admin

    Roobab Xoogan oo Maalmihii ugu danbeeyay ka da’ayay Magaaladda Daara-salaam oo Khasaare baaladhan gaystay

    14,Apr.2014(SDN/QJ)-Roobab laxaad leh oo ka da’ayay maalmihii ugu danbeeyay Magaaladda Daara-salaam ee Caasimadda Dalka Tanzania,ayaa waxay gaysteen Khasaare dhimasho,dhaawac iyo burbur Hantiyeed leh. Wararka ayaa sheegaya in khasaaraha ugu badani soo gaadhay dadka danyarta ah eek u nool Xaafadaha isku raranta ah ee magaaladda Daara-salaam.Waxaana haatan xidhan badiba Wadooyinka Magaaladda ku xidha qeybaha kale ee…

    Read More

      Dhismaha wadooyinku waa laf-dhabarta dhaqaalaha

      Nooluhu sidiisaba kama maarmo isu socod uu isu socdaalo iyo kobac dhaqan dhaqaale ( Social Economics), hadaba akhriste waxa kobacaas door muhiima oo aan la dabooli karin kaga jira dhismaha wadooyinka, waana qayb ka mid ah kaabayaasha dhaqaalaha ( Infrastructure). Akhriste sida aynu la wada socono wadooyinku door muhiima ayay ku leeyihiin dhaqaalaha, waxaanan ka…

      Read More

        Xiisadda Bariga Ukraine oo Cakiran iyo Maraykanka oo Hanjabaad diray

        13,Apr.2014(SDN/QJ)-Xaaladda cakiran ee haatan ka taagan dalka Ukraine ayaa waxay kala irdhaysay Xidhiidhkii Diblumaasiyadeed ee ka dhexeeyay wadamadda Ruushaka iyo Reer Galbeedka.waxaanqa soo baxaya hanjabaadyo kala gadisan oo iska soo daba-dhacaya oo mid kastaa uu  dhinaciisa sheegaynayo inuu sharciyadda ku taaganyahay. Taalabdii ugu danbaysay ayaa ahayd ka dib markii Wasiirka Arimaha Dibadda ee Markaynku uu…

        Read More

          Ra’iisal Wasaaraha Somalia oo ka hadlay Xaaladda Cakiran ee ay ku suganyihiin Somalida laga qabqabanayo Xaafadda Islii iyo Waxa uga meel yaala Xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay

          12,Apr 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa markii ugu horreysay ka hadlay howlgallada ay ciidamada Kenya ku qab-qabanayaan Soomaalida ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, isagoo nasiib-darro ku tilmaamay qab-qabashada ay ciidamada Kenya ku hayaan Soomaalida xaafadda Islii. Wareysi uu ra’iisul wasaaruhu siiyay VOA-da ayuu ku sheegay in arrintan uu si gaar ah…

          Read More

            Wasiirka Arrimaha bulshada iyo xildhibaano Booqday Dilla

            12,Apr.2014(SDN/QJ)-Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland mudane Maxamuud Axmed Bare Garaad oo ay wehelinayeen xildhibaanada degmada kaga jira golayasha qaarkood ayaa shir balaadhan la qaatay maamulka degmada iyo gudida horumarinta ee Dilla. masuuliyiin ta degmada iyo gudidaasi ayaa uga waramay wasiirka waxqabadka dhanka horumarka ah ee qurbajoogta iyo dadka deegaanku ka qabanayaan magaalada, waxaanay xuseen…

            Read More

              Berbera: weerar dhaawac iyo dhimasho ah oo ka dhacay Magaaladaasi

              11,Apr.2014(SDN/QJ)-Wararka haatan naga soo gaadhaya Magaalo Xeebeedka Barbara,ayaa sheegay in goor dhawd halkaasi lagu dilay Marxuumad Magaceeda lagu soo gaabiyay Xamda,halka Will uu dhlay Xil.Qabile oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland uu goobtaasi ku dhaawacmay. Ilaa hadda si rasmi ah uma cadda sababta dhalisay dhimashadan iyo dhaawacan.waxaana ay Xogaha Hor-dhaca ahi sheegayaan inay dad ka…

