IMF Oo 22-sano Kaddib Si Rasmi ah u Aqoonsatay dowladda Soomaaliya
London April 13 2013 (SDN)– Hay’adda Lacagta aduunka ee IMF ayaa markii ugu horeysay mudo 22-sano kadib oo dalka dagaalo iyo fowdo ku soo jiray aqoonsatay Xukuumada Soomaaliya. Aqoonsigaan hay’ada Lacagta aduunka ay siisay Soomaaliya ayaa sahlaya in hay’ada Lacagta aduunka taageero farsamo iyo mid siyaasadba ay u fidiso dowlada Soomaaliya oo haatan doonaysa inay…
