admin

    Meydka Siyaasi Shaati Guduud Oo maanta Janaaso Lagula Tukaday Garoonka Muqdisho (Sawirro)

    Muqdisho April 07 2013 (SDN)– Waxaa Maanta laga soo dajiyay Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho Meydka Allaha u raxmadee Marxuun Shaati guduud oo dhawaan geeriyooday. Meydka ayaa Salaada Janaasada lagula tukaday Garoonka Diyaaradaha waxaana ka qeybgalay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekha Maxamuud oo salaada kaddib tacsi u diray Eheladii uu ka geeriyooday.

    Read More

      Dowladda Turkiga Oo marti galineysa Shir Labaad oo looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya

      Ankara April 07 2013 (SDN)– Sida uu qoray wargeyska kasoo baxa dalka Turkiga oo la yiraahdo Turkishpress.com,dowlada Turkiga ayaa qaban qaabineysa shirkii labaad oo xal loogu raadinayo Xaaladaha ka taagan wadamo Badan oo Soomaaliya ay ku jirto. Shirka ayaa waxaa shaaciyay wasiirka arimaha Dibada Turkiga Ahmet Davutoglu,isagoona sheegay in Kulanka uu bilaaban doono April 11,wuxuuna…

      Read More

        Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka Oo Gaaray Dalka Turkiga

        Ankara April 07 2013 (SDN)– Xogahaya Arrimaha Dibadda dowladda Maraykanka ayaa gaaray dalka Turkiga halkaasi oo lafilayo in uu wada hadalo looga hadlayo arrimaha Israel iyo Syria kula yeelsho Madaxda dowladda Turkiga. Xoghaye John Kerry ayaa wada hadaladiisa ugu horeen diirada ku saari doona sidii dib loogu soo celin lahaa xiriirkii wanaagsanaa ee ka dhexeeyay…

        Read More

          DAAWO SAWIRADA: Canug 26-Asbuuc ku dhashay Mucjiso

          April 06 2013SDN–Mucjso lala yaabay taasoo ah Cunug uurka ku jiray 26 Asbuuc ugu danbeyna la dhalay kaasoo culeyskiisu lamid yahay Kartonka yar ee Sokorta. Cunugani oo dhashay Sedex Bilood iyo maalmo ayeey Dhaqaatiirku ku korinayaan Xanaaneeyaha Caruurta Mujuqa ah iyagoona sheegay in uu yahay mid mucjiso ah aanan weli loo arag. Aragtida Cunugani oo…

          Read More

            R/wasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalay Munaasabad lagu shaacinaay Hay’ad loogu Magacdaray Meles Zanawi

            Addis Ababa April 06 2013 (SDN)— Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu furiyay Hay’ad cusub oo loogu Magac daray Ra’iisul wasaarihii geeriyooday ee dalka Ethiopia Melez Zanawi. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax ayaa halkaasi qudbad ka jeediyay waxaana uu kaga faalooday waxqabadkii Meles intii uu hayay talad dalkaasi…

            Read More

              Baarlamaanka Soomaaliya Oo Guddoonka sare ka dalbaday in la horkeeno Wasiirada Arimaha Gudaha Iyo Maaliyada (Sawirro)

              Muqdisho April 06 2013 (SDN)— Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waqti uqabtay in Baarlamaanka Soomaaliya uu ku horyimaado wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya iyo wasiirka maaliyada Xukuumadda Soomaaliya. Kadib kulan ay maanta isugu yimaadeen Xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay ku dalbadeen in la horkeeno Wasiirka arimaha gudaha iyo sidoo kale Wasiirka maaliyada. Xildhibaanada Baarlamaanka…

              Read More

                DAAWO SAWIRADA: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Addis Ababa

                Addis Ababa April 06 2013 (SDN)– Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya, iyaga oo ka soo kicitimay dalka Jabuuti oo muddo labo cisho ah ay booqasho ku joogeen. Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa safarkan ku wehliya Marwo Xildhibaan Caasha…

                Read More

                  Qarax khasaaro geystay oo Ciidamada dowladda lagula eegtay degmada AfgooyeAfgooye

