admin

Gollaha Wadashiga oo goaamiyay in Doorasho qof iyo cod ah baneeyay

Muqdisho October 30, 2024(QJ)-Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho 2-dii ilaa 30-kii October 2024-ka, waxaana ka soo qeyb galay madaxda dowlad goboleedyada dalka ka jira, Ra’iisul Wasaaraha. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, waxaana uu ku soo gabagabeeyay war-murtiyeed….

Read More

Saudi Arabia has hosts International Alliance to Implement the Two-State Solution

Riyadh October 30, 2024(QJ)-Saudi Arabia has hosted the inaugural meeting of a newly formed “International Alliance to Implement the Two-State Solution,” aimed at establishing a Palestinian state. The alliance, introduced last month at the UN General Assembly, includes countries from the Middle East, Europe, and other regions. Saudi Foreign Minister Prince Faisal bin Farhan Al…

Read More

Sirdoon Hargeysa loogu xirxiray colaad ay Doorashooyinka ku carqaladeynayeen

Hargeysa October 29, 2024(QJ)-Hay’adda Sirdoonka Somaliland, ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtay shaqsiyaad ka tirsan Hay’adda Sirdoonka oo ka qayb-qaatay ololihii Xisbiga Kulmiye, isla markaana lagu helay hub fiidnimadii Salaasadii. War qoraal ah oo ay soo saartay hay’adda sirdoonka qaranka ee NIA ayaa lagu sheegay in afar xubnood oo kooxdan ka tirsan ay hay’adda nabadsugidda…

Read More

Soomaaliya iyo Jarmalka oo ka wadahadlay xaaldaha Geeska

Muqdisho October 29, 2024(QJ)-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika Danjire Heiko Nitzschke. Wasiirka iyo Ergeyga ayaa intii uu kulankooda socday diiradda ku saaray howlgallada lagu cirib tirayo kooxaha xagjirka ah, ka gudbidda howlgalka Midowga Afrika ee…

Read More

UK urges Israel not to ban UNWRA

NY October 28, 2024(QJ)-The UK’s UN Ambassador, Barbara Woodward, expressed concern over the Israeli Parliament’s recent consideration of legislation to ban any cooperation between the Israeli government and the United Nations Relief and Works Agency (UNRWA), which provides aid to Palestinian refugees. Earlier in October, an Israeli parliamentary committee approved a bill preventing UNRWA from…

Read More

Dani oo dawlada dhexe ku dhaliilay colaad hurin

Garoowe October 28, 2024(QJ)-Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xarunta madaxtooyada Garoowe kulan xasaasi ah kula qaatay wakiillada Puntland u metelaya baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, iyo guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, C/Risaaq Axmed Siciid. Waxay ka wada hadleen xaaladda guud ee dalka, iyadoo si gaar ah…

Read More

Ciidamada dawlada oo iska caabiyay weerar kaga yimi Al Shabaab

Kismaayo October 28,2024(QJ) -Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa ku guuleystay in ay fashiliyaan weerar qorsheysan oo Al-Shabaab ay saaka ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaalla deegaan lagu magacaabo Sariiraha oo u dhow Jannaay Cabdalle, kana baxsan magaalada Kismaayo. Weerarka ayaa ku billowday qarax kaddib rasaas xooggan oo lala beegsaday bar…

Read More

Sarakiil ka tirsan cidamada Turkiga iyo Soomaaliya oo kulmay

Muqdisho October 28, 2024(QJ) -Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa maanta la kulmay wafdi heer sare ah oo ka socday dalka Turkiga oo uu hoggaaminayay ku xigeenka agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga Sarreeye Gaas Soner Oruçoğlu. Wafdiga ka socda Turkiga oo ay ku jiraan saraakiil sare oo ku takhasusay horumarinta…

Read More

Wasiir Fataag oo ka qeybqaatay hawlgal amni

Muqdisho October 27, 2024(QJ) -Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa xalay Ciidamada Xasilinta Caasimadda kala qeyb galay howlgallada lagu xaqiijinayo amniga guud ahaan magaalada Muqdisho. Kormeerka Wasiirka ayaa waxaa ku wehlinaayay Saraakiil sar sare oo ay ka mid yihiin Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Nabadsugida Qaranka iyo Saraakiil kale oo ka…

Read More

Israeli attacks on Tehran described as having limited damage

TEHRAN October 27, 2024(QJ)-The Israeli military launched extensive attacks on Iranian military bases, targeting around 20 locations across Ilam, Khuzestan, and Tehran over several hours. Iranian forces confirmed the death of four soldiers following the attacks on Saturday, describing the resulting damage as “limited.” The Israeli forces announced the completion of their operation, with military…

Read More

Soomaaliya iyo Jabuuti oo kawada hadlay awood wareejinta ATMIS

Jabuuti October 21, 2024(QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyey magaalada Jabuuti Ra’iisul Wasaaraha dalka Jabuuti Cabduqaadir Kaamil Maxamed iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda. Madaxweynaha ayaa maanta la kulmi doona Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ay ka wada hadli doonaan xoojinta…

Read More

Hezbollah launches missiles into Israel

Tel Aviv October 21, 2024(QJ) -Hezbollah has launched heavy rocket attacks into Israel, with some projectiles reportedly landing in Israeli-controlled territories. According to a statement from the Israel Defense Forces (IDF), 25 rockets fired from Lebanon have landed in Israel, with some intercepted, while others could not be captured. The Israeli military has not yet…

Read More