admin

    Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Soo Bandhigtay Qorshe Dib U Habeyn Loogu Sameynayo Nidaamka Loo Maamullo Miisaaniyadda+Sawiro

    Muqdisho April 05,2013(SDN)-Warsaxaafadeed:Wasiirka Wasaaradda Maalliyadda iyo Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Xasan Suleymaan ayaa shir uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho waxa uu kusoo bandhigay qorshe ay Wasaaraddu ku howlaneyd diyaarintiisa mudooyinkii aynu kasoo gudubnay ayadoo qorshahaasina uu la xiriiray dib u habeynta,maareynta dhaqaallaha Dalka. Qorshahan ay Wasaaradda Maalliyadda iyo Qorsheynta ay soo diyaarisay ayaa ah mid quseeya nidaamka ama…

    Read More

      Abuu Mansuur Al-Amriiki Oo u Hanjabay Mareykanka

      Muqdisho April 05,2013(SDN)-Hogaamiyihii Kooxda Al-shabaab Cumar Xamaami oo loo yaqaan Abuu Mansuur Al-Amriki ayaa friin culus oo hanjabaad ah Warbaahinta u Mariyay dowladda Mareykanka ,isagoo u Waramayay Wargeyska lagu Global Post ee ka soo baxo dalka Mareykanka. Abuu Mansuur Al-Amriki ayaa Sheegay  inuu ku sii nagaandoono dagaalka jihaadka ah,kasoo uu ku sheegay inuu  kaga soo horjeedo…

      Read More

        AMISOM oo soo dhaweysay Ciidamada Cusub ee Siera Leone ka socda ee ku soo biiray

        Muqdisho April 04 2013 (SDN)– Ergayga gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Saalax Annadif,ayaa soo dhaweeyay xubnaha ciidamada Jamhuuriyada Siera Leone ee soo gaaray Muqdisho,kuwaasi oo qeyb ka noqday AMISOM. Maxamed Saalax Annadif ayaa arintaan wuxuu kaga mahadceliyay Madaxda dowlada Siraliyoon,isagoona sheegay in ku biiritaanka howlgalka AMISOM ciidamada Siraliyoon ay ka qeyb…

        Read More

          Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxda dalka Jabuuti (Sawirro)

          Jabuuti, April 03.2013—–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta safarkiisii ugu horeeyey uga dhoofay magaalada Muqdisho, ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya xubno ka tirsan golaha Wasiirada ooo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha C/kariin Xuseen Guuleed, Wasiirka Gaashaandhiga…

          Read More

            War Saxaafadeed: Talo Soo jeedin Ku Aaddan Dhibaatooyinka Ka Taagan Deegaannada Digil & Mirifle

            Warsaxaafadeed:Nuqul Ka mid ah la soo gaarsiiyay Xafiiska Shabakada Warbaahinta Radio Codka Qaranka ee Muqdisho. Mudane Guddoomiye, Mudanayaasha Wasiirada, Mudanayaal iyo Marwooyin,  Iyadoo laga ambaqaadayo dhibaatooyinka daba dheeraaday ee ka taagan Deegaannada Digil iyo Mirifle , kaasoo isugu jiray, mid Amni, maamul iyo dhaqaale, ayaa waxaa hadda ugu sii darsamay khilaafaadk mas’uuliyiinta Digil iyo Mirifle…

            Read More

              Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo u kicitimay Jabuuti

              Muqdisho April 03 2013 (SDN)— Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta u duulay Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha uu hogaaminayo ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Gaashaandhigga iyo wafdi kale kuwaasi oo gaari doona dalka Jabuuti. Ujeedka socdaalka Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa lagu…

              Read More

                Dowladda Canada oo qeyla dhaan ka muujisay Soomaalida dalkeeda galeysa iyo kuwa ka soo baxaya

