admin

    Ra’iisal Wasaare Cabdiwali oo Todobaad ka dib ku soo Guryo noqday Magaaladda Muqdisho

    19,APR.2014(SDN/QJ)- R/wasaaraha Soomaliya, Abdiwali Sh. Ahmed, ayaa maanta dib ugu noqday Muqdisho kadib markii uu todobaad ku dhawaad shirar iyo kulanno kula lahaa Kismaayo madaxda maamulka Juba,odayaasha iyo qaybaha bulshada oo lagaga hadlay dib u heshiin iyo dhammeystirka heshiis hore loo gaaray. Qaar ka mid ah dhinacyada isku hayey arinta Kismayo ayaa sheegay in heshiisyada…

    Read More

      Buulo-burte: Dagaal xoogan oo ka socdo Duleedka Magaaladda

      19,APR.2014(SDN/QJ)-Warar hor dhac ah oo ay helayso Shabakadda caalamiga ah ee Somalidiasporanews.com,ayaa sheegaya in haatan dagaal xoogani uu ka soconayo Duleedka Magaaladda Buulo-burte ee Gobolka Hiiran ee Somalia.waxaana uu Dagaalkani u dhxeeyaa Ciidamo ka taabacsan Dawladda Federaaliga ah ee Somalia iyo xoogag ka tirsan AL-Shabaab. Ilaa hadda lama oga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay…

      Read More

        Xisbiga Ucid oo ka hadlay Xaaladda Dalka iyo Dhaliilo is-Huwan oo ay Xukuumadda u jeediyeen

        19,Apr.2014(SDN/QJ)-Musharaxa jagadda madaxweyne ku-xigeen ee Xisbiga Cadaaladda iyo daryeelka ee Ucid,ayaa ka hadlay arimo door oo taabanaya guud ahaan Xaaladda dhaqan dhaqaale ee JSL.waxaana uu si gaar ah farta ugu fiiqay arimaha kala ah: DHACDADII TALEEX, ARRIMAHA LOWYACADDE, XUSKA MAALINTA QARANIMADA IYO SAFARKA WASIIRKA ARIMAHA GUDUHU KU RAADINAYO TAAGEERADA XABBADDA BOLISKU RIDO. Waxa uu sidan…

        Read More

          Xiisadaha ka taagan Barriga Ukraine oo cirka isku sii shareeraya,xili ay Socdaan Dadaalo Diblumaasiyadeed

          18,Apr.2014(SDN/QJ)-Maliishiyaadka taageersan Ruushka ayaa sii wada haysashada dhismeyaasha dowladda ee bariga Ukraine, kadib markii heshiis la doonayo in lagu yareeyo xiisadaha jira ay wada gaareen Kiev iyo Moscow.Mid ka ah hoggaamiyeyaasha maliishiyada, Denis Pushilin ayaa sheegay in ragga uu hoggaamiyo aaney waxba ka khuseyn heshiiskii la gaarey maalintii Khamiista, isla markaana ay hawlgallada ay wadaan…

          Read More

            Fadeexado Musuqmaasuq iyo Maamul-xumo oo Dul Hoganaya Hawl galka Nabad Ilaalinta ee Somalia

            16,Apr.2014(SDN/QJ)- Wargeysa The New Vision ee kasoo baxa Dalka Uganda ayaa soo bandhigay fadeexad la xidhiidha in Ciidamada AMISOM ee jooga Magaalada Muqdisho ,ay tababar ciidan siiyeen Dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab.   Saraakiil katirsan Ciidamada AMISOM ayaa loo haystaa in dagaalyahano katirsan Al-Shabaab oo gaadhaya ilaa 10-xubnood ay tababar ku siiyeen Xerada Jaziira ee Duleedka…

            Read More

              Dawladda Britain oo markii ugu Horaysay Si Rasmi ah uga hadashay Aragtideeda Aqoonsigii Golaha Deegaanka ee Magaaladda Sheffield

