admin

    OGEYSIIS SOO DHAWEYNTA MARWO FADUMO SICID EE FINLAND

    Qof walba oo qaranimada Somaliland jacel iyo Asxaabta qaaliga ah Ku soo dhawaada maalintaa Khamiista ah 24.04.2014 saacadda 12:05 Duhurki , Helsinki Airport Soo Dhaweenta Marwo Faduma Saciid.   Waxaa Dhamaan Jaliyada reer Somaliland iyo Asxaabta qaaliga ah la ogeisiinaya in ay  Xaflada soo dhaweenta Marwo Faduma Saciid ay ka dhici doontu maalinta Axadda 27.04.2014, …

    Read More

      Afhayeenka Madaxtooyadda oo ka Hadlay Xildhibaano la sheegay in laga Mamnuucay Madaxtooyada

      Apr.22, 2014(SDN/QJ) – Af-hayeenka Aqalka Madaxtooyada Somaliland Md:Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa waxba kama jiraan ku tilamaamay warar sheegaya in Madaxtooyada laga mamnuucay Shan Xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland. Af-hayeenka oo u warmaayey wargeyska Geeska Afrika ayaa sheegay in madaxtoyadu ay ku mashquul santahay horumarinta arimaha qaranka balse aanay ku mashquulsanayn shaqsiyaad. Mr:Dhuxul…

      Read More

        Madaxweynaha Dalka Burundi ayaa Maanta Booqasho aan Hore loo sii Shaacin Ku Tegay Magaaladda Muqdisho,Kulan la qaatay Madaxweyne Xasan Sheekh

        22,Apr.2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza ayaa booqasho aan horey loo shaacin maanta oo Talaado ah ku tegey Muqdisho. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku soo dhaweeyey Pierre Nkurunziza garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana kulankoodu ka dhacay Saldhiga ciidamada AMISOM ee ku yaala Garoonka diyaaradaha. Ciidamada dalka Burundi ee AMISOM…

        Read More

          Tolaay yaa muslimaay! Qallinkii: Sayid Balayax

          Allahayawnin I tumay, nin ii taliyay, iyonin I tabaaleeyay. Allahayawtiirbiraankacuskaday, tamardaraantooda.   Badhtimihiiiqarnii 19 ayaawaxasoocaanbaxayxaajooyinugubooaandunidamuslimka ah horeloogaarkijirin, waxyaaboquusgaliyayumadiikudhaqnayddeegaanadamiyiga ah eekuteedsanbarigaiyogeeskaafrika, waxa ay la yaabeenhorumarkiiiyohanaqaadkiiqalabkatignoolojigaeecasrigaa ay ikhtiraaceenculimadii u badnaareergalbeedkaeefikradoodasooraacinayaygumaystayaashiikatalinayaygayigasoomaalidukuidishay. Ta kale ee ay la yaabeenwaxayahaydmakii ay isbadaleendhaqaniyocaadooyin ay kufaanijireenamaixtiraamijireenooqiimahoodiihoos u dhacay, kolaymarka ay noqotowixiikahoreeyay 1972dii markii la xardhayafkasoomaaliga, iltaariikheedkaqudhaee wax lagugaranjirayamalagusugijiraywaxayahaydgabayoamageereeroinagasoogaadhayabwaanadiimagacaiyomaamuuskakulaaabulshadii ay markaakudhexnoolaayeen. Waxaka mid ahaaMaxamuud…

          Read More

            Gudoomiyhii Gudiga Doorashooyinka Qaranka oo Iscasilay

            22,Apr.2014(SDN/QJ)-Guddoomiyihii guddiga doorashooyinka qaranka Md. Ciise Yuusuf Xamari ayaa si rasmi ah iskaga casilay xilkii guddoonka guddiga doorashada, waxase uu ku sii hadhay xubinimadiisii. Guddiga doorashada ayaa guddoomiye u doortay afhayeenkii guddiga doorashada Md. Axmed Xirsi Geele. Guddoomiye Xamari ayaan si rasmi ah loo garanayn sababta uu isku casilay, laakiin guddiga doorashada ayaa saaka saxaafadda…

            Read More

              Dilkii labaad ee Xildhibaan lagu Khaarajiyo oo Muddo 24 sacaadood ah ka dhacay Magaaladda Muqdisho

