Dowladda Uganda oo taageero dheeraad ah ka dalbatay Maraykanka
Kampala April 19 2013 (SDN)— Sida uu baahiyay wargeys-ka New Vision Col. Moses Ddiba Ssentongo oo ah sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada meletariga dalka Uganda ayaa sheegay in ciidamada dowlada Uganda ay u baahan yihiin tababro dheeraad ah si ay kaga qeyb qaataan howlgalka ciidamadooda ay ka wadana dalka Soomaaliya. Wuxuu sheegay ciidamadaasi ay…