                  April 06 2013 (SDN)— Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa qarax khasaare geestay lagula eegtay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose,xilli ay ku howlanaayeen qaadista canshuuro. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa ciidamada dowladda Soomaaliya lagula eegtay bartamaha suuqa Afgooye,halkaaasi oo dukaamo ku yaala maalin waliba ay ka qaadaan canshuuro. Qof kamid ah dadka…

                  Read More

                    Britain oo Muwaadiniinteeda uga digtay in ay u safraan Muqdisho, Soomaaliya

                    London April 06 2013 (SDN)— War ka soo baxay xafiiska wasaarada arimaha dibada dalka Britain ayaa digniin loogu jeediyay Muwaadiniinta dalkaasi inay u soo safraan Soomaaliya,iyadoo wasaarada rumeysan tahay in Soomaaliya ay ku sii badanayaan weerarada argagaxa oo laga yaabo in dhibaato ka soo gaarto Muwaadiniinta Ingiriiska,sida dowlada ay sheegtay.  Muwaadin British kasta oo ku…

                    Read More

                      Wada hadaladiii u dhexeeyay Ahlu Sunna iyo dowladda Soomaaliya Oo Bilaabanaya

                      Muqdisho April 06 2013 (SDN)— Ururka Ahlusuna ayaa sheegay inay bilaabayaan wadahadalka Dowladda Soomaaliya iyo Ahlusuna udhaxeeyay ee horay usocday. Sheekh Cumar Sheekh C/qaadir Guddoomiyaha Golaha talada ee Ururka Ahlusuna oo la hadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in Ahlusunada Gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya ay halkeedii kasii ambaqaadi doonto wadahadalkii udhaxeeyay Dowladda iyo Ururkaasi. Heshiiskii…

                      Read More

                        Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in dowladiisu ay Dhaqaalo daro heysato

                        Muqdisho April 06 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladiisa ay haysato dhaqaalo xumo sanadkaan keydka Dowladda ay haysatana uusan sidaasi ubadneyn. Dhaqaalaha Dowladda Soomaaliya ukeydsan ayaa wuxuu ku sheegay inay gaareyso 114 Milyan oo doolarka Mareykanka ah taasi oo muujinaysa dhaqaalaha Dowladda haysato inuusan aheyn mid buuran oo dhaqaalo la’aan…

                        Read More

                          QM oo ka hadashay muhiimada ay leedahay sugida Amaanka Barkacayaash ku nool Soomaaliya

                          Nairobi April 05 2013 (SDN)– Iyadoo Saxaafada kula hadashay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Zainab Hawa Bangura oo ah Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Xadgudubyada iyo isku dhacyada ayaa shaacisay in Xukuumadda Soomaaliya looga baahan yahay in ay sameyso Cadaalad dhidabeysan, islamarkaana ka hortagta xadgudubyada inta badan ka dhaca dalka Soomaaliya, ayadoona si gaar…

                          Read More

                            Fowziyo Yuusuf Xaaji Oo Addis Ababa uga qeybgaleysa Shir aan Caadi aheyn oo ay IGAD soo qaban qaabisay

                            Muqdisho April 05 2013 (SDN)Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan oo u duushay Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa sheegtay in ay ka qeybgaleyso shir looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo ka dhici doona Magaada Addis Abaab. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo saxaafada kula hadashay Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa sheegtay in kulan looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya…

                            Read More

                              Shirweynaha Dib u habeynta Garsoorka oo Maanata La Soo Gabagabenayo

                              Muqdisho April 05,2013(SDN)-Waxaa Maanta lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo  Shirweynihii dib u habeyanta galaada iyo garsoorka dalka .iyado shirkaasi uu maanta galay maalinkii 5aad ee ugu dambeysay. Inta uu socday Shirkaasi waxaa looga hadlayay dhibaatooyinka dhibaatooyinka hortaagan garsoorka Soomaaliya iyo sida ugu haboon ee looga gudbi karo caqabadaha hortaagan inuu garsoor  yeesho hogaan toosan….

                              Read More