                Sida ay qortay jariirada Global News iyadoo soo xiganeysa Saraakiil ka tirsan hay’ada Sirdoonka Canada,waxay shaacisay in Xukuumada Canada cabsi weyn ka muujineysa Qatar dhanka ammaanka kaga soo wajahan xilli gudaha dalkaasi ku sii badanayaan dhalinyarada gacansaarka la leh Al-Shabaab. Hay’ada ugu sareysa ee dhanka Sirdoonka Canada ayaa cadeysay in warbixino badan xafiiskooda ay soo…

                Read More

                  Xildhibaano ka tirsan Barlmanka Soomaaliya oo ku sii jeeda Magaalada Kismaayo

                  Muqdisho April 03 2013 (SDN)– Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta laguwadaa inay gaaraan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose halkaasi oo uu ka socdo shirka Jubaland. Xildhibaan Tahliil Cabdi Maxamed oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa usheegay warbaahinta in qorshaha kismaayo ay utagayaan ay tahay taageerada shirka Jubaland.Wuxuu sheegay inay doonayaan…

                  Read More

                    Axmed Madoobe Oo Sheegay In Lagu Hayo Dagaal Lagu Burburinayo Maamulka Jubaland

                    Kismaayo April 03 2013 (SDN)— Guddoomiyaha maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in dagaal lagula jiro dhismaha maamulka Jubbaland. Isaga oo ka hadlaye hoolka uu ka socdo shirka Jubaland ee shalay Dastuurka maamulka Jubaland uu yeelanayo lagu ansixiyay ayaa wuxuu sheegay in dhismaha maamulka Jubaland lagula jiro dagaal adag….

                    Read More

                      Dowladda Maraykanka Oo Wacad Ku Martay in ay difaaci doonta K/koofureed

                      Washington April 03 2013 (SDN)– Wasiirka Arrimaha Dibadda Maraykanka John Kerry oo kulan kula qaatay Magaalada Washington dhigiisa Kuuriyada Koofureed ayaa waxa uu sheegay in dowladda Maraykanka ay ka go’antahay difaacida Xukuumada Seol. John Kerry ayaa sheegay in Maraykanka uusan marnaba Aqabalayn Nugleer ay sameystao Kuuriyada Koofureed islamarkaana ayku dhaqaaqi doonaan si kasta oo ay…

                      Read More

                        Ergada ka qeyb galeysa shirweynaha dib u habeynta Garsoorka oo afar gudi loo qeybiyay (Sawirro)

                        Muqdisho-02-April-2013..Shirweynaha Qaran ee wadatashiga Garsoorka Soomaaliya oo maalintii Labaad si toos ah uga socda Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kasoo qeybgalay Afheyeenka Golaha Shacbiga Soomaaliyeed Prof.Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Abuukaatee Ceydiid Ilkaxanaf,Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Dhammaan Ergada mataleysa dadka Soomaaliyeed ee Shirka lagub casuumay. Ugu horeyntii waxaa Khudbad ku saabsan…

                        Read More

                          Shirka Looga Hadlayo Arimaha Garsoorka Dalka Oo Maalintii Labaad Muqdisho Ka Socda

                          Muqdisho April 02 2013 (SDN)— Shirka looga hadlayo arimaha dib u eegista garsoorka dalka ayaa wuxuu ka socdaa Magaalada Muqdisho iyadoo maalintii labaad uu galay shirka. Ergada ka qeybgalaysa shirka ayaa ku sugan madasha uu ka socda Shirkaasi ee Hoteel Jazeera ee Magaalada Muqdisho. Maanta waxaa ka qeybgalaya shirka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh…

                          Read More

                            Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulan howlagalada AMISOM looga hadlayay La qaatay Wakiilka AU ee Soomaaliya

                            Muqdisho April 02 2013 (SDN)— Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Ergayga Ururka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Annadif kaasi oo ay kawada hadleen arrimo badan oo quseeya xaalada dalka uu hada ku suganyahay. Kulanka Madaxweynaha iyo Ergayga Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya oo Albaada u xirnaayeen ayaa markii uu soo idlaaday kaddib…

                            Read More