              22,Apr.2014(SDN/QJ)-Warar haatan ka imnaya Magaaladda Muqdisho Caasimadda dalka Somalia,ayaa sheegaya in Xildhibaan labaad lagu dilay maanta Magaaladaasi. Xildhibaanka ayaa lagu sheegay in lagu magacaabi jiray Cabdicasii Isaaq Ibraahim,iyada oo la sheegayo inuu dilku ka dhacay Guriga uu Xildhibaanku ka deganyahay Magaaladda Muqdisho oo ku yaalay Xaafadda Dhenkirlay.waxaana Masuuliayada Dilkaas Tuurta u ridatay Kooxad Al-shabaab ee…

              Read More

                Taliye ku-xigeenka Ciidanka Baadhista Danbiyada gobolka Saaxil oo Toddoba cisho u xidhan Kiiskii gabadha lagu Dilay

                Berbera,22,Apr.2014 (SDN/QJ)- Taliye ku-xigeenka Ciidanka Baadhista Danbiyada Gobolka Saaxil ayaa muddo toddobaad ah u xidhan baadhista Kiiskii Dilka ahaa ee magaaladda Berbera ay ugu gaysteen Haweenayda Ninkii Xildhibaan Qabile Rasaaseeyey iyo Booliisku. Dilka loo gaystay Haweenaydaas isla markaana lagu dhaawacay Wiil uu xildhibaan Qabile dhalay ayaan wali wax go’aan ah laga soo saarin, waxaanay wararku…

                Read More

                  Saraakiil ka Socda Shirkada ENOC Ee Imaaraadka Oo Somaliland U Yimid Hawlo Maalgashi Iyo Wasiirka Duulista Oo Soo Dhaweeyey

                  Hargeysa,21,2014 (SDN/QJ)-Wafti heer sare ah oo ka socda shirkada ENOC ee Imaaraadka laga leeyahay ayaa maanta ka soo degay Madaarka Cigaal International Airport ee Caasimada Hargeysa. Waftigani oo ka kooban laba xunood oo Somaliland u yimid hawlo maalgashi ganacsi ayaa waxa Madaarka Cigaal ku soo dhaweeyey Wasiirka wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland Md. Maxamuud…

                  Read More

                    Muqdisho:Xildhbaan Qarax lagu Dilay iyo Mid kale oo lagu dhaawacay

                    21,Apr.2014(SDN/QJ)-Wararka naga soo gaadhay Magaaldda Muqdisho ee Caasimadda Somalia,ayaa sheegaya in halkaas maanta Qarax Bam lagula eegtay mid ka mid ah Xildhibaandda Dawladda Federaaliga ah ee Somalia.halka mdi kalena lagu dhaawacay halkaasi Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Isaaq Maxamed Cali (Riino) ayaa la sheegay in uu dhaawac culus kasoo gaaray qaraxa oo gaarigiisa loogu xiray…

                    Read More

                      Siyaasiga Cismaan Hindi oo Soo Dhaweeyay Murashaxnimada Xasan Gaafaadhi ee G/ku-Xigeenka 1-aad Kulmiye

                      21,Apr.2014(SDN/QJ)-Siyaasiga Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi) oo ka mid ah Siyaasiyiinta Madaxa banana,ayaa sheegay inuu Xasan Gaafaadhi uu xaq u leeyahayb inuu isu sharaxo Jaggadda Gudoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Xisbiga Taladda Dalka Haye ee Kulmiye.sidaana waxa uu ku sheegay mar qaar ka tirsan Warbaahinta Maxaliga ah ee Somaliland ugu waramayay Magaaladda Hargaysa. Waxa uu tilmaamay…

                      Read More

                        Somaliland oo u quus goysay kooxaha Nabad diidka ah Digniin kama danbays ahna u dirtay kooxo ay ku tilmaantay qaswadayaal

                        20,Apr.2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ,ayaa soo saartay digniin ay uga digayso Kooxo ay ku shegaty iany Nabad diid yihiin oo dalka Qas iyo Qalalaase ay ku la dhex jiraan dadka  iyo dalka Somaliland. waxaana warsaxaafadeed laga soo saaray Wasaaradda  Arimaha Dibadda uuu u dhignaa sida tan ” Qoddobka 10aad ee Dastuurka Somaliland wuxuu qeexayaa in ay Somaliland…

                        Read More

                          Cali Khaliif Galaydh oo ka degay Taleex iyo Xaaladda oo Kacsan,kadib markii la sheegay inay Magaaladda ku waajahan yihiin Ciidamo si Xoog ah u Hubaysan oo ka Socda Milatariga Somaliland