              Read More

                Lahaystayaal Kenya u dhashay oo Hadda laga Helay Gudaha Somalia

                11,Apr.2014(SDN/Q J)-Laba qof oo u dhashay dalka Kenya oo ay sanadkii 2011-kii ay Afduubeen Xoogaga AL-shabaab ee ka dagaalama dalka Somalia,ayaa la sheegay in laga helay Gudaha dalka Somalia,gaar ahaana goobaha ay gacanta ku hayaan Ciidamadda Kenya ee qeybta ka ah Hawl galadda Amisom ee Somalia. labadan Sarkaal ayaa u kala shaqaynayay Dhakhaatiirta aan Xuduudka…

                Read More

                  Haay’da Wadaniga Ah Ee Golis Organization Oo Soo Dhawayin Balaadhan U Samayasay Gudoomiyaha Ururka SWDGOLIS

                  Hargeysa April 10,2014(SDN/QJ)-Haay’ada wadaniga ah ee Golis Organization Oo oo ka mid ah Haay’adaha ka shaqeeyay Ilaalinta Deegaanka ayaa si balaadhan u soo dhawaysay gudoomiyaha ururka SWDGOLIS ee ka hawlgala Cariga sweedhan. Masuulkan oo ka soo degay gagida diyaaradaha ee cigaal international airport ayaa waxa halkaasi ku su soo dhaweeyay qaar ka mid ah shaqaalaha…

                  Read More

                    Dadka reer Indunisia oo maanta u dareeray Goobaha Codbixinta

                    09,Apr.2014(SDN)-Dadweynaha dalka Indunia,ayaa maanta u dareeraya Doorashadda Baarlamaaniga aah ee dalkaasi,oo si weyn loo saadaalinayo inay saamayn Xoogan ku yeelato ta Madaxtinamadda laga Wado inay dalkaasi ka qabsoomto dhamaadka Sannadkan. In ka badan 186 malyunn oo qof  oo isu diwaan galiyay inay codkooda dhibtaan,ayaa maanta oo Arbaca ah u dareeray Goobaha Codbixinta ee dalkaasi. Sida…

                    Read More

                      Dhallinyarada Maroodijeex Oo Wasiirrada Gobolka Ku Tilmaamay Magac-u-yaal‏

                      08,Apr.2014(SDN)-War-saxaafadeed ay soo saareen dhallinyarada Gobolka Maroodijeex ayaa si weyn loogu dhaliilay Wasiirrada Ka so jeeda Gobolka Maroodijeex, Xildhibaannada, Culimada iyo guud ahaan waxgaradka Somaliland ee ku nool Caasimadda waxaanu u dhignaa “Annaga oo ah dhallinyarada Gobol-weynaha Maroodijeex waxa aanu Wasiirrada Ka so jeeda Gobolka Maroodijeex, Xildhibaannada, Culimada iyo guud ahaan waxgaradka Somaliland ee ku…

                      Read More

                        Maanso Cusub Oo La Baxday Silanyo Siyaasi, Lagu Hungoobay Siyaadka Sanadka.Waxa Curiyey Wariye Cabdiraxmaan Dhadhere.

                        Halkan Waxaan idinku soo gudbinayaa Maanso Gaaban Oo La Baxday (Silanyo Siyaasiga Lagu Hungoobay Siyaadka Sanadka) oo aan Curiyey 8/4/204,taasi oo aan kaga damqaday ama ugu dhalatay markaan arkay xaaladaha qalafsan ee haatan ka jira Dalkeena Somaliland,taasi oo ay kow ka tahay tacadiyada Saxaafada Xorta ah,xoriyatul qawlka iyo musuq-maasuqa hadheeyay Xukuumadda uu Hogaamiyo Madaxwayne Axmed…

                        Read More

                          20-Guuradii ka soo wareegtay Xasuuqii ka dhacay sannadkii 1994-kii Dalka Rwunda oo maanta laga xusayaay Dalkaasi.

