admin

    Gorfaynta Buuga Qaad iyo Qabyaalad

    Waa buug yare ka kooban 100 xaashiyadood. waana dhigane qurxoon oo leh jeldi ay labada dhinac kaga xardhan yihiin midab buluug khafiif ah iyo waliba badhtanka oo ay kaga sawiran tahay caleenta geedka qaadka oo baxaysa; isla dusha jeldiga buugana waxa far waaweyn oo ishu qabanayso ku qoran qoraaga da’da yare ee buuga qoray IBRAAHIM…

    Read More

      Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka Kerry oo gaadhay Bariga dhexe

      31,mar.2014(SDN)-Xog-hayaha arimaha dibadda ee Waddanka maraykanka Mr.John Kerry,ayaa maanta Safar shaqo ku tagay Bariga dhexe.Diblumaasiyiinta ayaa ku sheegay Socdaalka Masuulkan sii amba qaadidad dadaaladii dhinaca Nabadda ee Falastin iyo Israil. Safarkan Kerry ku marayo mandaqada ,ayaa la sheegay inay qaadanayso mudo labo cisho ah,isaga oo inta uu joogo la kulmi doono Saraakiisha labadda dhinac ee…

      Read More

        Ma Komishanka,Ma Wakiilada mise waxaynu Soo horaysiinaa doorashadii Madaxweynaha

        Dalkan Jamhuuriyada Somaliland waxa iyana dhinacooda ka wiiqay doora-shooyinkan isdaba taxan ee aan dhaqaalana loo hayn sida ay xukuumadu tidhaa,dadkuna aanay weli u bislaan.Waana dhibaato taagan oo u baahan in xal loo helo,shacabkana lagu wacyi geliyo hawlahooda oo si deggan u socda inay codeeyaan,lagana baxo ololayaasha waalida huwan. Aan taabto halkuu qalinku tebayo,maanta waxa innagu…

        Read More

          Ra’iisal Wasaaraha Turky oo ku dhawaaqay Guusha Xisbigiisa ee Doorashooyinka Deegaanka

          31,mar.2014(SDN)-Natiijooyinka hour dhaca ah ee ka soo baxaya Doorashooyinkii Goloha Deeganka ee shalay ka qabsooomtay Dalka Turky,ayaa tilmaamaya Horumar uu ka gaadhay Xisbiga Cadaalkadda Iyo Horumarinta ee Haatan Hogaanka u haya Dalka Turky.waxaana ilaa hadda inta la ogyahay uu ku Guulaystay 47% guud ahaanba Codbixintii shalay.Xalka Xisbiga uu Xifaaltanka Xoogani ka dhexeeyo ee Xisbiga Shacabka…

          Read More

            Midawga Yurub oo u diyaar garoobaya inay Ciidamadooda ku fidiyaan Afrikadda Dhexe

            Belgium 30,mar.2014(SDN)-Madax  sare oo ka tirsan Midawga Yurub,ayaa daboolka ka qaaday inay haatan doonayaan inay ciidamadooda ku fidiyaan Guud ahaanba Dalweynaha Afrikadda Dhexe,ka dib markii ay dib uga dheceen wakhtigii hore loogu asteeyay in  ciidamadu ay Dalka Gacanta ku dhigaan,si loo soo celiyo Xasiloonidii iyo kala danbayntii Waddanka .dalkaas ayaa waxa si ba’an u  saameeyay…

            Read More

              John Kerry oo maanta La kulmaya dhigiisa Ruushanka

               Paris,30,mar.(SDN)-Aqalka cad ee laga arimiyo Waddanka maraykan ayaa daboolka ka qaaday in maanta oo Axdda ah ay Magaaladda Paris ee Wadanka Faransiiska ay ku kulmi doonaan Wasiiradda Arimaha Dibadda ee Ruushka iyo Maraykan,si  xal  Diblumaasiyaded loogu helo Xiisadda Haatan ka taagan Ukraine. Kulanka maanta ayaa ka danbeeyay Xidhiidh dhinaca Telafanka oo ay muddo aad u…

              Read More

                Ciimadda Amaanka Afqanistan oo Sheegay in Dhamaan dadkii weerarka ku soo qaaday Xarunta Doorashooyinka la toogtay

                Kabul,30,mar,2014(SDN)-Ciidamadda Amaanka wadanka Af-qaanistan, ayaa sheegay inay dhamaanba laayeen dadkii soo Weeraray Xarunta Doorashooyinka Qaran ee wadanka Afqanistan. Ka dib is rasaasayn soccotay mudo Shan saacadood ah ,ayaa waxay Ciidamadu ku Guulaysteen inay dhamaanba laayaan dadkaas weerarka soo qaaday ee ka tirsanaa Ururka Daliban ee ka Dagaalama Dalalka Afqanistan iyo Pakistan. Dadka Weerarka ku soo…

                Read More

                  Daalibaan oo Weeraro Ba’an ku qaaday Xarunta Doorashinka Qaranka Afqaniztan

                  Kabul 29,march,2014 (SDN)-Dagaalyahano si xoog ah u hubaysan,ayaa maanta oo sabti weerar ba’an ku qaaday Xarunta Doorashooyinka Qaranka oo u dhaw Magaaladda Kaabul ee Wadanka Afqanistaan. Weeradan,ayaa la sheegayaa inay Gaysanayaan Xoogag ka tirsan Ururka xag-jirka ah ee Daalibaan,oo iyagu Dagaalo Hubaysan kula jira Ciidamadda Shisheeye ee waddanka ku sugan iyo Kuwa Afgaanistan. Dhinaca kale…

