admin

    Masar: Sharciga la dagaalanka Argagixisadda oo la soo saaray

    05,Apr.2014(SDN)-Golaha wasiiradda ee dalka masar,ayaa ansixyay Sharciga la dagaalanka argagixisadda ee dalka Masar,iyaga oo u gudbiyay Ra’iisal Wasaaraha dalkaasi si is-na qalinka ugu duugo. Ansixinta Sharcigan cusub,ayaa ku soo beegmaysa xil uu Golaha Sare ee Jaamacadda Al-Azhar,uu isna ogalaaday in Ciidamadu ay soo galaan Xayndaabka Jaamacadda.ka dib markii la toogtay Sarkaal sare oo ka tirsan…

    Read More

      The Halo Trust oo ka hadashay Heerka Miino saar ee Somalilnad

      04,Apr.2014(SDN)-Haaya’adda la dagaalanka Miinooyinka u qaabilsan ee Somaliland,ayaa ka warantay tiradda miinooyinka Ilaa hadda ay soo saareen ilaa intii ay jireen oo ku siman ilaa 18 sanno. Waxa ay Haaya’addu sheegtay inay ku guulasteen 15-kii sanno ee ugu dambeeyay inay waddanka ka soo saaraan oo ay burburiyaan ilaa 248,000 oo ah miinooyinka noocyadooda kala gadisan….

      Read More

        Dilka Saxafiiyiin reer Galbeed ah oo ka dhacay dalka Afqanistan

        04,Apr.2014(SDN)-Waxa goor hore oo maanta lagu toogtay mid ka mid ah Gobolada ugu Qaska iyo Qalalasaha badan ee dalka Afqanistan laba wariye oo ka tirsan Warbaahinta reer Galbeedka. Warar ayaa sheegaya inuu toogashadda labadan suxufi oo Haween ah uu ka danbeeyay Askari ka tirsan ciidamadda waddanka Afqanistan. Anja Niedringhaus oo 48-jir ahayd ayaa dhimatay, waxayna…

        Read More

          Midawga Yurub ayaa maanta kulan ay kaga hadlayaan arimaha Dalka Ukraine ku leh caasimada dalka Giriiga ee Atanis.

          04,Apr.2014(SDN)-Wasiiradda arimaha dibadda ee Midawga reer Yurub,ayaa maanta shir balaadhan ku leh caasimadda Giriiga ee Atanis,kaas oo ay kaga wada xaajoonayaan Xaaladda cakiran ee uu haatan ku suganyahay dalka Ukraine,iyaga oo dhinac kale si ba’an ugu dhaliilay dalka Ruushka inuu sabab u ahaa dhimashadda Tobonaan qof oo dhintay intii lagu gudo jiray Banaabaxyadii looga soo…

          Read More

            Wasiirka Arimaha Dibadu muxuu ka yidhi Aqoonsigii Golaha Deegaanka maagalada Sheffield?

            London,04,Apr.2014-(SDN)-asiirka Wasaaradda arimaha Dibadda Jsl,ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Aragtidiisa aqoonsigii ay siiyeen Golaha Deegaanka Magaaladda Shefield ee waddanka Uk.waxaana uu Wasiirku rajo fiican ka muujiyay inay talaabadaa ay qaadeen Golahaasi wax weyn kla tari doonto inay Golayaal iyo dad kaleba ay ku dhiiradaan inay Somaliland u aqoonsadaan dal xor ah oo ka madax-banaan…

            Read More

              Golaha Wasiirada Somalia oo ka shiray amniga, howlgalada iyo gargaar la gaarsiinayo gobolada

              03,Apr.2014(SDN)-ukuumadda Faderaalka Somalia ee uu Hogaamiyo Ra’iisal Wasaare Cabdi wali Sheekh,ayaa maanta Kulankii todobaadlaha ahaa ee ay yeesheen si weyn ugu faaqiday Arimaha amaanka dalka,gulufka ay ciidama is garabsanayaa ay kula jiraan Xogaga Al-shabaab iyo in dadkii hawlgaladaa ku barakacay la gaadhsiiyo gargaar bini’aadamnimo. Warsaxaafeed ka soo baxay Kulanka Golaha Wasiiradda oo nuqul ka mid…

              Read More

              DAREENKA ARDEYDA REER SOMALILAND EE MALAYSIA IYO ICTIRAAFKA SHEFFIELD

              Shacbi waynaha reer Somaliland meel wal oo ay joogaan Shalay 02-04-2014 waxay u ahayd maalin u ah Hididiilo, farxad iyo maamuus. Taas oo uu qof walba dareemayey in ay riyo lagu riyoonayey afkii furatey, haddana biqilkeedu bilaabmey. Shacbi waynahaas dareenka waddaninimo qaba waxaa ka mid ah Jahliyadda iyo Ardeyda reer Somaliland ee ku dhaqan wadankaasi…

