admin

    Ciidamo Booliis Ah Oo La Geynayo Degmada Buurhakabo Ee Gobalka Baay

    Buurhakabo April 16 2013 (SDN)— Masuuliyiinta maamulka Degmada Buurhakabo ee Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in dhawaan Degmadaasi lageyn doono ciidamo Booliis ah oo ka shaqeeya ammaanka Magaaladaasi. Axmed Maxamed Yuusuf Guddoomiyaha Degmada Buurhakabo ayaa usheegay Qurbejoog.com in baahi dhanka ciidanka Booliiska ay ka jirto Buurhakabo. Wuxuu sheegay in Degmada ay joogaan kaliya ciidan Milateri,Milaterigana uusan…

    Read More

      R/wasaaraha Soomaaliya oo booqday Maxkamada Gobolka iyo Isbitalka Madiin ee Magaalada Muqdisho

      Muqdisho April 15 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa booqasho ku tagay xarunta maxkamada Gobalka Banaadir iyo sidoo kale isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ay wehliyaan xubno kamid ah wasiirada Soomaaliya ayaa ugu horeyn tagay xarunta maxkamada Gobalka Banaadir halkaasi oo shalay qarax xoogan iyo…

      Read More

        Bisha Cas Turkiya oo ka hadashay shaqaalo shalay uga waxyeeloobay Magaalada Muqdisho

        Muqdisho April 15 2013 (SDN)– Iyadoo shalay Muqdisho weerar ismiidaamin ah lagu qaaday gaari ay saarnaayeen shaqaalo ajaaniib ah oo Turkiga u dhashay,islamarkaana ka shaqeynayay Hay’adda Bisha cas ee dalkaasi,ayaa waxaa soo baxayay warar sheegaya in labo Muwaadin oo Turkish ah ay ku dhinteen weerarkaasi. War ka soo baxay hay’ada Bisha cas ee Turkiga ayaa…

        Read More

          Muwaadiniin Somali Canadiyaan ah oo looga shakisan yahay in ay ku lug lahaayeen qaraxyadii iyo weeraradii ka dhacay Maxkamada gobolka

          Saraakiil ka tirsan sirdoonka dowlada Soomaliya iyo dalka Canada ayaa u sheegay wargeyska The Star in Baaritaan siwadajir ah ay u sameeyeen ay ku ogaadeen in Mahad Cali Dhoore uu kamid ahaa sagaal shabaab ah oo isku qarxiyay xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir. Qoyska Dhoore ayaa wax hadal ah ka soo saarin,iyadoo cadeemo Muujinaya aan loo…

          Read More

            Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay dagaal cusub oo lala galo Al Shabaab

            Muqdisho April 15 2013 (SDN)— Kadib kulan ay xalay ku yeesheen Magaalada Muqdisho guddiga amniga qaranka dalka ayaa waxaa halkaasi looga dhawaaqay dagaal weji cusub ah oo Dowladda ay la galeyso Ururka Al-Shabaab. Kulanka xalay ka dhacay madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa shirguddoominaye Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,iyadoo goobtaay xaadir ahaayeen Ra’iisul Wasaaraha dalka Guddoomiyaha Baarlamaanka…

            Read More

              Xasan Sheekh Oo Canbaareeyay Qaraxyadii iyo weerarkii ka dhacay Maxkamada Gobolka, Muqdisho

              Muqdisho, April, 14,2013 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa aad u dhaleeceeyay weerarkii argagixiso ee maanta ka dhacay magaaladda Muqdisho.Argagixisadda ayaa weerar ku qaaday xarunta gobolka Banaadir iyo maxkamadda gobolka. Madaxweynaha ayaa tacsi u diray dhamaan ehelada shacabkii ku geeriyooday weerarka foolsha xummaa oo ay argagixisadu ku soo qaadeen shaqaale dowladeed oo…

              Read More

                R/wasaare Saacid oo faah faahin ka bixiyay Safaradii uu ku tagay dalalka dariska ah

                Axad, 14, April, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafti uu hogaaminayo oo maalmihii ugu danbeeyey booqashooyin ku marayey dalalka dariska ah ayaa saaka dib ugu soo noqday magaalada Muqdisho.  Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa waftigiisa ka mid ahaa Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Marwo Foosiyo Xaaji Aadan…

                Read More

                  Deg Deg:Qaraxyo Ka Dhacay Maxkamada Gobalka Banaadir Iyo Rasaas La Maqlaayo

                  Muqdisho April 14,2013 (SDN)-Wararka nag asoo gaarayo  hmagaalada Muqdish ayaa sheegayo  ayaa sheegayo in qarax ismiidaamin ah  goordhow uu ka dhacay afaafka hore ee xarunta Maxkamadda Sare ee gobolka banaadir. Wararka waxeey intaasi ku darayaan in Labo qarax oo waaweyn iyo rasaas xoogan ay ka dhacaday xarunta Maxkamada Gobalka Banaadir. Qaraxyada oo aan ilaa iyo iminka…

                  Read More

                    Madaxweynahayaasha Somalia iyo Somaliland oo faah faahin ka bixiyay kulankii Ankara ay ku yeesheen

                    Ankara Apr 14 2013 (SDN)–  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha maamulka Soomaaliland ayaa faah-faahin ka kala bixiyay wadahadalada udhaxeeya maamulka Soomaaliland iyo Dowladda Soomaaliya. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dadka ay yihiin dad walaalo ah balse arimaha lagawada hadlay aysan aheyn kaliya siyaasad balse ay kawada hadleen arimaha dhaqaalaha iyo…

                    Read More

                      Warmurtiyeed laga soo saaray Kulankii Madaxweynayaasha Somalia iyo Somaliland

                      Ankara April 14 2013 (SDN)— Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Somaliland ayaa kulankii ay ku yeesheen Magaalada Ankara kaddib waxa ay soo saareen Warmutiyeed ay ku qoranyihiin waxyaabihii diirada ay saareen. Wada hadaladan ayaa waxaa garwadeen ka ahaa dowladda Turkey oo dalkeeda lagu qatay kulanka. Hada Aqriso Warmurtiyeedkii Kulanka Xasan Sheekh iyo Siilaanyo Ka…

                      Read More

                        PM hails IMF recognition of Somali government as milestone towards economic recovery

                        His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said the International Monetary Fund’s decision to recognise the Somali government after a break of 22 years is “a major milestone in the country’s long road to economic recovery”. On Friday the IMF recognised the federal government of Somalia, paving the way for the resumption of technical assistance,…

                        Read More