                  Read More

                    AL –ZIIZI oo iska casilay Hogaankii Ciidamadda iyo Wasiirka Difaaca

                    Masar,27,march,2014(SDN)-Wasiirkii Gaashandiga ee Wadanka Masar Cabdifataax Al-Ziizi,ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilayo jagadaasi.si uu Qalaanqal ugu yeesho U cararida Jaggada Madaxtinimadda ee Dalkaasi. Ziisi oo ka hadlayay Tv-ga Qaran ee dalkaasi ayaa hadal uu shacabka ugu talogalay oo jeedyay waxa uu ku yidhi “Maanta waa maalintii ugu danbaysay ee aan hortiina taaganahay,aniga oo xidhan dharka…

                    Read More

                    Dhalandhoolka tahriibta iyo dhugla’aanta dhalinta Qallinkii:Maxamed Xasan Daacad

                    “dhalinyarada cabanaysa iyo , Camalka loo baahday, carigeenu waa dinyahoo, waa Cusayb waliye, calooshiisa dahabkaa ku jira, cimidh u soo saara, culimada cilmiga sayniska ah, caanka ku ah doona, caynaanka nimanyaw hayaa, ceebta ka ilaasha.” “Hanti aanad lahaynood, Gacmaa hoos dhigataana, Halnugayl kugu beermiyo, Hayin layskaga guuriyo, Hoorigii latilmaamiyo, Hal dhurwaa ogalaatiyo, Hebad baad noqotaa.”…

                    Read More

                      Ayax ku Habsaday Deegaano ka tirsan Goboladda Awdal iyo Selal

                      Awdal,21,march 2014 (SDN)-Wararka goor dhawd naga soo gaadhaya Tuuladda  fiqi Aadan iyo Tuulaada kale ee la yidhaahdo Waraqa-dhiigta oo ka kala tirsan Goboladda Awdal iyo Selal ee Galbeedka  Somaliland,ayaa sheegaya in Ayax baaxad lihi uu ku habsaday maanta Deeganadaasi. Wararka ka imanaya Deegaanadaasi ayaa  intaas ku daraya in Ayaxani uu ka imaayo dhinaca Waqooyiga,isla maraana uu xataa cunayo  Maryihii…

                      Read More

                        Wasiir Cukuse oo maanta loo qaadayo Djabouti

                        Hargaysa,21,march,2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyi-galinta JSL,Md.Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse),ayaa maanta la filayaa in loo qaado dalka Jamuuriyadda Djabouti si la halkaa looga daaweeyo dhaawicii kasoo gaadhay Shilkii Baabuur ee isaga iyo Masuuliyiinta kale ku dhacay maalintii shalay.Sida ay Shabakadda Caalamiga ah Somalidiasporanews,u xaqiijiyeen goor dhawayd xubno ka mid ah Eheladda Wasiirku. Ilaa hadda ma cadda…

                        Read More

                          Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Xanaanadda Xoolaha,ayaa kormeer ku soo maray Goobaha ay biyuhu uga yimaadaan Magaalo xeebeedka Berbera.

                          Berbera,19,march 2014(  SDN)-wafadi uu Hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jsl,Dr: Cabdi  Aw-Daahir,oo ay wehelinyaaan Mareeyahaya Wakaaladda Biyaha Berbera iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil,ayaa Kormeer indho-idhayn ah ku soo maray Goobaha ay Biyuhu uga yimaadaan Magaaladda Berbera ee Gobolka Saaxil,ee kala ah: Farodeero iyo Dubaar. waxa sidaasi lagusheegay war uu Goor dhawd soo saaray Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Jsl.waxaana…

                          Read More

                            Xisbiga UCID oo xilal cusub magacaabay

                            19,march 2014 (SDN)-xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee Ucud,ayaa magacaabay xilal cusub oo kala ah: Xog-hayaha Amniga  oo loo magacaabay Cabdiwali Xuseen Gaambiye iyo Xog-hayaha Xidhiidhka Goboladda iyo Degmooyinka dalka oo loo magacaabay Md.C/qani Ibraahim Salaf. waxaana loo soo jeediyay inay masuuliyiiintaa la magaacabay ay si dhakhsa leh u gutaan hawlaha loo igmaday. Warsaxaafadeedkan masuuliyiinka lagu…

                            Read More

                              War Degdeg ah :Tog-Wajaale Laba Qof Oo Ku Geeriyooday Xadhkaha Leydhka iyo Rabshado Gadood ah oo ka dhashey

                              Tog-wajaale 15,march 2014 (SDN)-xadhkaha Leydhka ee Magaalada Tog-Wajaale ayaa, qudha ka jarey laba kamid ah Shacbiga ku nool Magaaladaasi, kadib markii ay qabsadeen Xadhkahaasi qaar kamid ah dadweynaha oo dhex lugeynayay Gudaha Magaalada xadhkahaas oo la Sheegay in ay soo daadiyeen Dabeylo ka dhacey Magaalada Tog-Wajaale ee kutaala xuduuda u dhexeysa Somaliland iyo Itoobiya dhinaca…

                              Read More