliland oo Dhan Waa isku Miisaan In Lacaayana Ma istaahilo ,Shakhsigga Suldaanka Caayaayna Waa Qof Soomaliland Oo Dhan Cayay ‘Waana inuu Raligelin Bixiyaa .

                              Soomaliland Awal Hore Waxay Ka Badqabtay in Lacaayo Saladiinta  Cuqaasha Culumo awdiinta ,Lkn Manta  waxay  usoo Dhigten,Suldaan Maxamed S.Cabdi Qadir In Laacayanna Ma Istaahilo. Xaqiiqdii Qofka Waxa ka sheegga Suldaanka Guud Ee Beelaha Soomaliland Suldaan Maxamed S.Cabdi Qadir  waa qof dhamaan Cayaay oo meel kagaga dhacay Shacabka Soomaliland Qaran Joog iyo Qurbo Joog iyo Dawladda…

                              Read More

                                Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Maanta Dhagax-dhigay Waddo Laami ah (SAWIRRO)

                                Laascaanood,17july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay Wehlinayeen Wasiirro iyo Xubnaha ka ka tirsan Xukuumada Somalialnd ayaa Maanta dhagax-dhigay Wado laami ah oo laga dhisayo magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, isagoo sidoo kalena Xadhigga ka jaray Mashaariic la dhameystiray, ballanna-qaaday kuwo kale kaddib markii Magaalada u yimaadeen ka qaybgalka dabaal-dagga Ciidda Soon-fur….

                                Read More

                                  “Garabka dhalinyarada Ee Heer Qaran Xisbiga Waddani Waxay U Arkaan Is Casilaadii Uu Is Casilay Gudoomiyihii Hore Ee Garabka Dhalinyarada Maxamuud Cabdilaahi Gaagaab in ay Tahay Wax iska Caadiya’’ Xoghaya Dhallinyarada Xisbiga Waddani Cabdifataax Siciid Axmed.

                                  Hargeysa,17july,2015(QJ/SDN)-Garabka dhalinyaradda ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xubno uu ku jiro Gudoomiyahoodii oo dhawaan iska casilay Xisbiga. Waxayna sheegeen in is-casilaadda Gudoomiyahoodii tahay wax iska caadi ah,isla markaana ka mid ah Sunnaha Dimuqraadiyadda. Qoraal kooban oo soo saaray Xogahayaha guud ee garabka dhalinayaradda heer qaran ee Xisbiga WADDANI oo…

                                  Read More