admin

    War deg deg ah: Gabadh ka mid ahayd Shaqalaha madaxtooyada oo ragg hubeeysani Goor dhawayd ay ku dileen Magalada Mugdisho

    Muqdisho 10.March 2014 (SDN)- Dabley hubeysan ayaa maanta degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ku toogtay gabar kamid aheyd shaqaalaha Madaxtooyada  villa Somalia oo lagu magacaabi jiray Xafsa C/nuur Max’ed. C/nuur Max’ed oo ah aabaha dhalay Xafsa ayaa warhaainta u sheegay in dilku uu dhacay xili ay kasii baxeysay hooygeeda oo ku yaala Isla degmadaasi gaara…

    Read More

    Taageerayaasha Arsenal oo Dalbadey in la ganaaxo Daniel Agger dhaawicii uu gaadhsiiyey Jack Wilshere!

    Jamaahiirta kooxda Arsenal ayaa bogga Twitter-ka ku daabacay fariin ay udirayaan xiriirka wadanka Ingriiska ee FA-ga waxaana ay ka codsadeen in lagu ganaaxo Daniel Agger dhaawicii uu gaarsiiyay Jack Wilshere. Xidiga khadka dhexe ee kooxda Gunners ayaa 6 asbuuc ka maqnaan doona garoomada kadib markii uu dhaawac ka soo gaaray cagta lugta bidix , dhaawaca…

    Read More

      Malaysia Airlines Jet Goes Missing With 239 on Board Flight MH370 Left Kuala Lumpur Carrying 227 Passengers and 12 Crew to Beijing

      KUALA LUMPUR — Malaysia Airlines announced Saturday morning that it had lost contact five hours earlier with one of its flights, which was carrying at least 239 people to Beijing from Kuala Lumpur, and had activated a search-and-rescue team. The plane, a Boeing 777-200 operating as Flight MH370, took off at 12:41 a.m. Air traffic…

      Read More

        dadkii dilka foosha xun u gaystay Ruqiya Siciid Ayaanle oo la filayo in maalinta Bari ah Maxkamadda Laga Xaadiriyo

        Hargaysa 07.March 2014 (SDN)- Eedaysanayaashii loo    haystay Haweenaydii sida foosha xun loogu dilay Todobaadkii hore magaalada Hargaysa ee Ruqiya Siciiid Ayaanle,ayaa la filayaa in maalin tasabtidda ah ee bari la hor keeno maxkamadda.Sida uu goor dhawayd u xaqiijiyay Shabakadda caalamiga ah ee qurbejoogta Md. Siciid Cabdi Ayaanle oo aanu khadkaTelafankaku helay.ma uu bixin faahfaahin kale…

        Read More

          Agaasimaha Xarunta Kaydka, Hidaha iyo Dhaqanka ee Maxamed Mooge o xog-waran gaar ah siisay Shabakadda Caalamiga ah ee Qurbejoog ( DHEGAYSO)

          Hargaysa 05, March 2014 (SDN)- waxa maanta aanu ku booqanayo Xarunta Kaydka, Hidaha iyo Dhaqanka ee Maxamed Mooge, Agaasimaha Xaruntaasi  Hoodo-Ayaan Suldaan Faarax oo aanu ka warsanay  waxyaabaha ay Xarun ahaan  ay qabtaan, Xilgii la Aas’aasay,waxyaabaha loo aasaasay. waxa kale oo aanu wax ka weydiinay cidda ka gacan siisa Shaqo maalmeedka Xaruntan iyo arimo kala…

          Read More

            “Waxa noo muuqata ka xisbi waddani ahaan in ay ku bur-burtay nidaamkii dawlad-nimo…” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani {DHAGAYSO}

            Hargaysa 05.March 2014 (SDN)- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani Maxamed Cabdilaahi (Uur-Cade) ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Faro Gelinta Ay Ka Cawdeen Bahda Garsoorku in hawlahooda lagu hayo. Waxa uu Xukuumada ugu baaqay in ay ka laabato isla markaana ay ka hawl gasho sidii uu garsoorku ugu madax Banaanaan lahaa hawlihiisa….

