admin

Abiy Axmed oo hirgelinaya Heshiiskii Badda

Beijing September 07, 2024(QJ)-Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan la dhaqan gelin doono heshiiskii ay wada gaareen Maamulka Somaliland iyo Dowladda Itoobiya, isla markaana uu socdo. Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa arrintan ka sheegay mar uu kulan gaar ah la qaatay madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping. Waxay ka wada hadleen…

Read More

Soomaaliya iyo Shiinaha oo heshiis hor leh gaaray

Beijing September 07, 2024(QJ) -Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping iyo dhiggiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in sare loo qaadayo xiriirka Shiinaha iyo Soomaaliya oo laga gaarsiinayo iskaashi istiraatiiji ah kadib kulankooda. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho ku tagay magaalada Beijing si uu uga qeyb galo shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee…

Read More

Lebanese PM Condemns Israeli Airstrike

Beirut September 07, 2024(QJ) -Lebanese Prime Minister Najib Mikati has strongly condemned Israel’s deadly attack on medical workers, stating, “This new aggression against Lebanon is a blatant violation of international laws and human values.” The Amal Movement, an ally of Hezbollah, confirmed that two of its members were among those killed. They said they were…

Read More

Xukuumada Soomaaliya oo soo saartay war ka dhan ah Itoobiya

Muqdisho September 05, 2024(QJ) Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa, waxaana kulankan diiradda lagu saaray dhowrista Gobonimada Qaranka, midnimada, amniga, la dagaalanka kooxaha xagjirka ah. Kulanka oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre, ayaa loogu baaqay shacabka Soomaaliyeed. 1. In si wadajir ah loo difaaco Qaranimada, Madaxbanaanida…

Read More

Xukuumada Muuse Biixi oo ku adkeysaneysa xadhiga Xildhibaan Abiib

Hargeysa September 04, 2024(QJ) -Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf lagu soo eedeeyay fal khiyaamo qaran ah, isla markaana la horgeyn doono Maxkamad. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha C/llaahi Xuseen Maxamed, ayaa sheegay in dacwadda ka dhanka ah Maxamed Abiib Yuusuf ay muddo dheer ka socotay Golaha Wakiilada, isla-markaana…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Josep Borrell oo Xaaladaha Soomaaliya ka wadahadlay

Muqdisho September 04, 2024(QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweyne ku xigeenka Midowga Yurub Josep Borrell, ahna madaxa siyaasadda arrimaha dibadda iyo amniga, sida ay baahisay Villa Somalia. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada, ayuu Madaxweyne Xasan ku sheegay muhiimadda ay leedahay ilaalinta midnimada, madaxbannaanida, iyo…

Read More

IOM requests 18.5 Million to combat Mpox

Mogadishu August 23, 2024(QJ)-The International Organization for Migration (IOM) has requested $18.5 million to control the spread of mpox (formerly known as monkeypox) across Eastern, Horn of Africa, and Southern Africa. The funds will be used to provide essential health services to vulnerable populations, including refugees, internally displaced persons (IDPs), and host communities who are…

Read More

Puntland oo toogatay 11 danbiile

Gaalkacayo August 17, 2024(QJ)-Maamulka Puntland ayaa saaka dil toogasho ah ku fuliyay 10-ruux oo ay maxkamadu ku xukuntay dilal qorsheysan oo loo geystay qaar ka mid ah isimada Puntland oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Shaqsiyaadka la toogtay ayaa qeyb ka ahaa kooxaha xagjirka ah, waxaana xukunkooda uu daba socday saxiixa Madaxweynaha Puntland Siciid Deni. Puntland…

Read More

Ciidamada Kiinya oo Al Shabaab ku weeraray duleedka Garissa

Garissa August 16, 2024(QJ) -Howlgal qorsheysan oo ciidamada Kenya ay fuliyeen ayaa lagu beegsaday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin deegaanka DigDiga oo ka tirsan deegaanka Faafi, una dhow magaalada Gaarisa. Howlgalka ayaa ahaa mid ku saleysan xogo laga helay dadka deegaanka oo maamulka ku wargaliyay weerar qorsheysan oo kooxdan ay ku bartilmaameedsanayeen saraakiisha amniga gobolka….

Read More

QM oo ka digtay qaraxyo ka dhaca Muqdisho

Muqdisho August 16, 2024(QJ)-Xafiiska Qaramada Midoobay ee xarunta Xalane ayaa soo saaray digniino dhanka ammaanka ah, taasoo muujineysa inay dhici karaan weeraro argagixiso oo loo adeegsado walxaha qarxa oo ka dhici kara meelo kala duwan oo Muqdisho ah. Digniintan ka soo baxday Qaramada Midoobay ayaa lagu bartilmaansanayaa shaqaalaha ajanabiga ah ee fadhigoodu yahay caasimadda, iyadoo…

Read More

QM oo kordhisay mudada ATMIS joogeyso

NY August 16, 2024(QJ)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyey xilliga hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ilaa 31-ka December, 2024-ka. Golaha ammaanka oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyay qaraarka tirsigiisu yahay 2748, oo u fasaxay dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika inay sii wadaan hawgalada 12,626 askari ilaa dhammaadka sanadkan. Qaraarka ayaa sidoo kale…

Read More

Soomaaliya oo raali gelin ka dalbatay Itoobiya

Muqdisho August 16, 2024(QJ)-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war cusub ka soo saartay xiisada diblomaasiyadeed ee kala dhaxeysa Itoobiya, kaddib markii uu dhowaan natiijo la’aan ku soo dhamaaday wada hadal u dhaxeeyay labada dal oo ka dhacay dalka Turkiga. Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Fardowsa Cismaan Cigaal oo warbaahinta kula hadashay magaalada…

Read More