Agaasimaha Waaxda Gobollada Iyo Siyaasada Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Safarkii Madaxweynaha Ku Sifeeyey Mid U Quus Gooyay Cadowga Somaliland
Hargaysa 15,march 2014 (SDN)-agaasimaha Waaxda Gobollada iyo Siyaasadda ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Cali Xasan Cawaale, ayaa safarkii Madaxweynaha Somaliland ku galaa bixiyey qaar kamida gobollada Somaliland ku sifeeyey mid loogu quus goynaayey Cadowga Jamhuuriyadda Somaliland iyo War-xumo tashiilkii beenta faafin jirey. Cali Xasan Cawaale waxa uu sheegay in Mar kale Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland…
