Wasiir Beyle oo ku buuray xisbiga Waddani
Hargeysa October 20, 2024(QJ)-Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ku biiray xisbiga Waddani ee Somaliland, ee uu musharaxa madaxweyne ka yahay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Warkan laga sheegay magaalada Hargeysa ayaa muujinaya in Beyle oo ka soo jeeda gobolka Awdal uu ku biiray mas’uuliyiin ka…