                          20,Apr.2014(SDN/QJ)-wararka soo gaadhay Shabakadda Caalamiga ah ee Somalidiasporanews,ayaa sheegaya in ay goor dhaweyd ka soo dageen magaaladda Taleex koox ay hogaaminayaan Cali Khaliif Galaydh iyo Cali Ciise oo ka mid ah kooxo Qas ka wada magaaladda Taleex ee Somaliland. Sida wararka Hordhaca ah ee ka soo baxaya kooxdani ay sheegayaan waxay ka soo kicitimeen magaaladda…

                          Read More

                            Amisom oo Beenisay in Shalay Magaaladda Buulo-burte lagaga Dilay Sarkaal Sare

                            20,Apr.2014(SDN/QJ)-Saraakiisha Ciidamada Jabuuti ee ka midka ah howl galka AMISOM ayaa beeniyay war ka soo baxay Al-Shabaab, kaasoo ahaa dagaal shalay ka dhacay degmada Buulo Burde ay ku dileen Taliye kuxigeenkii Ciidamada. Afhayeenka howl galada Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo ka hadlayay dagaalkii shalay ayaa sheegay in Ciidamada Jabuuti ka dileen Taliye kuxigeenkii ciidamada…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo ayaa Xalay Xafiiskiisa Ku qaabilay Xubno aan Miisan Siyaasadeed lahayn oo dhawaan iska Xaadiriyay Xisbiga Kulmiye

                              20,Apr.2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu caawa Qasriga Madaxtooyada Kulan soo dhawayn ah kula yeeshay Masuuliyiintii ka soo diga rogtay Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, kuna soo biiray Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye. Kulankan uu madaxweynuhu la yeeshay Xubnahaasi ayaa ahaa mid la xidhiidha soo dhawayntii iyo ku biiritaankii Xisbul xaakimka Kulmiye…

                              Read More

                                Garyaqaanada Dalka Kenya oo Ku biiray Canbaaraynta Hawlgaladda ay Ciidamada Amaanku ka wadaan Xaafadda Islii

                                20,Apr.2014(SDN/QJ)-Garyaqaanada dalka Kenya,ayaa madaxda dawaladda waxay ku  canbaareeyeen dalabaadda ay dib ugu celinayso dadka Qoxoontiga ah ee haysta Kaadhka Qoxoontinimo Xeryaha Qaxoontiga  ee Dhadhaab iyo Kaakuma ee dalka Kenya. Waxaana ay shegeen in talaabadaasi ay kazoo horjeedo xeerarka Caalamaiga iyo kuwa Gobolkaba.iyaga oo intaas raaciyay in hadii ay sii socdaan dacadiyadda ka dhanka ah dad…

                                Read More

                                  DHAQAMADII DIKTEETARKA WEEYAN IN SAXAAFADA LA CABUDHIYA , ARINTA WEBSITE YADA HAWADA LAGAGA SAARAYANA WA AYAAN DARO INAGU CUSUB !

                                  Aan ku bilaabe tan iyo in-mudaaba waxa soo kordhaayay dhaliilo siyaasaded Iyo qaar MUSUQMASUQ oo saxaafada madaxa banaani ka diyaarinaysay maamulka hada talada somaliland haya ! waxase taa badalkeedii ay xukuumadu ku dhaqaaqday falal ay ku xidhayso saxaafada madaxa banaan ee dalkani leeyahay , waxase xadhiga dheera hagar daamooyin kale oo badan hadanse tusaale midi…

                                  Read More

                                    Gudidii Xukuumada ee Socdaalka ku tegayey Qaarada Yurub oo Ethiopia soo gaadhay Kulamana la Qaatay Safiirka Somaliland u Fadhiya Ethiopia+daawo sawiro

                                    19,APR.2014(SDN/QJ)-  Wafigii Somaliland ee socdaalka u tegayey qaarada yurub ayaa soo gaadhay Caasimad dalkaa Ethiopia ee Adis Ababa, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliyiinta Safaaradda Somaliland ee Ethiopia, waftigan oo la filayo in ay maalmaha soo socda ku sugnaan doonaan dalka Ethiopia ayaa kulamo la qaatay Safiirka Safaaradda Somaliland ee Ethiopia Mud, Adan Nuux Dhuule…

                                    Read More