admin

    Dowladaha Ruushka iyo Maraykanka oo kawada hadlaya Arrimaha dalka Syria

    Moscow May 07 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa wada hadalo kula leh Xogahayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka John Kerry Magaalado Moscow, kuwaasi oo ku aadan Arrimaha dalka Syria. Booqashada Mr Kerry ee Ruushka ayaa timid kaddib markii Israel ay duqeyn ka geystay Koofurta Syria taasi oo ay siweyn u dhaleeceysay Xukuumadda Moscow. Warbaahinta dalka…

    Read More

      Dowladda Kuuriyada Waqooyi oo Gantaalo Rida Dheer Leh Tijaabineysa

      Pyongyang May 07 2013 (SDN)– Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabinaysa Labo gantaal oo nuuca ridada dheer ah kuwaasi oo la dhigay Xeebaha Bariga dalkaasi ku yaalla. Wakaalada Rasmiga ah ee Wararka u faafisa Kuuriyada Waqooyi ayaa ku soo warameysa in tijaabadan ay ka qeybgalayaan Madax kala duwan oo ka tirsan Xukuumadda Pyongyang. Todobaadyadii la soo dhaafay…

      Read More

        Saacid: Qaraxyada Ka Dhacaya Muqdisho Naguma Keenayaan in aan joojino Shaqada Aan heyno

        Muqdisho May 06 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraxa Xukuumada Fedaraaliga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy eheladii iyo qaraabadii muwaadiniintii lagu gumaaday qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho, asagoo dhaleeceeyay falkaasna ku tilmamay mid arxan daro ah. “Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii iyo qaraabadii muwadiinta Soomaaliyeed ee…

        Read More

          Xasan Sheekh: Al Shabaab “Isbuuca Cadaabta” Ayay Ka Fulin Rabeyn Muqdisho Todobaadkii La Soo dhaafay (Dhageyso)

          Muqdisho May 05 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in sabaha ay u xireen wadooyinka Magaalada Muqdisho ay aheyd in Al Shabaab ay weeraro xasuuq ah ka geystaan Muqdisho. Xasan Sheekh ayaa sheegay in howlgal Al Shabaab ay ugu magac dareyn “Todobaadkii Cadaabta” ay…

          Read More

            AU Special Representative says the upcoming Somali Diaspora Meeting is crucial for the country’s reconstruction efforts

            Mogadishu – May 5th, 2013; The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Mahamat Saleh Annadif has expressed optimism that the upcoming Somali Diaspora meeting will enhance participation of the Somali Diaspora in the implementation of the Federal Government’s Six Pillar priority agenda. Ambassador Annadif said the two-day meeting…

            Read More

              Madaxweynaha Soomaaliya oo canbaareeyay qaraxii ka dhacay Muqdisho

              Mogadishu May 05 2013 (SDN)— Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hadlay ayaa aad u canbaareeyay qaraxii ka dhacay Muqdisho ee ismii daminta ahaa. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in qaraxaasi lala eegtay Muwaadiniin u dhalatay wadanka Qadar kuwaasi oo dalka  u yimid in ay saacidaan shacbiga Soomaaliyeed ee dhibaatada mudda…

              Read More

                Midowga Afrika oo rajo ka muujiyay Shirka Qurbajoogta Soomaaliyeed uga furmaya London

                Mogadishu May 05 2013 (SDN)— Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Maxamed Saleh Annadif ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay shirka qurbajoogta Soomaaliyeed uga furmi doona Magaalada London uu ka qeyb qaadan doono hirgalinta Lixda Tiir ee dowladda Federal-ka Soomaaliya ahmiyada siineyso. Ambassador Annadif ayaa sheegay in shirka labada maalin ka…

                Read More

                  Al Shabaab: Dad Cadaan Ah Ayaan Ku Dilnay Qaraxii Km4 ee Magaalada Muqdisho

                  Muqdisho May 05 2013 (SDN)— Sida uu qoray website faafiya wararka Al Shabaab, Xarakada Al Shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyada qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Maanta ka dhacay Isgoyska Km4 ee Magaalada Muqdisho. Xubno katirsan Xafiiska Warfaafinta Al Shabaab ayaa sheegay in qaraxaasi ismiidaaminta ah ay la bartilmaameed sadeen wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumada Soomaaliya…

                  Read More

                    Taliyaha Booliska iyo Agaasimaha Nabad Sugida Soomaaliyeed oo maanta la dhaariyay (Sawirro)

                    Muqdisho May 05 2013 (SDN)— Munaasabad uu ka qeybgalay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu dhaariyay Agaasimaha Nabad Sugidda Qaranka iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Labadan Mas’uul ee loo magacaabay Hay’addaha ku shaqada leh Amaanka dalka ayaa waxaa dhaariyay guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Ceydiid C/laahi…

                    Read More

                      Deg Deg: Qaxyo Xoogan Oo Saakay Muqdisho ay ku waabariisatay

                      Muqdisho May 05 2013 (SDN)— Qax xoogan oo qasaaro geystay ayaa waxa uu ka dhacay Isgoyska Km4 ee Magaalada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah oo aan la xiriirnay ayaa waxa ay sheegeen in qaraxa uu ahaa mid ismiidaamin islamarkaana uu dhacay goob ay dadku ku badanyihiin oo gawaarida laga raaco. Qasaraha dhimashada ayaa warar kala duwan…

                      Read More

                        UK oo sharaxaad ka bixisay sababta Uhuru Kenyatta uga qeybgalayo Shirka May

                        London May 05 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, oo wajahaya dambiyo ka dhanka xuquuqda aadanaha dacwad-na ay ka taalo maxkamada dambiyada dagaalka caalamiga, ayaa lagu wadaa inuu gaaro magaalada lodnon ee xaasimada ingiriiska si uu kaga qeyb galp shirka todobaadka soo socda dhinacyada Soomaalida kaga furmaya magaalada London. Afhayeen u hadlay xafiiska arimaha…

                        Read More

                          UNHCR oo Tendhooyin u qeybisay Qaxooti ku nool Libya iyo tiradii ugu badneyd oo qaxooti ah oo dalkaasi gaartay

                          Tripoli May 04 2013 (SDN)— UNHCR Laanta qaxootiga Qaramda Midoobay ayaa sheegtay in horaantii todobaakii la soo dhaafay ay 350-tendho ugu deeqeen boqolaal qaxooti Afrikan ah, kuwaasi oo guryahoodii ka cararay markii ay daadad ku dhufteen Koofur – Bari dalka Libya. Roobab da’ay Todobaadkii hore ayaa daadad ka dhashay waxa ay waxyeeleeyeen guryo ay ku…

                          Read More