admin

Donald Trump gets re-elected with a massive majority

Washington November 06, 2024 (QJ)-Donald Trump has been re-elected as President of the United States after nearly four years out of office, with Republicans securing massive electoral wins. Kamala Harris, the Democratic Presidential candidate, called to congratulate Trump, promising a peaceful transition. Trump won key battleground states, and several world leaders have sent their congratulations….

Read More

Somalia: AS and SNA clash in Galgadud region

GALGADUD (QJ)-Government forces and local militia launched a major attack on Al-Shabaab members in the El Dheer district of Galgadud region. The operation led to a prolonged battle, with reports of destroyed militant vehicles. The area remains tense with reinforcements arriving. No casualties have been confirmed, and Al-Shabaab has not issued a statement. Recent operations have…

Read More

Ergo Kiinyan ah oo dhexdhexaadin u tegay Kismaaayo

Kismaayo November 05, 2024(QJ) -Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Kenya, kuwaasi oo ujeedkoodu ahaa sidii ay u dhex dhexaadin lahaayeen khilaafka u dhaxeeya isaga iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Wafdiga ayaa waxaa hogaaminayay Xoghayihii hore ee fulinta IGAD Amb. Maxbuub Macalin, Ergeygii hore ee IGAD u…

Read More

Madaxweynaha Soomalaiya iyo RW Jarmalka oo ka wadahadlay sooclinta Qaxootiga

Berlin November 05, 2024(QJ)Raysal-wasaaraha Jarmalka, Olaf Scholz, ayaa Salaasadan manta ah ku nuux-nuux saday muhiimadda ay leedahay Soomaaliya oo nabad ah oo xasillooni ka dhalatay gobolka Jilicsan ee Geeska Afrika, waxaanu muujiyay sida Jarmalku u doonayo inuu sii wado taageerada uu u fidinayo hawl-gallada ay khusayso rajo soo celinta. Ra’iisul Wasaaraha ayaa intaa ku daray…

Read More

Musharax Cirro oo sheegay in uu taageersan yahay Heshiiska Badda

Hargeysa November 04, 2024(QJ)-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay inuu sii wadi doono heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya, isla markaana wada hadal lagu dhamayn doono colaadda gobolka Sool. Guddoomiye Cirro oo waraysi gaar ah siiyay BBC Somali ayaa xusay inuu wada hadal ka yeelan doono colaadda ka aloosan gobolka Sool,…

Read More

Axmed Madoobe oo wadatashi ugu yeeray Xildhibaanada Dawlada dhexe ee Jubaland

Kismaayo November 04, 2024(QJ)-Madaxweynaha Maamulka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa kulan gaar ah isugu yeeray Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Jubbaland. Shirkan oo uu madaxweynuhu ku tilmaamay wada tashi muhiim ah ayaa lagu wadaa in uu ka dhaco magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubaland. Kulanka ayaa la filayaa in uu ka duwanaado kalfadhiyadii…

Read More

Baarlamaanka Federalka oo ansixiyay miisaaniyada 2025ka

Muqdisho November 04, 2024(QJ)-Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kalfadhigoodii shanaad ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka. Kalfadhigan oo ay shir guddoominaysay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo ay weheliyaan guddoomiye ku xigeennada labada aqal ee baarlamaanka. Ajendaha kulanka ayaa ahaa akhrinta saddexaad iyo u codeynta qoondada Miisaaniyadda…

Read More

Somaliland ayaa shaacisay inay dishay Taliye ka tirsan ciidamada SSC-Khaatumo oo ku sugnaa magaalada Buuhoodle

Hargeysa November 03, 2024(QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay inay dishay Taliye ka tirsan ciidamada SSC-Khaatumo oo ku sugnaa magaalada Buuhoodle. Ninkan oo ay Somaliland ku sheegtay Cabdiqani Sulub ayaa ay sheegtay inuu ahaa horjoogaha labaad ee kaamamAl-Shabaab ku leedahay Buuhoodle. Sida ay sheegtay Somaliland, waxaa lagu dilay dagaalkii ugu dambeeyay ee toddobaadkan ka dhacay Gobolaka Togdheer….

Read More

RW Xamse oo qaabilay wefdi ka socda WHO

Muqdisho November 03, 2024(QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ee Bariga Gobolka Bari ee Mediterranean-ka, Dr. Hanan Balkhy. Ra’iisul Wasaaraha iyo Agaasimaha ayaa ka wada hadlay xoojinta dadaallada lagu tayeynayo daryeelka caafimaadka dalka iyo shaqaalaha caafimaadka, taakuleynta…

Read More

Dawlada Soomaaliya oo ka hadashay Dagaalka Qurulugud

Muqdisho November 01, 2024(QJ) -Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Khaatumo iyo Somaliland ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday deegaanada Qorilugud iyo Shangeed, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Afhayeenka ciidamada Somaliland Cabdi Cabdillaahi Cabdi Dheere, ayaa sheegay in ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka ee SSB ay guulo ka gaareen…

Read More

Madaxweyne Xasan: Itoobiya waxey dooneysaa dhul horleh oo ay naga qabsato

Muqdisho November 01, 2024(QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta oo Sabti ah khudbad ka hor jeediyay kalfadhiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoo ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneysa. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa baarlamaanka u sheegay in Soomaaliya iyo Itoobiya ay yihiin dalal deris ah oo leh taariikh cakiran oo aan mar…

Read More

Israeli forces target Polio vaccination clinics in Gaza

Gaza November 01, 2024(QJ)-Polio vaccination clinics in Gaza were targeted by Israeli Forces today, according to eyewitness reports. There are many casualties resulting from these attacks. At least three children were injured in the latest attack. The polio vaccination campaign has resumed despite challenges faced by the World Health Organization (WHO), UNICEF, and the Palestinian…

Read More

Gollaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay heshiisyo ay la galeen Shiinaha iyo Qadar

Muqdisho October 31, 2024(QJ)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii caadiga ahaa ee maanta waxa ay ku ansixiyeen heshiis is afgarad ah oo dhex maray Soomaaliya iyo Shiinaha kaas oo ku saabsanaa hirgelinta hindise-sharciyeedka horumarinta adduunka, iyo is-afgarad ku saabsan iskaashiga Soomaaliya iyo Qatar. Kulanka oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare H.E. Xamza Cabdi…

Read More