              Read More

                Xukuumadda oo baahisay Qandaraaska Diiwaangalinta Madaniga ah

                Hargeysa,03,Apr.2014(SDN)-Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland ayaa shalay kala Wareegtay Bixinta Qandaaraska Diiwaan Galinta Muwadiniinta Somaliland (Somaliland Smart Card ID), Gudidii Farsamo ee uu bil ka hor madaxweyne Axmed Siilaanyo u magacaabay isku dubaridka hanaanka ay Diiwaangalintu u qabsoomayso, waxaanay Guddida qandaraasyadu sheegeen in ay si rasmi ah ugu furan tahay tartanka loo galayo cidii hawshaasi fulin…

                Read More

                  Beesha BAHA DUQSI ( Ciidagale) oo Bayaan iyo Baaq wada jira u diray Madaxweynaha iyo Shacabka Somaliland.

                  Bayaan: Shirka Aqoonyahanka Beesha BAHA DUQSI ( Ciidagale) oo Bayaan iyo Baaq wada jira u diray Madaxweynaha JSL, Shacabka Somaliland oo isku Duuban ayaa Go’aansadey in ay dhistaan qaran madax banaan oo ku qotoma cadaalad iyo sinaan bulshadu ka simantahay, Haddaba sida dhaqanka iyo caadadu tahay, waa hab dhaqan siyaasadeed in xukuumad kasta oo Somaliland…

                  Read More

                    Masar:Qaraxyo xoogan oo gilgilay iyo Ikhwaanka oo canbaareeyay

                    03,Apr.2014(SDN)-Qaraxyo lagu hoobtay ayaa ka dhacay meelo kala gadisan oo dalka masar ah.mid ka mid ah Qaraxyadaa ayaa waxa lagu bartilmaameed saday sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamadda Masaarirda.Xukuumadda ku meel gaadhka ah ee ay badhi taageeryaan Milatarigu,ayaa waxay dalbatay Taageero caalami ah,si ay xidida ugu siibto waxay igu yeedhay ilaha ay ka soo borqanayaan…

                    Read More

                      Hargaysa:Diyaar garaw xoogan oo loogu jiro soo dhawaynta Wasiirka Warfaafinta Somaliland

                      Hargaysa 02,Apr.2014(SDN)- Waxa caawa si weyn looga dareemayaa magaaladda Hargaysa diyaar garawga soo dhawayn aan loo kala hadhin oo lagu soo dhawaynayo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta JSL, Cabdllaahi Maxamed Daahir(Cukuse) oo bari la filaayo inuu ka soo deggo Gagida Diyaaraha caalamiga ah ee Cigaal International Airport. Wasiirka ayaa waayadanba ku sugnaa dalalka Djabouti iyo Imaaraadka carabta…

                      Read More

                      HAMBALYO MEHER WACAN, JIBRIIL IYO NUURA

                      Mahad J Mohamoud Guleid, Abdirahman Abdillah saed dhere, Mohamed Abdillah saed dhere, Mustafe Abdirahman, Osman Yusuf Osman, Mohamed Adan Hassan, Abdisamad Yusuf Elmi, Yusuf Hassan Yusuf, iyo qaar ka mid ah ardeyda Jamacada Hargeisa, iyo Jamacada UniMAP ee Malaysia, dhamaan waxay Hambalyo iyo bogaadin shucuur farxadeed ku duugantahay halkan u marinayaan CARUUS: JIBRIIL MOHAMED CIISE…

                      Read More

                        Is sharaxaadii AL-ZIIZI oo lagaga jawaabay Dibadbaxyo baaxad leh

                        02,Apr.2014(SDN)-alka Masar,ayaa waxa gilgilay dibad baxyo xoogan oo lagaga soo hor jeedo is sharaxaadda Cabdi Fataax Al-ziizi. Dibadda baxyadan ayaa waxa samaynaya dad u badan ardayda Jaamacadaha.Ciidamadda amaanka ayaa ay iska hor yimaadeen Ardayda oo ku dhawaaqayay Erayo ka dhan ah is sharaxaada Ziizi. Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ilaa hadda ka…

                        Read More

                          Hanti-dhawraha oo ku noqday Dawladda Hoose ee Hargeysa oo cidlo ahayd

                          Hargeysa 1,Apr.2014(SDN) -Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Maxamuud Dheere ayaa shalay mar kale ku noqday Golaha Deegaanka Hargeysa si uu ula kulmo Madaxda Golaha Deegaanka, hase yeeshee waxa uu shalay kala kulmay iyadoo ay cidlo tahay xarunta Dawladda Hoose. Hanti-dhawraha Guud oo gaaf-wareegay xafiisyada Maayarka iyo Ku-xigeenka ayaa ka laabtay kadib markii loo sheegay Xildhibaanada Golaha…

                          Read More