admin

Wakiilka Xoghayaha QM oo Hargeysa u tegey arrimaha Doorashooyinka

Hargeysa September 21, 2024(QJ)-Madaxweynaha mudo dhaafka xilka ku jooga ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada Hargeysa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee gobolka, doorashooyinka la filayo in ay ka…

Read More

Soomaaliya oo dhaleeceysay Hub Itoobiya geysay Garoowe

Muqdisho September 21, 2024(QJ)-War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa looga hadlay shixnad hub ah oo laga keenay dalka Itoobiya, kaasi oo soo galay Soomaaliya, gaarayna maamul goboleedka Puntland. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay shixnado hub iyo rasaas ah oo laga soo…

Read More

Taliyaha AFRICOM oo taageeray dedaalada amniga Soomaaliya

Washington September 21, 2024(QJ)-General Michael Langley, Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa sheegay in inkastoo jawiga ammaanka uu sii xumaanayo, Mareykanka uu weli yahay saaxiib adag, isagoo diiradda saaraya sidii dalalka Afrika looga caawin lahaa in ay adkeeyaan nabadda iyo ammaanka. Hawlgalka Langley waxa uu xarun u yahay dadaallada wada shaqayneed ee si…

Read More

Somalia to Eradicate Polio

Mogadishu September 18, 2024 (QJ) -The Director of the Family Health Department at the Ministry of Health and Social Care of the Federal Government of Somalia has concluded the decentralization conference on the Polio Eradication Plan at the regional administration level, organized by the Ministry of Health, particularly the Family Health Department. The conference was…

Read More

Dawlada Soomaaliya oo xanibaad ku soo rogtay Bossaso

Bossaso September 15, 2024 (QJ) -Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay duulimaadyadii tagi jirtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso, taasi oo saameyn ku yeelatay duulimaadyadii diyaaradaha ee Daallo Airlines iyo Ethiopian Airlines oo maanta lagu waday in ay halkaas ku degtaan. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya ay ku wargelisay Daallo Airlines iyo…

Read More

Al Shabaab oo weeraray Xerada Cabdaale Jannaay

Kismayo September 15, 2024(QJ) -Saaka ayaa Al-Shabaab waxa ay weerar culus ku qaadeen fariisin ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Jubaland. Saldhigyada la beegsaday ayaa ku yaalla deegaanka Jannaay Cabdalle ee duleedka magaalada Kismaayo. Weerarka ayaa ku billowday qaraxyo, waxaana xigay dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamada Al-Shabaab iyo ciidamada isku dhafka…

Read More

Somaliland oo tilaabo u qaaday dhanka Doorashooyinka

Hargeysa September 14, 2024(QJ) -Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa ugu dambayntii shahaadooyinka musharaxnimada guddoonsiiyeen murrashaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha, xilli ay diyaar-garowga ugu badan ee doorashada isku-darka ah ee la filayo inay dalka ka qabsoonto 13-ka bishan November. Musharixiintan ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo uu ka socdo Xisbiga Kulmiye, C/raxmaan…

Read More

Itoobiya iyo Mareykanka oo amaanka Geeska ka wada hadlay

Addis Ababa September 14, 2024(QJ) -Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Atske-Selassie ayaa xafiiskiisa magaalada Addis Ababa kula kulmay ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Ambassador Mike Hammer. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimaha nabadda iyo ammaanka Geeska Afrika. Wasiir Taye ayaa muujiyay walaaca ay Itoobiya ka qabto ATMIS ka dib (Howlgalka KMG…

Read More

Bar Shidaal oo kubataya Garoowe

Garoowe September 08, 2024(QJ) -Dab xooggan ayaa xalay ka kacay kaalin shidaal oo lagu magacaabo 3CC iyo Garaash ku dhow magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Dabka ayaa baabi’iyay Kaalintii Shidaalka iyo gaadiidkii yaalay Garaashkaasi, balse lama oga khasaaraha ka dhashay dabkaasi. Waaxda dab-damiska dawladda hoose ee Garoowe oo ay weheliyaan gawaari ay leeyihiin shirkadaha biyo…

Read More

Taliyaha Ciidanka iyo Sarakiil Mareykan ah oo booqday Jiidaha hore

Muqdisho September 09, 2024(QJ) -Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Mareykanka ayaa booqasho ku gaaray Gobolka Shabeellaha Dhexe. Taliyaha oo ay la socdaaan Korneyl David Haskell, Taliyaha howlgallada gaarka ah ee Mareykanka iyo saraakiil kale ayaa halkaa booqanaya. Sareeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa…

Read More

Qaraxyo Xalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho September 07, 2024(QJ) -Qaraxyo xooggan ayaa caawa laga maqlay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo warar kala duwan ay kasoo baxayaan qaraxyada. Goobaha qaraxyada laga maqlay ayaa waxaa ka mid ah degmooyinka Xamar Weyne, Boondheere, Warta Nabadda, iyo Yaaqshiid, iyadoo wararkii ugu horeeyay ay sheegayaan. Wararka qaar ayaa sheegaya in Madaafiicdaasi ay sababeen qaraxyada,…

Read More