admin

    Midowga Yurub oo Ciidamada Soomaaliya ku tababaraya Magaalda Muqdisho

    Muqdisho May 15 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa uu Soomaaliya ku soo dhaweyay  Tababarka Militariga Yurub (EUTM) oo hadda u soo guuray Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan tababarayaasha Ciidamadda Xooga Dalka. “ Sedexdii sano ee lasoo dhaafay waxeey Midowga Yurub Soomaliya ugu soo tabareen dalka Yugandha 3000 oo…

    Read More

      Ra’iisul Wasaaraha oo guddi labada golle ka kooban u magacaabay arrimaha Jubbooyinka

      Mogadishu May 15 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaarha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdon “Saacid” ayaa maanta wareegto ku soo saaray gudi ka kooban labada gole iyo iyo xiriiriye tiradooduna tahay 16 xubnood loona xilsaaray wada-xaajoodka iyo dib-u heshiisiinta Jubbooyinka. Wafdigu waxay kaloo si hufan ugu gudbin doonaa madaxda dhaqanka iyo kuwa gobolka Jubbada…

      Read More

        Deg Deg: Axmed Madoobe oo loo doortay Madaxweynaha Cusub ee Jubland

        Kismaayo May 15 2013 (SDN)— War goordhow naga soo gaaray Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in loo doortay Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Sida ay sheegeen Illo lagu kalsoonyahay oo ku sugan Kismaayo waxaa maanta la guda galay Doorashada Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland waxaana goordhow ku guulaystay sida la sheegay Hogaamiyaha Raaskambooni Axmed…

        Read More

          Ra’iisul Wisaaraha oo ugu hambalyeeyay munaasabda 15 Meey, dhaliyarada Soomaaaliyeed

          Meey 15, 2013, Mogadishu… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta halbalyo diiran u diray dhalinyarada Soomaaliyeed, asagoo ugu hambalyeeyay munaasabada 15 Meey ee maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed. “Waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan dhalinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, anigoo ugu hambal-yaynaya munaasabada 15 Meey, ee maalinta dhalinta…

          Read More

            Canada oo dib u soo celineysa xirirka kala dhaxeeyay Soomaaliya.

            Ottawa May 15,2013(SDN)-Galinkii danbe maalintii Taladada dowlada wadanka Canada waxa ay shaacisay dib u soo celinta xirirkeedi diblomaasiyaded ay Somalia la laheyd tan iyo mudadii dagaalka sukeeye uu ka dhacay Somalia. Kulan gaba gaba ah oo ay wada qaaten wakilka xoghayaha guud ee Qm arimaha Somalia u qaabilsan Ogastiin Mahiiga iyo wasiirka arimaha dibada wadanka…

            Read More

              Maxkamad Maraykanka oo xukuntay dad Shabaab lagu eedeyay.

              Minnesota May 15,2013(SDN)-Maxkamad ku taala wadanka Maraykanka ayaa maalintii Talaada waxa ay xukun min 3-sano ah ku riday labo qof oo rag ah oo ka amba baxay Gobolka Minnesota ee wadankasi Maraykanka si ay ugu biraan Xarakada Al-shabaab. Cabdi Fitaah Yuusus Ciise iyo Salaax Ismaan Axmed waxa ay soomaliya ay yimaaden sanadii 2007-dii waxana mudo…

              Read More

                Dagaal qasaaro geystay oo u dhexeeyay Shabaab iyo dowladda oo ka dhacay gobolka Gedo

                Garbahaarey May 15 2013 (SDN)– Wararka ka imaanaya Gobalka Gedo ee koofurta Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal u dhexeeyay Al Shabaab iyo ciidamad dowladda uu ka dhacay deegaano hoostaga gobolkaasi. Sida wararku sheegayaan dagaalka ayaa bilawday kaddib markii dagaalamayaal ka tirsan Al Shabaab ay jidka u galeen Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ka soo…

                Read More

                  Kulan Lagu Mideynayo deeqaha la siiyo dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay (Sawirro)

                  Muqdisho May 14 2013 (SDN)– Kulan balaaran oo aya ka soo qeybgaleen xubno matalaya beesha caalamka iyo Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho. Kulankan oo uu jeedkiisu ahaa sidii loo mideyn lahaa taageerada caalamku siiyaan Soomaaliya ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wadamada dhibaatooyinka ceynkaani oo kala ah soo…

                  Read More