Uhurru Kenyatta Oo Loo Dhaariyay Xilka Madaxtinimo ee dalka Kenya Yaa Ka Qeybgalay?
Nairobi April 09 2013 (SDN)— Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka socota xaflada caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Uhurru Kenyaata iyadoo si weyn xaflada loo agaasimay. Hoolka Kasarani ee Magaalada Nairobi ayeey ka socotaa xaflada iyadoo siweyn loo adkeeyay ammaanka Magaalada Nairobi,Madaxweynaha iminka talada wareejinaya ayaa ku sugan madasha iyo madaxweynayaal iyo…
