Maxkamadeenta Qof Somali ah oo manta ka bilaabmaysa Konfur Africa.
Konfur Africa June 4, 2013(SDN)-Maxkamad ku taala wadanka konfur afrika gaar ahaan magaalada biratooriya ayaa manta waxa ka bilaabmanaysa dhagesiga dacwad loo heesto qof ganacsade Somalia ah oo labo muwadin oo oo simbawiyaan ah ku dilay gudaha wadankasi. Dilka uu geestay muwadinkaasi somaliga ah ayaa waxa ay sababtay carada dad badan oo konfur afrikaan ah…
