admin

Large protest held at Lido Beach in Mogadishu in response to the horrific attack

Tehran August 05, 2024 (QJ)-A protest was held at Lido Beach in Mogadishu in response to the horrific attack that occurred a few nights ago, where civilians were targeted. The demonstration saw participation from senior government officials, including MPs, ministers, the governor of Banaadir region, and various segments of society. They expressed condolences for the…

Read More

Iranian and Russian officials meet in Tehran

Tehran August 05, 2024 (QJ) -The Secretary of Russia’s Security Council, Sergei Shoigu, arrived today in the Iranian capital, Tehran, where he is expected to meet with high-ranking Iranian officials, including the recently inaugurated President Masoud Pezeshkian and senior officers of the Revolutionary Guards. According to the Russian news agency RIA Novosti, the talks between…

Read More

Itoobiya oo Safiir u soo magacaabay Hargeysa

Addis Ababa August 04, 2024(QJ)- Dowladda Itoobiya ayaa ergey u soo magacawday magaalada Hargeysa, si loo wanaajiyo xiriirka ka dhaxeeya maamulka Somaliland iyo dowladda Federaalka Itoobiya. Madaxtooyada Itoobiya ayaa xaflad u qabatay safiirro uu dhawaan Madaxweyne Sahlework Zewde u soo magacaabay inay u metelaan Itoobiya dalal kala duwan oo ay Somaliland ka mid tahay. Teshome Shunde…

Read More

RW Xamse oo sheegay in lala xisaabtamo sarakiil lahaa masuuliyada weerarkii Liido

Muqdisho August 04, 2024 (QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, oo xalay booqday Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho, ayaa kala hadlay tallaabooyinka adag ee lagula xisaabtamayo Saraakiisha ka mas’uulka ah goobihii ay Al-Shabaab weerartay. Wuxuu sidoo kale tacsi u diray ehelada iyo asxaabta dadkii ku dhintay weerarka. Xamza Cabdi Barre ayaa…

Read More

United States, the UK, France, Canada, and others have urged their citizens to leave Lebanon

Beirut August 04, 2024(QJ)  -Hezbollah has claimed responsibility for launching dozens of missiles at northern Israel. The group stated that this recent attack on northern Israel was a response to Israeli strikes on southern Lebanon, which they allege injured civilians in that region. Countries such as the United States, the UK, France, Canada, and others…

Read More

Landmine explosion targets SNA

MOGADISHU (QJ) -A roadside landmine explosion occurred today on the highway connecting Mogadishu and Afgooye, specifically near the Garasbaley district in the Banadir region. The blast was heard in parts of Mogadishu and its outskirts. According to reports, the explosion targeted a government military vehicle traveling on the highway. It has been reported that the…

Read More

QM oo canbaareysay Qaraxii Liido

Mogadishu August 03, 2024 (QJ)-Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay Weerarkii Argagixiso ee xalay ka dhacay Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo la sheegay in ay ku dhinteen ku dhawaad ​​32 ruux tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen. Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay ehelada dadkii…

Read More

Ismail Haniyeh, was killed earlier this week by a “short-range projectile”

Tehran August 03, 2024 (QJ) -The political leader of Hamas, Ismail Haniyeh, was killed earlier this week by a “short-range projectile” fired from outside the residence he was staying at in Tehran, according to Iran’s Islamic Revolutionary Guard Corps (IRGC). In a statement released on Saturday, the IRGC claimed that, based on preliminary investigations, the…

Read More

Itoobiya oo sheegtay in Al Shabaab khatar ku tahay amiga Gobolka

Addis Ababa July 31, 2024(QJ) -Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in Al-shabaab ay weli halis weyn ku yihiin ammaanka iyo xasilloonida dalkooda iyo guud ahaan Geeska Afrika, iyadoo ku nuux-nuuxsatay in ciidamadooda ay heegan buuxa ku jiraan si ay uga hortagaan falalka Al-shabaab. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya, Nebiyu Tedla, ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiya ee…

Read More

Hamas leader assassinated in Tehran

Tehran July 31, 2024(QJ) -The leader of Hamas, Ismail Haniyeh, was killed early Wednesday morning in Iran, as confirmed by the Hamas organization and the Tehran government, who threatened Israel with retaliation for the act. This event further intensifies the already escalating tensions in the Middle East region. The Iranian Revolutionary Guard Corps confirmed Haniyeh’s…

Read More

Sirdoonka Somaliland oo sheegay in ay qabqabteen saraakiil ka tirsan NISA

Hargeysa July 30, 2024(QJ) -Hay’adda Sirdoonka Somaliland ee NIA, ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtay laba xubnood oo ka tirsan Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka Somalia ee NISA. Maxaabiista ayaa loo haystaa inay qorshaynayeen dilal qorshaysan oo ka dhacay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, sida ay sheegayaan warar uu baahiyay Telefishanka afka dawlada ku…

Read More

Safaarada Shiinaha oo tababar iyo Qalabeyn isu raacisay Booliska Soomaaliya

Muqdisho July 30, 2024(QJ) -Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Sulub Axmed Firin oo uu wehliyo Taliyaha Hoggaanka Danbi baarista Gaashaanle Sare Muxudiin Axmed Cismaan ayaa maanta qalab baaris ah ka guddoomay Safaaradda Shiinaha ee dalka Shiinaha. Isla munaasabada ayaa waxaa tababar loogu soo xiray saraakiishii ka faa’ideysay qalabkan, kuwaasi oo in muddo ah u…

Read More