admin

    Xasan Sheekh oo ka haday Somaliland oo maanta u dabaaldageyso 22-sano oo Somaliya ay ka go’neyd

    Muqdisho May 18 2013 (SDN)— Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka hadlay Munaasabad lagu furayay Mashaariic dowlada Turkigu ka fulineyso Soomaaliya aya soo hadal qaaday Somaliland oo maata u dabaal dageysa 22-sano guuradii ka soo wareegatay markii ay ka go’aday Soomaaliya inteeda kalae. Madaxweynha Soomaaliya ayaa sheegay in la gaaray xiliga la xajin…

    Read More

      Bashiir Goobe iyo Porf Samatar oo xillakoodii dad kale loo dhaariyay

      Muqdisho May 18 2013 (SDN)– Kulankii Maanta xildhibaanada Soomaaliyeed ay ku yeesheen Xarunta golaha shacbiga ayaa waxaa lagu dhaariyay xildhibaano cusub oo barlamanka ku soo biiray. Xildhibaanadan ayaa tira dooda waxa ay gaarayeen Labo Xildhibaan waxaana lagu hordhaariyay Barlamanka ka hor intii aan laguda galin kulankii maanta. Xildhibaanadan cusub ayaa waxa ay bedeleen boosaskii Generaal…

      Read More

        Barlamanka Soomaaliya oo la kulmay Wafdi ka socday Jaamacada Carabta

        Muqdisho May 18 2013 (SDN)– Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Arrinta golaha Shacbiga Magaalada Muqdisho ayaa waxa halkaasi ugu yimid  Guddoomiyaha Baarlamaanada carabta, kaasi oo shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ugu horeyn soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanada carabta, isgaoo  sheegay in ay wax weyn…

        Read More

          Gudoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wafdi Uu Hogaaminayo gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

          Muqdisho May 18 2013 (SDN)– Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho casho sharaf ugu sameeyey wafdi ka socda Baarlamaanka Carabta oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Maxamed Jarwaan, wafdigaasi oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Muqdisho. Casho sharafta oo aheyd mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa…

          Read More

            Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socday Urur goboleedka IGAD

            Muqdisho May 17 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, saraakiil sare oo ka tirsan xafiiska Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay wafti ka socda urur goboleedka IGAD oo labadii maalmood ee ugu danbeeyey booqasho ku joogay magaalada Muqdisho. Waftigaan imaatinkiisa Soomaaliya waxa…

            Read More

              Haween Somaaliyeed oo lagu maxkamadeyay Maraykanka.

              Minneapolis May 17, 2013(SDN)-Maxkamada maalmahaan dhagaysanaysay dacwado ka dhan ahaa muwaadiniin Soomaali ah oo ku yaala Minneapolis Maraykanka ayaa xukuno adag ku riday 2 dumara oo Soomaali ah kuwaasoo lagu eedeeyay inay dhaqaalo ururin u sameeyeen Xarakadda Al-Shabab. Labadaan Dumar ah oo laka yiraahdo Aamino Faarax Cali oo 36 sano jir ah iyo Xaawo Max’ed…

              Read More

                Banaanbax lagu taageerayo dhismaha Jubba-land oo Garowe ka dhacay

                Garowe May 17, 2013(SDN)-Banaanbax lagusoo dhaweeynayay  dhismaha maamul goboleedka Jubba-land iyo doorashada madaxweynahooda cusub ayaa saakay ka dhacday magaalada Garowe ee xarunta Puntland.   Dadka banaanbaxa dhigayay oo isugu jiray qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa socod ku marayay wadada laamiga ee bartamaha Garowe, Waxayna wateen  boorar ay ku xardhanaayeen calanka Jubba-land iyo sawirka madaxweynahooda…

                Read More

                  Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta meel mariyay hindiso Sharciyeedyo la horkeenay

                  Muqdisho May 16 2013 (SDN)– Shirkii golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee lagu qabtay xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya maanta waxaa guddoominayey Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, waxaana maanta qodobbada inta badan looga hadlay ay ahaayeen ansixin iyo sidoo kale kala qaadasho war-bixinno ku aaddan horumarrada ay gaartay Xukuumadda. Wasiirka Warfaafinta,Boostada, Isgaariisnta…

                  Read More

                    Madaxweynaha Soomaaliya oo warqadihiisa Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Koofur Kuuriya ee Soomaaliya (Sawirro)

                    Muqdisho, Soomaaliya, 16,05,2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta Villa Soomaaliya ku soo dhaweeyay Safiirka cusub ay dowladda South Korea u soo magaacwday Soomaaliya Mudane Kim Chan-Woo si  uu ugudbiyo warqadaha aqoonsinga ee Safiirnimo. Waxaa kulanka ku wehliyay Madaxweynaha Wasiir ku Xigeenka Arimaha Dibadda Mudane Jamal Barrow Safiirka Cusub oo si wanaagsan…

                    Read More

                      Xaalada magaalada Kismaayo oo saakay dagan.

                      Kismaayo May 16, 2013(SDN)-Wararka ka imaanaya magaala xeebedka Kismaayo ayaa kusoo waramaya in ay saakay dagan tahay kadib doorashooyinkii maalinti shalay ka dhacay gudaha magaaladasi. Wararka ayaa intaa waxa ay ku daraayaan in ay soconayaan wada hadalo ay wadaan wafdi ka socda dowladda Somalia ay la leeyihiin dhinacyada ku wada sugan gudaha magaaladasi. Doorashadii ka…

                      Read More

                        War saxaafaded Midowga Afrika ay kasoo saartay dhacdooyinki ugu danbeeyay ee Somalia.

                        Addis Ababa May 16, 2013(SDN)-Golaha nabadgalyada iyo aamanka ee taabacsan Ururka Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyay dhacdooyinki ugu danbeeyay ee dalka Somalia laga hirgaliyay sida talaaboyinka lo qaday xal u helista qodobo ku qoran dastuurka Somalia iyo dadaalada ay xukuumada Somalia ku bixinayso xoojinta xiriirka ay la sameenayso maamul goboledyada wadanka ka jira. War saxafaded…

                        Read More