Taliyaha Cusub ee Boolika Soomaaliyeed oo xilka si rasmi ah ula wareegay iyo kulan uu la qaatay saraakiisha booliska (Sawirro)
Muqdisho May 10 2013 (SDN)— Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ee dhawaan loo dhaariyay xilkaasi ayaa waxa uu maanta kulan kula qaatay saraakiisha ciidamada booliska Soomaaliyeed Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Kulanka oo ahaa mid ay Albaabadu u xiranyihiin ayaa waxa Jeneraal Cabdi Xakiin Daahir Siciid ( Saacid ) iyo saraakiisha booliska ay uga hadleen arrimo…
