R/wasaare Saacid oo Canbaareeyay Qaraxyadii ka dhacay dalka Turkiga, Tacsina diray
Muqdisho May 13 2013 (SDN)— Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa si kulul u canbaareeyay qarayadii gawaarida loo adeegsaday ee ay ku dhinteen 43-qof oo ka dhacay Magaalada Reyhanli ee gobolka Hatay ee dalka Turkiga. Warsaxaafadeed uu soo saaray Cabdi Faarax Shirdoon ayaa waxa uu tacsi ugu diray ehelada dadkii ku dhintay qaraxaasi, isagoo…