              16,Apr.2014(SDN/QJ)-Wasiirka u qaaabilsan Afrika Dawladda Britain Mark Simmonds,ayaa markii ugu horeeyay ka hadalay Aragdida Xukuumadiisa ee ku aadan Aqoonsigii ay Golaha Deegaanka Magaaladda Sheffied u fidiyeen Somaliland,waxaana uu Simmonds uu sheegay in aanay taasi ka turjumayn Ictiraaf ay siisay Dawladiisu Somaliland. Waxaana uu sheegay mar uu ka hadlayay xidhiidhka Somaliland Britain inuu yahay xidhiidh soo…

              Read More

                Ruushka oo Qabsaday laba Magaalo oo ku Yaala Bariga Ukraine

                  16,Apr.2014(SDN/QJ)-Ciidamo xoogan oo si aad u hubaysan kana socda wadanka Ruushanka,ayaa lagu soo waramayaa inay la wareegeen laba magaalo oo ku yaala bariga Dalka Ukraine.dadka Deegaanka ayaa u sheegay Wakaaladda wararka ee Faransiiska inay arkayeen Ciidamo xoogan oo si aad ah u Hubaysan oo wata Baabuurta Gaashaaman,isla markaana ya saran yihiin boqolaal ciidan ah…

                Read More

                  Taleex:Milatariga Somaliland oo ka Baxay

                  16,Apr.2014(SDN/QJ)-Wararka ka imanaya Magaalaladda Taleex ee Gobolka Sool,ayaa sheegay in Ciidamadii ka tirsanaa milatariga Somaliland ee shalay Magaaladaasi la wareegay haatan gabi ahaanba ka baxeen magaaladda. Ilaa hadda ma cadda sababta rasmiga ah ee keentay Ka bixitaankan.laakin siday Shabakadda Somalidiasporanews.com warar ay heshay sheegayaan arintan ayaa ka danbaysay ka dib shirar kal duwan oo dhexmaray…

                  Read More

                    Nikolas Kay oo ku baaqay in la dajiyo Xiisad uu sheegay inay u dhaxayso Somaliland iyo Puntland

                    16,Apr.2014(SDN/QJ)-Ergayga gaar ka ah ee u qaabilsan Qaramadda Niklos Key,ayaa waxa ugu baaqay Somaliland iyo Maamul goboleedka Somaliyeed ee Putland inay ilaaliyaan Xasiloonida iyo in la dajiyo Xiisad uu sheeay inay haatn ka oogantahay Magaaladda Taleex ee Gobolka Sool oo ay shalay Milatariga Somaliland la wareegeen. War qoraal ah oo Ergaygu ka soo saaray Xafiiskiisa…

                    Read More

                      Afhayeenka Barlamaanka Somalia oo warbixiyay Safarkiisa Talyaaniga

                      16,Apr.2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Golaha Shacabka ee Somalia Md.Maxamed Cismaan Jawaari,ayaa ka xog-waramay kulano uu la qaatay Saraakiil Sare oo ka tirsan Dawladda Talyaaniga.waxa uu Gudoomiyuhu sheegay inuu la kulmay madax kala Duwan oo ay ka mid ahayd Gabadha Gudoomiyaha ka ah Aqalka Hoose Baarlamaanka Talyaaniga.waxaana uu xusay inay ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa Xidhiidhka…

                      Read More

                        Dhismaha wadooyinku waa Dheef Aan La Dabooli Karin

                        Kolay baraarujintu waa shay qaaliya marka diintena iyo dhaqankeenaba loo eego taas oo ah in wixii wanaag ah la sii xoojiyo si loo sii kordhiyo, halka ay tahay in wixii qaldamana la tilmaamo turxaan la,aan si loo saxo. Sida aynu ka war qabno ama la wada socono dalka somaliland wuxuu ka mid yahay dunida sadexaad…

                        Read More

                          Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo soo saaray amaro ku aadan habka loo baadhayo Xoolaha Dekkada ka Dhoofaya

                          15,Apr.2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaarada Xanaanadda Xoolaha JSL, Dr. Cabdi Aw Daahir Cali,ayaa soo saaray Amaro kala gadisan oo ku socodsiiyay Dhamaan Maxjaradda Magalaada Dekkeda ah ee Berbera,Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Madaxweynaha Jsl,oo ku sheegayo habka iyo hanaanka ay tahay in loo baadho,loona caafimaadiyo Xoolaha nool ee ka dhoofa Magaaladda Berbera. Waxaa uu sidaas Wasiirku ku sheegay qaraal…

