admin

Itoobiya oo ka hadashay Khilaafka badda iyo ATMIS

Addis Ababa August 16, 2024(QJ) -Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay sii wadi doonto dadaalkeeda diblumaasiyadeed ee lagu xaqiijinayo helitaanka marin baddeed, iyadoo ku nuuxnuuxsatay inay sahamin doonto dhammaan waddooyinka suurtagalka ah ee lagu heli karo laguna isticmaalikaro badda. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya, Nebiyu Tedla, oo saxaafadda kula hadlay magaalada Addis Ababa, ayaa sheegay in…

Read More

Madasha Horumarka oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho August 12, 2024(QJ) -Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa daah-furay shirka Madasha Horumarinta, kaas oo diiradda lagu saarayo abuurista qorshe kobac iyo isbeddel dhaqaale oo uu dalku yeesho kadib deymaha laga cafinayo. Madashan oo uu soo qabanqaabiyay Machadka Heritage oo socon doona muddo labo maalmood ah ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladda dhaqaale ee…

Read More

Soomaaliya oo cadeysay mowqifkeeda Khilaafka Badda

Ankara August 12, 2024(QJ)-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Daa’uud Aweys, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku adkeysan doonto mowqifkeedii hore ee ku aadanaa dhowrista madax banaanideeda iyo dhulkeeda, inta lagu gudo jiro wadaxaajodka Itoobiya ee Turkigu dhexdhexaadinayo. Wasiirka ayaa ku nuux-nuux saday in Itoobiya ay ku heli karto badda Soomaaliya oo kaliya in ay raacdo axdiga Qarammada…

Read More

Al Shabaab oo weerar ka fuliyay Gaarisa

Gaarisa August 12, 2024(QJ)-Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in xalay ay weerar ku qaadeen deegaan ku dhow magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Weerarka oo ka dhacay deegaan lagu magacaabo Naani ayaa waxaa lala beegsaday sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Booliska Kenya, kaasi oo lagu dilay goobta. Sarkaalka la dilay ayaa waxaa…

Read More

Muuse Biixi oo eedeeyay Dalka Turkiga

Berbera August 11, 2024(QJ)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo hadda ku sugan magaalada Berbera, ayaa wax aan macquul ahayn ku tilmaamay fikradda ah in dowladda Federaalka Soomaaliya ay dhaqengeliso heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland. Muuse Biixi ayaa dhaliilay soo jeedinta Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan, oo Jimcihii soo jeediyay in khilaafka u dhaxeeya Itoobiya iyo…

Read More

Erdogan iyo Xasan sheekh oo ka wadahadlay arrimaha Badda

Muqdisho August 11, 2024(QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan. War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in labada Madaxweyne ay ka wada hadleen xiriirka dhow ee ka dhaxeeya dalalkooda iyo muhiimadda ay leedahay xasilloonida gobolka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa…

Read More

Trump accuses Iran of hacking into his election Campaign

Washington August 11, 2024(QJ)-U.S. presidential candidate Donald Trump has accused Iran of hacking into his election campaign. The campaign team of the Republican candidate issued a statement late on Saturday claiming that the Iranian government had stolen and distributed sensitive internal documents. The accusation came after Microsoft released a report detailing foreign interference attempts in…

Read More

Madaxweyne Xasan oo sheegay in dalku doorasho toos ah gelayo

Muqdisho August 10, 2024(QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay madaxda kala duwan ee dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada inay si firfircoon uga shaqeeyaan horumarka dalka. Waxa uu ku nuux-nuux saday in uusan raali ka ahayn in muddo kordhin loo sameeyo, isla markaana ay doorashadu ku dhici doonto waqtigii loogu…

Read More

Soomaaliya iyo Iiraan oo heshiinaya

Jeddah August 10, 2024(QJ)-Soomaaliya iyo Iran ayaa muujiyay sida ay u daneynayaan hagaajinta xiriirkooda, kaddib kulan magaalada Jeddah ku dhexmaray Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi iyo Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Iran, Ali Bagheri Kani. Fiqi, ayaa intii uu socday kulanka oo ku soo beegmay shirkii Ururka Iskaashiga Islaamka ee dhamaadkii todobaadkii hore,…

Read More

Erdogan iyo Abiy oo khilaafka Soomaaliya ka wada hadlay

Ankara August 10, 2024(QJ) -Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa wada hadal dhanka taleefanka ah yeeshay, waxayna ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo khilaafka Addis Ababa iyo Muqdisho. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Turkiga, Erdogan ayaa xusay doorka Turkiga ee dhimista xiisadaha ka dhex aloosan…

Read More

Xeerka Doorashooyinka dalka oo la ansixiyay

Muqdisho August -09, 2024(QJ) Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay dhowr qodob oo muhiim ah. Waxay ansixiyeen laba sharci oo muhiim ah oo kala ah: Sharciga Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Sharciga…

Read More

Masar iyo Jabuuti oo ballan qaaday in ay bixinayaan ciidamada howlgalka Soomaaliya

Addis Ababa August 09, 2024(QJ) -Dowladda Masar ayaa ku dhawaaqday in ay ka qeyb qaadaneyso howlgalka cusub ee xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), iyadoo ballan qaaday in cutubyo ka tirsan ciidamadooda ay u diri doonto Soomaaliya. Ciidamadan ayaa isugu jira cutubyo ku qalabeysan gaadiidka gaashaaman iyo kuwa daabula si ay u taageeraan howlgalka. Midowga…

Read More