RW Soomaaliya oo Boqolaal ka mid ah Dadweynaha Puntland kula Ciiday Garoowe (SAWIRRO)
Garowe,17july,2015(QJ/SDN)-Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa maanta oo Jimco ah kula ciiday magaalada Garowe boqolaal kamid ah dadweynaha degmadaas oo maanta u dabaal-degayay munaasabadda Ciidul-Fidriga. Ra’iisul-wasaare Cumar oo ay dhinacyada ka taagan-yihiin madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ,Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Nugaal ayaa salaaddii Ciidda ku tukaday garoonka kubadda…
