Dad 100 kor u dhaafaya oo maanta lagu qabqabtay Nairbi
27,Apr.2014(SDN/QJ Wararka galabta laga naga soo gaadhaya Magaalada Nairobi ee Caasimada Kenya, ayaa waxay sheegayaan Ciidamada Kenya in maanta hawgal ballaran ka sameeyeen xaafadaasi. Ciidamada, ayaa hawlgalkaan ku qab qabtay ugu yaraan 100 ruux oo Soomaali ah, iyadoo dadkaasi qaarkood laga soo qab qabtay guryahooda, xilli ay gudaha ugu jireen. Dadka lagu soo qab qabtay…