                          Read More

                            Wasiirka u qaabilsan Britain Afrika Mark Simmons ayaa maanta ka Degay Muqdisho,kulan la qaatay Madaxda Dawladda

                            15,Apr.2014(SDN/QJ)-Wasiirka arrimaha Afrika  u qaabilsan  Britain Mark Simmons ayaa  maanta booqasho aan hore loo sii shaacin ku tegay  magaaladda  Muqdisho ee Caasimadda Somalia .waxaana la sheegay inuu Dowladda  Federaaliga ah ee Somalia ee Hogaamiyaha ka yahay Xasan Sheekh Maxamuud uu  kala hadlay nabadda iyo xasiloonida dalka iyo doorashooyinka la filayo in la qabto 2016-ka. Waxaana…

                            Read More

                              Ciidamadda Somaliland oo la sheegayo inay haatan Kaabiga u saaranyihiin Magaaladda Taleex

                              15,ASpr.2014(SDN/QJ)-Wararka haatan naga soo gaadhaya Gobolka Sool gaar ahaana,magaaladda Taleex,ayaa sheegaya in Ciidamadda Qaranka JSL,ay haatan kaabiga u saaranyihiin Magaaladaasi. La hayo cid si rasmi ah ilaa hadda warkan u xaqiijinaysa.isku dayo aanu la samaynay dad ka dhaw ayaa ilaa hadda aanay noo-suuragalin in aanu Xog buuxda ka helo. Lama oga halka ay haatan ku…

                              Read More

                                Ciidamadda Amaanka ee Waddanka Turky-ga oo kala Shaqanaya kuwa Kenya wax ka qabshadda Kooxa Argagixisada ah iyo Xasilinta Somalia

                                15,Apr.2014(SDN/QJ)-Ciidamadda Booliska ee Waddanka Turkiga,ayaa waxay kala qeyb qaadanayaan Ciidamadda Amaanka ee Dalka Kenya wax ka qabshadda qaraxyadda iyo weeraradda Argagixiso ee waayadan danbe ku soo noqnoqonayay Dalkaasi. Sida ay sheegayaan ilo-wareedyo ku dhaw Dawladaha Kenya iyo Turkiga,arintan ayaa ka danbaysay ka dib safar uu Madaxweynaha Kenya oo todobaadkii dhawaa ku tagay Dalka Turgiga dalabkan…

                                Read More

                                  Ujeedada Safar Hogaanka Baarlamaanka Somalia ku teggay Waddanka Talyaaniga

                                  15,Apr.2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Barlamaanka Dawlada Federaalka ah ee Somalia,Md.Maxamed Cismaan Jawaari,ayaa jaatan ku sugan Dalka Talyaaniga.waxaana kulamo kala duwan la leeyahay Madaxda Wadankaasi. Safarkan Gudoomiyaha iyo Wafdiga uu horkacayo ay ku tageen Talyaaniga ayaa waxa lagu macneeyay sii xoojinta Xidhiidka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya laba Waddan. Wararka ayaa sheegaya inta Kulanadu socdaan si aad ah…

                                  Read More

                                    Maamulka Jaamacadda Hargaysa oo iska Fogeeyay Eedaha loogu jeedinayo inay Fee-gii Ardayda laga qaadi jiray ay kordhiyeen

                                    14,Apr.2014(SDN/QJ)-Maamaulka sare ee Jaamacadda Hargaysa,ayaa sheegay inaanay jirin wax lacag oo ay kordhiyeen.iyaga oo intaas ku daray inay lacagtan haatan laga qaylinayaa tahay tii bilawgii Semistar-ka ayaa ahady inay ardaydu bixiyaan.waxaana sidaa lagu sheegay Warsaxaafadeed uu soo saaray Maamulka Jaamacadu oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakadda Caalamiga ah ee Somalidiasporanews.com.waxaana uu u dhignaa…

                                    Read More