            Read More

              HAMBALYO MEHER WACAN

              بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما في خير Muhyadiin Abdillah Saed, Khadar Abdillahi, Abdirahman Abdillah saed, Mohamed Abdillah saed (Cambe) Mahad Jama Mohamoud, Abdirizak Jama Mohamoud Osman Yusuf Osman, Mohamed Aadam Hassan, Zakariye Abiib gudhane, Adnan Abiib, Abdirizaq Ahmed Hussein, Dhamaan Ehelka Qaraabada iyo Asxabtuba waxay Hambalyo Meher wacan halkan u Marinaysaa Sheikh Saeed…

              Read More

                HAMBALYO MEHER WACAN

                Hambaly Hambalyo Hambalyo Waxaaanu hambalyo meher halkan uga dirayanaa anoo ku hadlayaa magaca familykaga aan jeclahay ilma YUSUF OSMAN  , boqorka iyo boqorada Ismaaciil mahamed daauud iyo Fahiima Ismaaciil Abdilahi kaasoo manta oo bishu tahay 13 Feb 2014 ka dhacay hotelka Ambasaddor waxanaanu ugu ducaynaynaa ducadii rasuulkaبارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما فى الخير

                Read More

                  Madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya ayaa maanta laga talaalay nuuc cusub oo Talaalka cudurka Dabeysha ah

                  Muqdisho 11 June (SDN) Munaasabad daaha looga rogayay Talaalka dadka weyn ee nuuca cusub ee dabeysha ah oo awal caruurta laga talaali jiray, ayaa hada la sheegay in dadka waa weyn laga talaalayo, waxaana lagu bilaabay Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo ka hadlay talaalkan cusub ayaa sheegay…

                  Read More

                    Wasiirka Arrimaha gudaha oo maanta ka hor aqriyay Baarlamaanka Soomaaliya sharciga Cusub ee la dagaalanka Argagixisada

                    Muqdisho 11 June (SDN) Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa markii labaad maanta ka hor aqriyay Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya Sharciga la dagaalanka Argagixisada oo dhowaan Xukuumada soo ansixisay. Sharcigan oo ah kii u horeeyay ee Xukuumada soo gudbisay ayaa Wasiirka Arrimaha gudaha su’aalo ka weydiiyeen Xildhibaanada, iyadoo xildhibaanada loo qeybiyay nuqulada qoraalka…

                    Read More

                      Dhinacyadii ku dagaalamay Kismaayo oo Xabad Joojinku heshiiyay iyo Xaalada oo Nabad kusoo laabatay

                      Muqdisho 11 June, 2013 (SDN) Kadib Dagaal qasaaro xoogan gaystay oo ka dhacay Kismaayo ayaa xaalada waxaa ay xiligan tahay mid degan oo aysan jirin cid is-horfadhisa. Hadaba Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in odayaasha iyo waxgaradka ay ku guuleysteen in xabad joojin rasmi kala dhex dhigeen dhinacyadii ku dagaalamay magaalada, iyadoo ay socdaan…

                      Read More

                      Ciidamada Booliska oo xiray nin Koofur Afrikaan ah oo Nin Soomaali ku dilay Garoonka diyaaradaha Muqdisho.

                      Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay nin u dhaday dalka Koofur Afrika oo u shaqeynayay Shirkada SKA, kaasoo maalmo ka hor nin xoogsade Soomaali ah ku dilay garoonka diyaaradaha Muqdisho. Sida ay sheegayaan wararka ninkan oo maalin ka hor ka dhoofayay garoonka ayaa waxaa qabtay Ciidamada Booliska, waxaana haatan lagu hayaa Xarunta dambi baarista ee CID-da, iyadoo…

                      Read More

                        Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta go’aan ka gaaray Badaha Soomaaliya

                        Warsaxaafadeed: Golaha Wasiiradu waxay shirkoodii todobaadlaha ahaa ee maanta ka soo sareen go’aamada hoos ku xusan ee la xiriira arrimaha badda Soomaaliya:- 1.Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxay ayid-san-tahay go’aankii Baarlamaanka Soomaaliyeed uu gaaray August 1, 2009, ayna xildhibaanadu ku diideen is-fahmakii doodda looga furayey xadaynta biyaha badda Soomaaliyeed. Is afgaradkaas oo dhacay April 7,…

                        Read More