                          07,Apr.2014(SDN)-Waxa maanta iskugu tagay Magaalo madaxda Dalka RWunda ee Kigaali,madax sare oo ka socta Caalamka iyo Afrika,iyadda oo la xusayay  dadkii lagu xasuuqay dalkaasi 20 sanno ka hor.kaas oo lagu dilay dad ka badan 800,000 oo dad ah. Xaflad balaadhan maanta oo isniin ah ka dhacday Magaalo madaxda dalkaasi ee  Kigali,ayaa Madaxweynaha dalkaasi iyo Xog-hayaha…

                          Read More

                            Ardayda iyo maamulka Dugsiyadda Salaama oo maanta ku wareejiyay lacag ay kaga qeyb qaadanayaa Dhismaha Waddada Ceerigaabo Wasiirka Wasiirka Waxbarshadda Jsl,Marwo: Samsam Cabdi Aadan

                            07,Apr.2014(SDN)-Maamulka,Macalimiinta iyo Ardayda Dugsiyadda Salaama,ayaa maanta ku wareejiyay lacag dhan 2,300$ oo ay kaga qeyb qaadanayaan dhismaha Wadooyinka Somaliland,gaar ahaana Waddada Ceerigaabo Wasiirka Wasiirka Waxbarsha iyo Tacliinta Sare ee Somalilnad Marwo: Samsam Cabdi Aadan.xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay Xarunta Guud ee Dugsigaasi,ayaa waxa ugu horayn halkaasi ka hadlay Maamulaha…

                            Read More

                              Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo Fasiri kari la sababta keenta Xanuunka Geella lagu soo celiyey

                              07,Apr.2014(SDN)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland ayaan illaa hada jawaab lagu qanci karo ka soo saarin sababta keentay in Dalka Dib loogu soo celiyo Geellii ka dhoofay Maxjarada Berbera ee lagu baadhay. Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dr: Cabdi Aw Daahir ayaa Hargeysa ka kaxaystay koox Dhakhaatiir ah oo la sheegay in aanay ahayn kuwii khubarada ku ahaa…

                              Read More

                                Xisbiga Waddani oo Masuul Cusub u magacaabay Qurbejoogta Xisbigaasi

                                05.Apr.2014(SDN)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani,ayaa maanta u magacaabay md.Mukhtaar Murre Afhayeenka Xisbigaasi ee Qurbejoogta dibadda.masuulkan xilkan cusub uu maanta u magaacabay Gudoomiye ku-xigeenka Xisbigaasi,ahna Ku simaha Gudoomiya Md.Axmed Muumun Seed,ayaa hore u ahaa Afhayeenka Taageerayaasha xisbiga Waddani ee Waddanka Maraykanka. Warsaxaafadeed uu soo saaray Ku-simaha Gudoomiyaha ahna G/ku-xigeenka Xisbigaasi Md.Seed ayaa u dhiganaa sida tan…

                                Read More

                                  Beesha Ayuub oo Saluug xoogan ka muujisay Saamiga Ergooyinka Shir-weynaha Kulmiye

                                  05,Apr.2014(SDN)-Cuqaal iyo wax garad ka soo jeeda Beesha Ayuub,ayaa daboolka ka qaaday in aanay qaadanayn Saamiga laga siiyay Ergooyinka Shir-weynaha Xisbiga Kulmiye,iyaga oo ku tilmaamay inay arintaasi tahay cad-quudheedh,isla markaasna aanay u cuntamayn.waxaana ay intaas raaciyeen in ay gabi ahaanba qaadacayaan ka qeyb galka Shir-weynhaa hadii aan wax laga badalin Tiradda Ergooyinka Beesha laga siiyay…

                                  Read More

                                    Gudoomiye Saleebaan-Nuur ayaa maanta Hanbalyeeyay Jaaliyadda Magaaladda Sheffield

                                    05,Apr.2014(SDN)-Gudoomiyaha Golaha Guurdida Somaliland Md.Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa maanta dhambaal hanbalyo ah u diray Jaaliyadda reer Somaliland ee magaaladda Sheffield ee dalka Britain,sida milgaha iyo maamuuska leh ee ay ugu heelan yihiin ka midho dhalinta Qadiyadda Madax-banaanidda JSL, soomaliland oo ah waxa kaliya ee dadkan iyo dalkani Dunida ka baadi goobayaan wakhti xaadirkan. Gudoomiyaha oo qaar…

                                    Read More