admin

    Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya Oo Ku Heshiiyey Dhowr Arrimood

    Nairobi, 05 June 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud iyo Madaxweynaha dalka Kenya, Hon. Uhuru Kenyatta ayaa muddo labo cisho ah wada hadal ku yeeshey xarunta Madaxtooyada Nagana ee gobolka Nyere ee dalka Kenya. Kulankan labada madaxweyne ayaa daba socdo kulankii ugu danbeeyey ee labada madaxweyne ay ku yeesheen Addis Ababa…

    Read More

      Wafdigii ka socday Wasaarada Gashandhiga Masar oo la kulay xubno ka socda wasaarada gashandhiga Soomaaliya

      Muqdisho June 5, 2013 (SDN)— Wafdi ka socday wasaarada gaashandhiga dowlada Masar oo shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa maanta la kulmay xubno ka tirsan wasaarada gaashandhiga Soomaaliya. Wafdiga ka socda wasaarada Gashandiga Masar oo Janaraalo ah ayaa waxa ay kulan la qaateen  xubno uu ku jiray wasiir ku-xigeenka wasaarada gaashandhiga Axmed Maxamuud Maxamed. Wasiir…

      Read More

        Maraykanka oo Turkiga uga digay dhibateynta dibad baxayasha wadankasi.

        Washington June 5, 2013(SDN)-Joy Baydan madaxweyne ku xigeenka wadanka Maraykanka ayaa u shegay xukuumada Turkiga in ay ixtiraamto dibad baxayasha oo maalinti 6-aad dibad baxyoka dhigayay wadankasi Turkiga. Baydhan waxa uu sheegay in shacabka Turkiga ay yihiin kuwo guusha ku hogaamin kara dowlada wadankaasi. Raisal wasare ku xigenka wadankaasi Turkiga ayaa horey cudur daar uga…

        Read More

          Saudi-ga oo 220-tan oo timir ah ugu deeqay shacabka Somalia.

          Riyaad June 5, 2013(SDN)-Dowlada boqortooyada Saudi Arabia ayaa taagero timir oo gaaraya 220-tan oo timir ah ugu deeqday shacabka Somalia midaasi oo looso marsiiyay hay,ada cunada aduunka QM u qaabilsan. Timirtaasi ayaa la sheegay dowlada Saudi-ga in ay ugu fadhiso qiimo lacageed oo gaaraya $553,000. Dowlada Saudi Arabia ayaa hadafka tagaeradaani ku tilmaantay mid qeyb…

          Read More

            Madaxweyne Faroole iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta lagu wado in ay ku kulmaan Nairobi

            Nairobi June 05, 2013 (SDN)— Madaxweynaha Maamulka Puntladi C/raxamaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay in maanta ay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ay ku kulmi doonaan Madxweynaha Soomaaliya. Faroole ayaa tilamaamay in Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ay isku arkeen madaaka Nairobi markii uu ku sii jeeday Madaxweynaha dalka Japan islamarkaana uu u…

            Read More

              Isku Dhacyo U dhexeeya booliska iyo Mudaharadayaal oo ka dhacay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga

              Istanbul June 5, 2013 (SDN)— Isku dhacyo u dhexeeya Booliska iyo Mudaharaadayaal ayaa xalay ka dhacay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kaddib markii ay dad mudaharaadayaal ay dhagax ku tuureen dhismayaal booliska ay ilaalo ka hayeen. Booliska ayaa adeegsaday Gaaska indhaha ka ilmeysiiya iyo Qasabadaha biyaha tuura si mudaharadaashaya ka soo horjeda dowladda Turkiga ay…

              Read More

                Mr. Muse Biixi Hadaanad Samri Karin Garaadku Ha Ku Faro Isla Yaabka iyo Qanaca.!!

                Muse Biixi… Amaanta Reeraha Ee Wakhtigan Kala Guurka Aad Ku Luuqeynayso Lagugu Dooran Maayo! Taariikhduna Maha Wax Laga Maydho. “Hadaanadd Samri Karin.. Garaadku Ha Ku Faro Isla Yaabaka” Booqashada qurbaha ee Muuse Biixi, Gudoomiyaha Kulmiye, ma miidaamaa? booqashadaasi waa mid layaab iyo amakaag ku riday mushtmaca reer Somaliland ee qurbajooga ah gaar ahaan ku dhaqan…

                Read More

                  Wafdi ka socda dowladda Masar oo maanta gaaray Magaalada Muqdisho

                  Muqdisho June 4, 2013 (SDN)— Wafdi ka socday Wasaarada Gaashandhiga dowladda Masar ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Wafdiga ka socday Masar oo ka koobnaa 2-janaraal ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiiru dowlaha Madaxtoyada Faarax C/qaadir, saraakiil ciidamada ka socda iyo mas’uuliyiin kale. Admiral Faarax Qare oo…

                  Read More

                    Howlgalo ka socda Kismaayo oo amaanka lagu xaqiijinayo.

                    Kismaayo June 4, 2013(SDN)-Saraakisha ciidamada amanka Somalia ee ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta G-jubada hoose ayaa sheegay in xaalada amni ee magaaladasi xiligaan ay tahay mid soo ifbaxaysa amaan dari ay wadaan koxo burcad ah iyo Al-shabaab. Saraakishaasi waxa ay sheegen in maal mihi ugu danbeeyay ay gacanta kusoo dhigeen dad falal amni dari…

                    Read More

                      Shabaab oo sheegatay in ay hayaan askar AMISOM ah.

                      Muqdisho June 4, 2013(SDN)-Xarakada Al-shabaab ee Somalia ayaa ku sheegatay barteeda tuwiterka in ay gacanta ku hayaan askar ka tirsan ciidamada Midowga Africa kaga sugan Somalia marka magacooda loso gaabiyo loo yaqaano AMISOM. Xarakada waxa ay warkaaasi ay soo dhigtay bartooda ay ku shegen in askartaasi ay kusoo qabteen dagaal dhamadkii bishaan ay kula galeen…

                      Read More